"Sidaad ogtahay Umadda Soomaaliyeedwaxa ay gudbisay dacwad quseeya
muranka badda eelabada dal Qaanuuniyannawaxa ay ahayd in dowladda
kenya ay ka soo jawaabto laakiin waxa ay keentay is hor istaag annagana
is hortaaggaas ayaan jawaab ka bixinnay dacwaddana waan gudbinnay, waxa
la dhageysanayana waa is hor istagga kenya ee Arrintan iyo Dacwaddeenna
aan ku diidnay Is hor istaaggaas” Ayuu yiri Xeer Ilaaliyaha Guud ee
Qaranka.
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.
xigasho:-radiomuqdisho.net



0 



Xeer Ilaaliyaha Qaranka " Dowladda Kenya Waxa ay keentay is hor istaag dacwaddaas ayaana gudbinnay+Dhageyso
Dowladda Soomaaliya ayaa markale dacwad ka dhan ah Kenyaoo ku saabsan xagga muranka badda ee labada dal u gudbisay Maxkamadda cadaaladda caalamiga ah ee fadhigeedu yahay dalka Holland.