Jaaliyada Soomaaliyeed dalka Mozambique oo ka hadlay dhibaatooyinka ka jira wadankaasi.

0
Friday March 29, 2019 - 21:52:13 in Wararka by
  • Visits: 477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Soomaaliyeed dalka Mozambique oo ka hadlay dhibaatooyinka ka jira wadankaasi.

    Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Mozambique ayaa beenisay in dhibaatooyin loogu geystay gudaha dalkaasi, kadib markii dhawaan ay soo baxeen warar sheegaya in la dhibaateeyay qaar ka mid ah ganacatada Soomaalida ee ku nool dalkaasi. Guddoomiy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Mozambique ayaa beenisay in dhibaatooyin loogu geystay gudaha dalkaasi, kadib markii dhawaan ay soo baxeen warar sheegaya in la dhibaateeyay qaar ka mid ah ganacatada Soomaalida ee ku nool dalkaasi. Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Wadanka Mozambique Xasan Cabdi Cabdulle ayaa sheegaay inaysan jirin dhibaatooyin loo geystay, islamarkaana dhawaan ganacsato laga been abuurtay, waxaa uuna sheegay in wadankaasi ay si nabad ah ugu nool yihiin.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Mozambique ayaa ku eedeysay shaqsiyaad gaar ah inay Hay”ddaha Sirdoonka Wadanka Mozambique ay u qoreen Documenti ay ku sheegeen in soomaalida yahiin argagixiso ku nool Dalkooda.

Hallkan ka dhageyso Codka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip