Askartii xalay naftooda u huray difaaca shacabka oo aas Qaran loo sameeyay "SAWIRRO"

0
Saturday February 27, 2016 - 19:02:49 in Wararka by
  • Visits: 778
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askartii xalay naftooda u huray difaaca shacabka oo aas Qaran loo sameeyay "SAWIRRO"

    Askartii xalay ku dhimatay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay ka geysteen Muqdisho ayaa maanta loo sameeyay aas Qaran oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno iyo saraakiil ka tirsan ciidanka amniga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Askartii xalay ku dhimatay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay ka geysteen Muqdisho ayaa maanta loo sameeyay aas Qaran oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno iyo saraakiil ka tirsan ciidanka amniga.

Taliye ku-xigeenka hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Kornayl Xaamud iyo taliyaha qeybta booliska ee gobolka Banaadir Jeneraal Cali Xirsi Barre ayaa si wada jira h u tilmaamay in ciidanka maanta aaska loo sameeyay ay ahaayeen kuwii naftooda u huray inay shacabka ka difaacaan dhagarta ay maleegayeen Al-Shabaab, waxaana ay Alle uga baryeen in uu Janada ka waraabiyo.

Xaamud iyo Cali Gaab ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyan ciidamada, si looga hortago dhagarta ay maleegayaan Al-Shabaab.

IMG_2059IMG_2061IMG_2064IMG_2065IMG_2067IMG_2070IMG_2071IMG_2074IMG_2075IMG_2076IMG_2082IMG_2084IMG_2094IMG_2096IMG_2097IMG_2098

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed Feereysane

xigasho:-radiomuqdisho.net

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip