Ugaasyada iyo Wabarada beelaha dega Baladweyn oo yeeshay shir wadatashi ah

0
Thursday March 03, 2016 - 12:26:43 in Wararka by
  • Visits: 627
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ugaasyada iyo Wabarada beelaha dega Baladweyn oo yeeshay shir wadatashi ah

    Waxaa daraatoo taariikhdu ahayd 1-da marso 2016 shir wadatashi ku qabtay galbeedka magaalada Baladweyn beelaha dega galbeedka webi shabeelle ee gobolkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa daraatoo taariikhdu ahayd 1-da marso 2016 shir wadatashi ku qabtay galbeedka magaalada Baladweyn beelaha dega galbeedka webi shabeelle ee gobolkaas.
Shirka waxaa daahfuray Ugaasyada iyo Wabarada beelaha meesha isugu yimid iyagoo sheegay in ujeedka shirku yahay in lagu tashto loogana arrinsado aayaha iyo mustaqbalka beelaha dega webi shabeele iyagoo aad ugu nuuxnuuxsaday inaysan arrimahooda aan marna looga talineynin meelo kale
Sidoo kale waxay dhambaal kulul oo isugu jira eedaymo iyo dardaaran u direen Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud iyo dawlada uu hogaamiyo inaysan mar labaad dib ugu noqonin khaladkii ay sameeyeen shirkii sadbursiga iyo fashilaada ku dhamaaday ee ay ku daahfureen magaalada jawhar shirka waxaa ka soo qeybgalay xildhibaano fara badan iyo masuuliyiin kale ee dawlada oo iyagu tilmaamay muhiimada shirkan uu u leeyahay masiirka iyo hab u socodka nabad ku soo dabaalida dadka walaalaha ah ee dega labada gobol

Shirka waxaa soo camiray qurbo joog fara badan ooo ka kala yimid dunida dacaladeeda kuwaasoo taageera xoogan u muuniyay in shirkan laga miro dhaliyo

Siyaasiyiinta iyo waxgaradka gobolkaba waxay ishaku hayaan shirkan oo aad moodo inuu culeyskiisa leeyahay lagana dhursugayo maalmaha soo socda inay ka soo baxaan go’aamo waxtar leh oo loo aayo

Jamad Abdi


Somaliweyn
London UK

imageimageimageimage

xigasho:-somaliweyn.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip