
SAWIRO: Jubbaland oo howlgalo ka sameesay Gobolka Jubbada Hoose
Taliyaha Ciidamada Jubbaland Sareeya Guuto Aadan Maxamuud Ibraahim (Aadan Goojaar) oo ka hadlay howlgal ciidamada Daraawishta Jubbaland iyo Ciidamada Danab ay ka sameeyeen Deegaano hoostaga Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in ay khasaaro baaxad leh u geesteyn dagaalyahano ka tirsan Shabaab oo deegaanadaasi ku sugnaa.
Taliyaha ayaa sheegay in Shabaabka ay weerarka ku qaadeen ay ku dhuumaaleysanayeen deegaanada Araare, Bangeni, Koban iyo Xaaji Muuse oo dhamaantood hoostaga Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose.


0 










SAWIRO: Jubbaland oo howlgalo ka sameesay Gobolka Jubbada Hoose
Taliyaha Ciidamada Jubbaland Sareeya Guuto Aadan Maxamuud Ibraahim (Aadan Goojaar) oo ka hadlay howlgal ciidamada Daraawishta Jubbaland iyo Ciidamada Danab ay ka sameeyeen Deegaano hoostaga Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in ay