Barta Bulshada Ee Tiktok Oo Walaac Weyn Laga Muujiyay Iyo Sababta Oo La Shaaciyay

0
Saturday November 09, 2019 - 10:38:46 in Wararka by
  • Visits: 495
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barta Bulshada Ee Tiktok Oo Walaac Weyn Laga Muujiyay Iyo Sababta Oo La Shaaciyay

    Baraha Internet-ka ee casriga ee ay bulshadu ku xariirto ayaa saamayn badan ku yeelatay qaabka ay dadku u kala war-qaataan, arrintan ayaa ah mid walaac ku abuurtay waalidiinta iyo sharci-dejiyayaasha caalamka. Sababta walaacan keentay ayaa ah qaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baraha Internet-ka ee casriga ee ay bulshadu ku xariirto ayaa saamayn badan ku yeelatay qaabka ay dadku u kala war-qaataan, arrintan ayaa ah mid walaac ku abuurtay waalidiinta iyo sharci-dejiyayaasha caalamka. Sababta walaacan keentay ayaa ah qaabka fudud ee dhalinyaradu ay ugu xirmeen baraha xariirika bulshada. Sharcidejiyaayasha Maraykanka ayaa walaac badan ka muujiyay saamaynta ay ku yeelan karto nabadgaliyada iyo dimuqraadiyadda shacabka Maraykanka.Tiktok, ayaa ka mid ah baraha xiriirka bulshada ee sida weyn ay u xiiseeyaan da'yarta caalamka, waxaana wararku ay sheegayaan in barta TIKTOK oo laga leeyahay dalka Shiinaha ay soo dejisteen Malaayiin dhalinyaro a. Barta TIKTOK ee xiriirka bulshada ayaa waxaa siweyn u isticmaala Malaayin qof oo u badan dhalinyaro, kuwaasi oo ku kala nool dunida dacaladeeda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip