DHAGEYSO: Shacab Banaanbax dhigaayay oo Muqdisho lagu dhaawacay

0
Saturday September 29, 2018 - 19:12:31 in Wararka by
  • Visits: 426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Shacab Banaanbax dhigaayay oo Muqdisho lagu dhaawacay

    Ciidamada Booliska degmada Cabdicasiis ayaa dhaawacay labo ruux oo ka mid ah dad Shacab ah oo Banaabax dhigaayay,kuwaasoo kasoo horjeeday Lacago Baad ah oo sheegay in ay ka qaadaan maamulka gobolka Banaadir. Dadkaan ayaa sheegay in xubno ka tirsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska degmada Cabdicasiis ayaa dhaawacay labo ruux oo ka mid ah dad Shacab ah oo Banaabax dhigaayay,kuwaasoo kasoo horjeeday Lacago Baad ah oo sheegay in ay ka qaadaan maamulka gobolka Banaadir. Dadkaan ayaa sheegay in xubno ka tirsan Ciidamada Ammaanka ay dhibaato ku hayaan Suuqa Kalluunka ee Kulmis, xilli ay sheegeen in ay si joogto ah u bixiyaan Canshuuraha ku waajibay.

Dadkaan waxa ay sheegeen Markii ay muujiyeen dhibaatada lagu haayo in Ciidamada Ammaanka ay ka dhaawaceen Labo ruux oo ka mid ahaa dadka Xoogsatada ah ee ka Kalluumeysta Badda.
Audio Player
xigasho:-radiorisaala.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip