Mateo Kovacic oo si rasmi ah ugu biiray Kooxda Chelsea
Ciyaaryahanka Mateo Kovacic ayaa si rasmi ah ugu biray kooxda Chelsea oo mudooyinkii u dambeeysay kooxdaasy ay doon dooneysay,sida ay qoreen Warbaahinada qaar ee ka faalooda arrimaha Ciyaaraha.
Xidigaan ayaa heshiis 5 sano ah u saxiixay kooxdiisa cusub ee blues,waxaana ay Kooxda Real Madrid kala soo wareegeen lacag dhan waxey £40 mlyan.
Taageeraayasha Kooxda the blues Chelsea ayaa aad u soo dhaweeyay ku biiritaanka Ciyaaryahanka reer Croatia Mateo Kovacic Kooxda facaweyn ee Chelsea.

0 