Mo Farah oo soo gaaray magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya

0
Thursday March 03, 2016 - 12:22:21 in Wararka by
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mo Farah oo soo gaaray magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya

    Cayaaryahanaka Asal ahaan ka soo jeeda dalkeena Soomaaliya ee Mo Farah ee Maanta soo Gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia halkaa oo uu ku qaadan doono Tababarka uu ugu diyaar Garoobayo Cayayaaraha Olompikada aduunka ee Braziil lagu qaban do

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cayaaryahanaka Asal ahaan ka soo jeeda dalkeena Soomaaliya ee Mo Farah ee Maanta soo Gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia halkaa oo uu ku qaadan doono Tababarka uu ugu diyaar Garoobayo Cayayaaraha Olompikada aduunka ee Braziil lagu qaban doono 2016.
Mo Farah ayaa sheegay ayaa Waxa uu sheegay in uu Jeclaan lahaa in uu Tababar kuqaato dalkiisa dhabta ah ee Soomaaliya Gaar ahaan Magaalada Laascaano oo Cilmilo ahaan aad ugu fiican in Orodyanadu ku tababartaan.

Magaalada Laascaano ayaa Waxaa ka soo jeeda Oordyahankii Soomaaliya u qaaday Oorodkii Magaalada Roma ee Sanadkii 1982 dii Cabdi bile Cabdi kaas oo uu Mo Farah ku sheegay in uu yahay kii labaad ee isaga badalay.

Orodyahanka dalka England matala ee Mo Farah ayaa Waxaa uu Tababar ku qaadan doonaa dalka Ethiopia halkaa oo ah meel Cimilo ahaan ku wanaagsan Tababarka orodyahanada Caalamka kadibna Waxa uu aadi doonaa Braziil.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip