
HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 27-4-2020
Xildhibaan Kabtan Moge oo baaq nabad eed u diray walaalaha Ku dagaalamaya Tuulada Xaluule ee Warshiikh
BAAQ NABADEED
Xildhibaan Maxamuud Xuseen Mooge {Kabtan Mooge} oo ka tirsan xildhibaanada Hirshabeele oo baaq nabadeed u diray wala alaha Ku dagaalamaayo tuulo u dhow deg mada Warshiikh.
Ugu horeyn waxaan u tacsi yeenaa ehelada inta dhimmat ay iyo dhaawacana inuu allaha bogsiiyo.
Baaqaan waxuu ku socdaa dad ka walaalaha ah oo bisha Ramadaan iyo xili gaan adag ee CORONAVIRUS ku dagaala yo TUULADA XALUULE ee degaanka deg mada Warsheikh in si deg deg ah u joojiyan dagaalka, ayuu yiri xi dhibaanka.
Sida oo kale D/G/Hi rshabeelle iyo G/Ba na dir inay kala qeyb qaat aan dadaalka ay wad aan Gudoomiyaha G/Sh/dhaxe, gudoom iye yaasha isku xilqaamay daminta colaada si ciidan deg deg ah loogu diro goobta si ay u kala dhex galaan wax ma garadka daga ala mayo. Sida oo kale odayaasha, culuma da iyo waxgaradka kale inay si deg deg ah u kaashadaan cidii wax ka qabaneyso nab ad eenta kana hortagaan kuwa hurinaayo colaada iyada lagu jiro bisha Ramadaan oo barakeysan. Ugu dambeyn in la dhameystiro nabade entii horey u jirtay si dhibka jira loo dhamm eeyo
Wiil dhallinyaro ah oo Muqdisho ku sam eeyay qalabka Neefta siiya Bukaannada qaba COVID-19
Iyadoo Soomaaliya uu aad ugu yar yahay qalabka neefta siiyo Bukaanada naqaska ku dhago ee loo yaqaan Ventilator, ayaa waxaa qalabka neefta sameeyey wiil dhallinyaro ah oo Soomaali ah.
Wiilkaan oo lagu magacaabo Maxamed Caddaawe ayaa sheegay inuu qalabkaan ugu talagalay dadka uu soo ritay cudurka Co ronavirus ee dhibaatada ku qabo inay hela an qalabka neefta siiyo dadka.
Wiilkan ayaa sheegay inuu arrintan ku ho wlanaa muddo 20 maalmood markii uu maq lay wiil aabihiis Oxygen la’aan ugu geeriyoo day Muqdisho.
Qalabka uu wiilkaan sameeyey ayaa ah qalab Manual ah oo aan u baahneyn inay da dku riixaan, taasoo si weyn loo soo dhowe eyay.
Qaar ka tirsan dhaqaatiirta Muqdisho ka howlgalo ayaa sheegay inuu qalabkaan yah ay mid si weyn u anfacayo dadka Soomaaliy eed, waxayna isbitaalada qaar ku dhawaaqe en inay isticmaali doonaan qalabkaan.
Thaabit Cabdi”Waa nasiib darro in Askartii wax badbaadin lahaa wax dilaan”
Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir aha ana Duqa M/Muqdisho Md.Taabit Cabdi Max amed ayaa si kulul uga hadley dadkii rayidka ahaa ee Askari ka tirsan Ciidanka Booliska uu Muqdisho ku dilay.
Qoraal dheer uu soo saaray Thaabit Cabdi ayuu eheladoo da uga tacsiyadeeyey dadkii la dilay,waxaa na uu nasiib dar ro ku tilmaamey in askartii wax badbaadin laheyd ee dadka disho.
Sidoo kale Shacab ka ku nool G/Banaa dir ayuu ugu baaqay inay u hoggaansamaan Aw aamiirta Bandowga ah oo ay dowladda soo saartay.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka Thaabit Cabdi.
Allaha u naxariisto Madiino C/hi iyo Xasan Cali oo ay ciidanku ku dileen Boondheere. Waxaan xanuunka la qeybsanayaa qoysas ka marxuumiinta, samir iyo iimaanna Allaha ka wada siiyo.
Waa ayaan-darro iyo qalbi jab in askartii wax badbaadin la hayd iyagii dhimasho sa babe en. Madaama la soo xiray gacan-ku-dhiiglih ii, waxaan rajeynayaa in cadaaladda la waafajiyo. Arrinta Bandoowga waxay u baah an tahay wacyigelin ballaaran iyo inaan la sa hashan halista ka dhalan karta bulsho iyo ci idan aan Bandoow horey u arag.
Dhacdooyinkii Dorraad iyo habeen hore wax la aqbali karo ma ahan, waana in Ma daxda iyo Hay’addaha amnigu wax ka bar ta an,kana foggaadaan waxwalba oo dadkee na dulqaadka badan wax u dhimi kara.
Shacabkena waxaan leeyahay madaama Bandoowgii lagu soo celiyay 8:00 fiidnimo, fadlan u hoggaansama, haddii aad aragtaan wax aydan qaadan karin, si nabdoon u bann aanbaxa oo yaanan la isku qaldin askari qa lad galay iyo astaamaha Qaranka. Madaxda Qaranka waxaan xusuusinayaa in dadka la dhiso ayaa ka horeysa in dalka la dhisaa, si dadku wax u xeriyan waqtiyada adag iyo wa qtiyada bararahaba.Ramadaan Mubarak.
Tirada dadka u geeriyoday Coronavirus oo kordhay iyo 436 ruux oo la il daran
W/Caafimaadka XFS ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cud urka Covid 19. Wasaaraddu wa xaa ay shaa cis ay 46 xaaladood cusub ee Covid-19,taasi oo tir ada guud ka dhi gaysaa 436 oo kiis dad ka uu soo ritay xanuunka Corona Virus.
Sidoo kale waxaa jirta ,5 qof oo u geeriy ootay xanuu nkaasi,waxaana tirada guud ay ka dhigaysaa 23 qof.
Warbixinta Shalay ee W/Caafimaadka ay aa sidaan u qorneyd:
Waxaa cudurka COVID-19 laga helay 46 qof.
> Lab: 33
> Dhedig: 13
> Bogsasho: 0
> Dhimasho: 5
> Tirada Guud: 436
> Dhimashada Guud: 23
> Bogsashada Guud: 10
Kiisaska Cudurka Coronavirus ee Puntl and oo gaaray Lix ruux
5 qof ayaa cudurka corovirus laga heley Puntland Shalay kaddib 11 qof oo la baaray, sida uu xaqiijiyey W/Caafimaadka.
Shanta ruux, qof kamid ah ayaa ah dumar, dhammaantood waa dhalli nyaro aan safarg elin, da’ dooduna u dhaxayso 14-33 jirro.
Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa Sheegay inay muuqato in Cudurka uu ku faa fay gudaha Puntland.
Kiisaska laga helay Puntland ayaa hadda gaaraya Lix Ruux.
Dad Isku qoys ahaa oo ku dhintay Hoob iyeyaal ku dhacay Xaafad ka tirsan Muqdisho
Tiro hoobiyeyaal ah ayaa waxaa ay Shalay ku soo dhaceen xaafad ka tirsan D/Wadajir ee G/Banaadir,kuwaas oo la she egay inay geysteen khasaaro dhimasho iyo dhaaw ac ah.
Goobjoogayaal ayaa Risa ala wax aa ay u sheegeen in Hoobiyeyaasha ay ku dhaceen Xero Gee lla lagu Xareeyo oo ku taalla Xaafada Tarab uush ee degmada Wa dajir iyo Guri ay degan aayeen dad Shacab ah oo ku yaalla meel u dhow Xarunta Dugs iga Tababarka Janeraal dhegabadan ee Ex Jaziira.
Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Hoobiye ku dhacay agagaarka Koontoroolka Ciidanka Dowladda ee Xalane ee degmada Wadajir ay ku geeriyoodeen Afar Ruux oo is ku qoys ahaa halka Islaan da’aheyd ay ku geeriyootay Xerada Geella taas oo lagu Mag acaabi jiray Nuuro Maxamed Cosobow.
Goobjoogayaasha ayaa waxaa sidoo kale ay sheegeen in Xerada ay ku dhimatay Isla anta Waayeesha ah ay sidoo kale ku baaba’ een Geel fara badan oo qaarkood la lisaay ay xilliga hoobiyaha uu kusoo dhacayay.
Xaalada Xaafada Tarabuush ee D/Wada jir ayaa Shalay aad u kacsan,waxaana teg ay dadweyne farabadan oo qaarkood yaqaa nay dadka ku geeriyooday hoobiyeyaasha oo ilaa iyo hadda aan la ogeyn halka laga soo tuuray.
Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyad da weerarkaasi hoobiyeyaasha ah,iyaga oo sheegay inay la beegsadeen Xerada Ciida mada AMISOM ugu weyn ee Xalane,iyada oo laamaha Amniga Soomaaliya weli ka had lin.xigasho;-radiorisaala.com
Taliye Cusub oo loo Magacaabey Sal dhiga Boondheere
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo Dorraad xilkii ka qaaday Taliyaha Saldhiga Bo oliska Boondheere ayaa Shalay Taliye Cusub u Magacaabey Saldhiga as. Taliyihii Saldhiga Bo oliska Boondheere Naji ib Carab ayaa waxaa xilkii looga qaaday dil askari kamid ahaa Ciidmadiisa uu habeen ka hor 2qof oo Shacab ahaa ugu geystay Gurigooda oo ku yaalla agagaarka Isgoyska Jubba ee M/Muqdisho xilli M/Muqdisho uu ka jiray Bandow.
Taliye Xijaar ayaa Taliyaha Saldhiga Bool iska Boondheere u Magacaabey Nin muddo badan ka tirsanaa Ciidanka Booliska oo lagu Magacaabo Dhamme Cabdi Sheekh Ciise, isaga oo isla Shalay xilka la wareegaya.
Dhacdadii xilka looga qaaday Taliyihii Sal
dhiga Booliska Boondheere ayaa waxaa ay sababtay banaanbaxyo rabsha do watay oo ka dhacay M/Muqdisho
Jubbaland oo soo saartay Amarro la xir iira ka hortagga COVID-19
Guddiga ka hor tagga iyo u diyaar garow ga Cudurka Coronavirus u qaabilsan Jubbal and ayaa Shalay kulan ay ku yeesheen Ma gaalada Kismaayo waxaa ay soo saareen Go’aano la xiriira Cudurka COVID-19.
Xubnaha Guddiga ayaa waxaa ay soo sa areen Awaamir Cusub oo la gu xakameyn ayo Cudurka, kuwaas oo kala ah.
1:In la mamnuucay in salaa dda Taraawiix da Masaajidda lagu tukado.
2:In Waqtiga lagu jiro Salaadaha Faralka ah ee waajibka aan laga dheereyn 10 da qiiqo taas oo ku socota Imaamyada Mas aajidda.
3: In aan la furin Musqulaha iyo qeybta wee ysada ee Masaajidda qof walbana uu Gurig iisa kasoo weeyso qaato.
4:In Dadka ku nool Magaalada Kismaayo ay yareeyaan isku imaatinka badan si loo ga di gtoonaado faafitaanka Cudurka Corona virus.
Deegaannada Jubbaland ayaa waxaa dha waan laga helay laba kiis oo Cudurka Coro navirus ah,hayeeshee warar soo ba xayay ay sheegayeen in ay ka baxsad een Goob lagu karanyiilayay.
Akhriso Bayaanka taliska ka soo baxay.
Dil ka dhacay Boosaaso & faah faahin laga helayo
Rag hubeysan ayaa waxaa ay weerar ku dileen M/Boosaaso ee Xarunta G/Bari Askari katirsanaa Cidamada Booliska D/G/Puntland ,iyaga oo baxsaday.
Goobjoogayaal ayaa wax aa ay sheegeen in ragga hu beysan iyo Askariga ay isras aaseyn ku dhex-martay Koo ntoroolka laga raaci Gaadiidka aada M/Khar dho,isla markaana askari ga oo lagu Maga caabi jiray Cumar Maxamed Yuusuf is rasa aseynta uu ku dhintay.
Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku dara yaan in raggii askariga weerrarka ku soo qa aday ee dilay ay horay u sii qaat een Qorigii uu watay,isaga oo aan helin wax gurmad ah.
Saacado ka dib ayaa halka dilka uu ka dhac ay ayaa waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan ku wa Booliska Puntland,iyaga oo halkaasi ka dameeyey howlgallo ay ku baadi goobayeen dadkii ka dambeeyey dilka Askariga walow aysan dad u qaban.
Ilaa iyo hadda majirto cid sheegatay mas ’uuliyadda dilkaoo geystay askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska Puntla nd,ha yeeshee dilalka noocaas oo kale ah ayaa waxaa inta badan sheegta Al-Shabaab iyo Kooxda Daacish-ta Soomaaliya.
Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay G/Hiiraan Dagaalkaan oo geystay khasaaro dhim asho iyo dhaawac ah ayaa waxaa uu ka dha cay deegaanka Burdho oo ku yaalla inta u dhaxeysa Deegaanka Ceel-Cali ee G/Hiir aan iyo D/Tiyeegloow ee G/Bakool.
Dagaalka ayaa waxaa la sheegay inuu u dhaxeeyo 2malee shiyo beeleed oo isku heysta dhul daaqsin ah oo deegaankaas ku yaalla,waxaana dagaalka ku dhintey 1 Ruux halka 3 kale ay ku dhaawacmeen.
Dad goobjoogayaal ah oo ku sugan dee gaanka Burdho ayaa waxaa ay sheeg een in haatan dagaalka uu si iskiis ah u joogsaday balse weli ay ishor-fadhiyaan 2dii maleeshi yo Beeleed ee wada dagaal amay.
Dadka qaarkood ee ku sugnaa deega anka lagu dagalamay ayaa waxaa ay bilaa been in ay barakacaan cabsi laga qabo in markale uu deegaanka lagu dagaalamey.
Mas’uuliyiinta Maamulada Tiyeegloow iyo Ceel-Cali ee G/Hiiraan iyo Sh/Dhexe kama hadlin dagaalkaas,waxaana xusid mudan in dhowrkii sano ee la soo dhaafay ay da gaal beeleedyada kusoo bateen dalka Sooma aliya.
R/ wasaare Johnson oo shaqada kusoo laabanaya
Xafiiska ra'iisal wasaaraha Britain ee Do wning Street ayaa shaaciyay in Boris John son uu Isniinta soo socota shaqada kusoo laaban doono.
Muddo laba todobaad laga joo go ayay ahayd markii uu ra'iisal wasaaraha ka soo baxay cisbit aal ku yaal London, halkaasi oo uu mar cudurka Covid-19 u galay qeybta xaaladda degdega ah.
Waxa uu saameynta xanuunka uga soo reysanayay hoygiisa rasmiga ah, halkaasi oo uu telefoonka kula hadlay Boqorad Elizab eth, golihiisa wasiiradda iyo Madaxweyne Trump.
Mr Johnson ayaa xafiiska kusoo laaban aya xilli uu wajahayo dhaleeceyn ku aaddan qaabka uu ula tacaalay cudurka safmarka ah ee Covid-19.
Ilo wareedyo ka tirsan dowladdiisa ayaa sheegay inuu aad uga taxadari doono goorta iyo qaabka loo qaadayo xayiraadda saaran Britain ee uu keenay cudurka.
Xoghayaha arimaha gudaha, Priti Patel, ayaa meesha ka saartay khafiifinta tallaabo yinka ay qaaday dowladda, kadib markii uu xoghayihii hore ee maaliyadda, Philip Hamm ond ku biiray dadka ku baaqaya in xukuum adda ay la timaado qorshe ay dib ugu haw lgelinayso dhaqaalaha dalka.
R/wasaare Boris Johnson ayaa noqday hogaamiyihii ugu horreeyay ee dalalka awo odda leh ee uu soo rito fayraska Corona.
In ka badan labaatan kun oo qof ayaa Britain oo keliya cudurka ugu dhimatay, waxaana dalkaasi uu kamid yahay shanta dal ee ugu dhimashada badan caalamka.
Kiiskii ugu horeeyey ee Coronavirus oo laga helay DDS
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Ito obiya ayaa Shalay shaacisey in qofkii hore eyey ee qaba Cudurka Coronavirus laga helay Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoob iya.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Itoob iya ayaa sheegtay in shaqsigaan uu ku nool yahay M/Jigjiga una dhashay mid kamid ah qowmiyaha dalka Itoobiya.
Sidoo kale waxaa ay sheegtay Wasiirka Caafimaadka Itoobiya in qofka laga helay Cu durka Coronavirus uu dhawaan ka yimid de egaano ka tirsan Dowlad G/Puntland
Qofkii ugu horeeyey ee qaba Cudurka COVID-19 ee laga helay Dowlad deegaanka Soomaalida gaar ahaan M/Jigjiga ayaa wax aa uu kusoo aadayaa xilli Habeen hore Bandow uu ka dhaqan galay Magaalada Jigjiga.
Somaliland oo shaacisay Natiijada dad laga baarey Coronavirus
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland ayaa Shalay oo Axad ah waxaa ay soo ban dhigtay natiijada 11 Ruux oo loo diray baaris Caafimaad oo la xiriirta Cudurka safmareen ka ah ee COVID19.
Qoraal kasoo baxay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xargeeye ayaa lagu sheeg ay in ay soo baxday Natiijada 11 Qof oo dhawaan ay direen Dheecaanadooda si loo ga soo Baaro Xanuuna Coronavires oo loo ga shakiyey.
Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in dhamaan 11-kii Qof ee Dheecaanooda la qaaday laga waayey Xanuunka Covid 19 lana fasaxay.
Sidoo kale Agaasimaha waxaa uu qoraal kiisa ku sheegay in lixdii Qof ee hore looga helay Cudurka Covid 19 uu Qofkii labaad ka Caafimaaday halka 5 kale uu sheegay inay xaaladooda wanaagsan tahay.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland.
"Walaashey oo bil ka hor la ii sheegay inay Corona u geeriyootay ayaa i soo wacday"
Haweenay 74- jir ah oo u dhalatay dalka Ecuadore oo horey ay dhakhaatiirta u shaa ciyeen inay u dhimatay Corona ayaa la hel ay iyada oo nool ka dib markii qof kale oo dhintay lagu qalday.
Qoyska Alba Maruri ayaa lagu wargaliy ay bishii aanu soo dhaafnay inay dhimatay ka dib waxaa loo geeyay dambaskii meyd kii la gubay.
Balse Ms Maruri ayaa soo toostay Khamiistii ka dib markii ay Koomo ku jirtay 3toddoba ad, waxayna dhakhaatiirta ka codsatay in walaasheed ay u wacaan.
Qoyskeeda ayaa aad ugu farxay wark aasi - balse waxa ay kala cadeyn waaye en qofka uu yahay dambaska meydka ay guriga ku haystaan. Isbataalka ayaa raaligalin ka bixiyay khal adka dhacay .
Ms Maruri ayaa ku nool M/ Guayaquil, oo ah goob xudun u ah cudurka Covid-19 ee dalka Ecuador. Dalka Ecuador ayaa wax aa si wayn u saameeyay cudurka corona, waxaana uu cudurka ku dhacay 22,000 oo qof, halka ku dhawaad 600 la soo sheegayo in ay dhinteen.
Sida laga soo xigtay wargeys ka soo baxa dalkaasi oo lagu magacaabo El Comercio, Ms Maruri ayaa bishii aanu soo dhaafnay la jiifiyay isbataalka ka dib markii ay dareentay qandho daran islamarkana ay neeftu ku dhagtay.
27 bishii March qoyskeeda ayaa lagu wa argaliyay inay dhimatay. Waxaa la tus ay meydka oo yaallay goobta meydadka la dhi go, balse meel fog ayaa laga tusay iya da oo laga cabsi qabo feyriska Corona.
Wiil ay eeddo u tahay Ms Maruri oo lagu magacaabo, Jaime Morla, ayaa u sheegay saraakiisha isbataalka inuu u maleynayay eedadii markii meydka la tusay.
"Waan ka baqayay inaan wajigeeda eego, "waxaa uu sidaa u sheegay wakaala da war arka ee AFP."waxaan u jiray 1 mitir iyo badh, waxa ay ahaayeen isku timo iyo isku jidh".
Meydka ayaa la qaaday ka dib na la gu bay islamarkana dambaskii ka soo haray me ydka ayaa loo geeyay qoyska.
Balse khamiistii, Ms Maruri ayay soo naa xday islamarkana dhkhaatiirta oo aad u yaa ban ay u sheegtay magaceeda.
Waxay siisay lambarka teleefoonka gur igeeda islamarkana waxay walaasheed oo lagu magacaabo, Aura, ka codsatay inay soo raadiso.
Koox ka socotay isbataalka ayaa gurige eda tagay si ay u raaligaliyaan qoyskeeda, si da uu qoray wargeyska El Comercio.
Dhakaatiirta ayaa waxay sheegeen in isbataalka xilligaasi uu jahwareer ka jiray isla markana ay ka tira bateen kiisaska dhima shada ee Corona. "Waa mucjiso, ku dhawa ad bil waxaan u haysanay in ay dhimatay, bal qiyaas, waxaana guriga aan ku haystay dambaska qof kale," ayay tiri Aura.
Qoyska ayaa imika xukuumadda ka dalba day magdhaw islamarkana ay dowladda bixiso qarashkii ka galay gubidda meydka.
Ms Maruri ayaa imika loo gaday firaash cusub maadaama firaashkii ay horey ugu seexan jirtay la tuuray
Soomaaliland oo gacanta ku dhigtay Gaari jaad siday
Ciidamo ka tirsan Soomaaliland ayaa Shalay waxaa ay gacanta ku dhigeen Gaari siday jaad farabadan,iyaga oo fulinayay Am ar kasoo baxay Guddiga ka hortagga Cud urka COVID-19. Gaariga an Jaadka siday ay aa Ci idamada Soomaaliland wa xaa ay ka qa bteen Gobo lka ay Soomaaliland u taqaano Howd,iyaga oo keenay Magaalada Hargey sa.
Guddoomiyaha Gobolka ay Soomaaliland u taqaano Howd Yaasiin Shide ayaa sheeg ay in Gaarigaas uu jaadka ka keenay dhina ca Itoobiya,isla markaana,iyaga oo fulinaya Amarka Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaa liland ay Gaariga iyo Saddex qof oo la soco tay ay ku wareejiyeen Guddiga kahortagga Cudurka Coronavirus.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in marna ba aysan ogolaan doonin in dhinacooda uu ka soo galo jaad ka yimaado Iyoobiya,si loo xakameeyo faafitaanka Cudurka COVID-19 oo kiisas kamid ah laga helay Soomaaliland.
Tallaabadaan ayaa waxaa ay daba socotay amar kasoo baxay Madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland Cabdiraxmaan Seylici ahna Guddoomiyaha Guddiga kaas oo ku saabsa naa in muddo 25 maalmood ah la hakiyey ke enista qaadka,isla markaana ciddii lagu ar kaa tallaabo laga qaadi doono.
Madaxweynaha Galmudug oo Wasiiro Magacaabey
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Ga lmudug Axmed Cabdi Kaariye "Qoorqoor ay aa Shalay oo Axad ah waxaa uu Magacaab ey laba Wasiir oo Cusub, kuw aas oo ka dhinaa Wasiirada uu Magacaabey.
Wareegto kasoo baxdey Xafiiskiisa ayaa waxaa Cabdi naasir Geelle Cilmi loo Maga caabey Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha halka Maxamed Cabdi Maxamed, loo Magacaabey Wasiirka Wasaaradda xanaanada Xoolaha.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.
Moonshin iska soo horjeeda oo ka bilaawday Jowhar
Waxaa xoogeystay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo G/ Baarlamaanka Sh.Cusmaan Barre Maxam ed iyada oo Jowhar uu ka bilaawday moosh in iska soo horjeeda.
G/Ku Xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Cabdi Xuseen Geedi ayaa she egay in uu qabtay Mooshin ay ku saxiixan yihiin 63 Xildhibaan oo xilkana looga qaada yo G/Baarlamaanka Hirshabeelle.
Waxaa uu sheegay in Xildhibaannada ay sidoo kale ka dalbadeen in kulanka Baa rlamaanka la furo oo ay Shaqeeyaan, haye eshee ay dib u eegis ku sameynayaan maa daama lagu guda jiro Bisha barakeysan ee Ramadaan.
Dhinaca kale G/B/Hirshabelle Sh.Cus man ayaa sheegay in uu qabtay mooshin kalsooni kala noqoshada madaxweynaha Hirshabelle Md. Waare
Waxaa uu sheegay in mooshinka ay u soo gudbiyeen 54 Xildhibaan,isla markaana ay ku eedeeyeen musuq maasuq ku tagrifal awoodeed iyo qodobo kale.
DFiyo Beesha Caalamka ayuu G/Cismaan Barre ugu baaqay inay soo farageliyaan wa xa ka socda Jowhar,isaga oo sheegay in Ma amulka Hir-Shabeelle uu ku dhowyahay in uu burburo lana lunsaday hantidii Shacabka.
Waxyaabaha ugu badan ee uu salka ku haayo khilaafka Madaxweynaha Hir-Shabeel le iyo kuxigeenkiisa oo dhinac ah iyo G/Baa rlamaanka ayaa waxaa lagu sheegay Arrima ha doorashooyinka oo Guddoomiye Cusma an uu dalbaday in DF lagu wareejiyo, hayee shee ay diideen Waare iyo kuxigeenkiisa.
Siyaasiyiinta Madasha Xisbiyada oo ka horyimid bandowga Magaalada Muqdisho
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa xalay bayaan ka soo saaray xaaladda dalka uu marayo iyo labadii qof ee habeenkii Jimcaha lagu dilay Isgoys ka Jubba ee D/ Boondheere ee Waqooyiga M/Muqdisho.
Bayaanka ayaa waxaa lagu cambaareeyay askari ka tirsan Ciidamada Booliska ee Saldhiga Degmada Boondheere, oo ka dambeeyay dilka labada asi qof.
Bayaanka waxaa loogu baaqay D/FS in tallaabo sharciga waafaqsan ay ka qaaddo Saraakiisha iyo Ciidamada Dowladda, kuw ooda caadeystay in la dhibaateeyo shacab ka.
Siyaasiyiinta Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxay qabaan in bandowga saaran M/ Muqdisho aan la soo marsiinin habraaca ku qeexan Dastuurka Qabyo Qoraalka Dal ka, sidaasi daraadeedna uu sharci-darro yah ay.
AKhriso Bayaanka Madasha Xisbiyada Qaran
Kalkaalisadii u horeysay oo Muqdisho ugu geeriyootay cudurka Coronavirus
Zamzam Cali ayaa noqotay gabadhii u ho reysay oo Kalkaaliso caafimaad oo u geeriy ootay Cudurka Coronavirus, iyadoo shaqaal aha Caafimaadka Muqdisho ay u muroogo onayaan geeride eda oo ku soo aaday xilli laga deyrinayo xaalada ay ku sugan yihiin shaqaalaha caafimaadka.
Zamzam ayaa ka shaqeyne ysay Isbitaa lka Kalkaal, waxay aheyd kalka aliso Umuli so, waxaa ku dhacay todobaad yo ka hor Cu durka Coronavirus oo ay markii dambe u dhimatay.
Inta badan Isbitaalada M/Muqdisho ayaa waxaa soo wajahay xaalad cabsi ah oo ku aaddan cudurka, maadaama bukaanada u imaanaya aan la kala ogeyn inay qabaan COVID-19 iyo in kale, waxaana dadka ay ka shakiyaan u gudbiyaan Isbitaalka Martiini.
Isbitaalo dhowr ah ayaa joojiyay qaabil aada bukaanada, inta aan ka aheyn kuwa xa aladaha degdega, waxaana qarka ay u sa aran yihiin in la xiro.
Isbitaalka ugu weyn ee magaalada Muqdi sho Receb Tayyib Erdogan (EX Digfeer) ay aa gebi ahaanba la xiray, iyadoo la joojiyay qaabilaada bukaanada aan xaaladaha deg dega aheyn.
Sidoo kale Isbitaalo kale ayaa shaqadoo da gabaabsi noqotay, waxaana dhaqaatiir iyo kalkaalsiyaasha qaar soo ritay cudurkan.
Dhaqaatiirta iyo shaqaalaha caafimaadka Muqdisho ayuaa saameynta ugu weyn uu ku yeeshay cudurka COVID-19, waxaana loo sababeynayaa in aysan u diyaarsaneyn cu durkan ama heysan qalabka looga hortago.
BOGGA CAYAARAHA
Jose Mourinho Oo Magacaabay Xiddigii Ugu Fiicnaa Kubadda Cagta
Tababare Jose Mourinho ayaa aaminsan in Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi aanay ahayn xiddigihii ugu wanaagsanaa ee ciyaa ray kubaddii ugu quruxda badnaydn.
Tababaraha reer Portugal ee hadda layliya Tottenham, waxa uu sheegay in laba da ciyaartoy ee waqtigan dunida haysta ee Cristiano iyo Messi uu ka wanaagsanaa haly eygii reer Brazil ee Ronaldo Nazario.
Intii aanay soo bixin Ronaldo iyo Messi, waxa dunidu hadal hayn jirtay wacdarihii weerar iyo goolashii quruxda badnaa ee uu dhalin jiray Ronaldo Nazario oo dalkiisa ka caaiwyey inay ku guu leystaan laba koob adduun, laba jeerna la guddoonsiiyey abaal-marinta Ballon d’Or.
Waqtiyo qurux badan oo Ronaldo Naz ario uu kusoo qaatay Real Madrid, Barcel ona iyo Inter Milan kaddib, waxa uu ciyaara ha ka fadhiistay isaga oo aan ku guuleysa nin Champions League, laakiin nasiib-darro oyinkiisa kale waxa ugu weynaa dhaawacyo ragaadiyey bandhiggiisa oo sababay inuu ku dhowaad saddex sannadood oo xidhiidh ah oo u dhexeeyey 1999 illaa 2002 uu garooma da ka maqnaado.
Jose Mourinho waxa uu turjumaan u ah aa Bobby Robson oo uu kala shaqaynayay Barcelona xilligii uu halyeyga reer Brazil yim id ee uu gool-dhalinta ku qaday sannadkii 1997-kii, waxaanu aqoon fiican u lahaa laa cibkaas iyo labada ka dambeeyey ee Crist iano Ronaldo iyo Lionel Messi oo midkoodna uu tababare ugu soo noqday Real Madrid kan kalena kulamo badan ka hor tegay.
Mourinho oo warbaahinta la hadlay ayaa la weydiiyey haddii ay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ahaayeen kuwa kubadda cagta ugu wanaagsanaa, waxaanu labadoo daba u diiday inuu siiyo libintaas, isaga oo yi dhi: Ronaldo, El Fenomeno. Cristiano Rona ldo iyo Leo Messi waqti dheer ayay xirfadda ku jireen, waxaanay heerka ugu sarreeya yihiin maalin kasta muddo 15 sannadood.
Ramadaanku waa Fursada Cumriga
(Dersiga Sadaxaad)
Waxaan horey usoo sheegnay in ay
jiran gafaf ay haboon tahay inuu iska dhowro ruuxa Muslimka ah ee Sooman waayo
hadii aan Soonka laga dhowrin qaladaadka wax


0 


HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 27-4-2020
Farmaajo oo xilka ka qaaday labo Gudoomiye ku xigeen oo ka gobolka Banaadir ka tirsanaa Madaxweynaha J/F/Soomaaliya Md.Maxa med C/hi Farmaajo ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabay Md.Axmed Xasan Iimaan in uu noqdo Guddoomiye K/Xigeenka Arrimah