Shil Tareen oo dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Koofurta dalka Jarmalka

0
Tuesday February 09, 2016 - 20:21:33 in Wararka by
  • Visits: 686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shil Tareen oo dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Koofurta dalka Jarmalka

    Ugu yaraan sideed ruux ayaa ku geeriyootay, 100 kelana waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii labo tareen oo kuwa rakaabka ahaa isku dhaceen koofurta Jarmalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan sideed ruux ayaa ku geeriyootay, 100 kelana waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii labo tareen oo kuwa rakaabka ahaa isku dhaceen koofurta Jarmalka.

Shilkan tareen ayaa saameyn ku yeeshay dhamaan qadadkii Tareenka oo gebi ahaanba istaagay, waxaana socda howl gal samata bixin ah.

Qaar ka mid ah dadka dhaawacyada qaba ayaa la sheegay in xaaladooda ay aad u liidato, sida ay xaqiijiyeen kooxaha caafimaadka

Muuqaalo laga soo qaaday halka shilkan tareen ka dhacay oo ah Gobolka Bavaria ayaa ka muuqday bur burka tareenka iyo gurmad xoogan oo socday.

Booliska ayaa sheegay in kooxaha gurmadka ay ku mashquulsan yihiin sidii dadka ku dhex jira bur burka tareenka ugu soo dhex saari lahaayeen.

Diyaaradaha qumaatiga u kaca ayaa ka qeyb qaadanayay daabulida dhaawacyada, waxaana laga cabsi qabaa in dhimashada ay intaan ka badato.

tartara

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip