Dadka Muslimiinta ee sanadkaan gudanaya Waajibaadka XajkaDaawo Sawirada:-

0
Monday September 21, 2015 - 12:05:59 in Wararka by
  • Visits: 1143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadka Muslimiinta ee sanadkaan gudanaya Waajibaadka XajkaDaawo Sawirada:-

    Kumanaan Ruux oo Muslimiin ah ayaa sanadkaan gudanaysa Acmaasha Xajka, kuwaasi oo ka kala yimid dunida dacaladeeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan Ruux oo Muslimiin ah ayaa sanadkaan gudanaysa Acmaasha Xajka, kuwaasi oo ka kala yimid dunida dacaladeeda.

Dadka sanadkaan gudanaya acmaasha Xajka ayaa la kulmay dhacadadii ka dhacday Masaajidka Xaramka ee Magaalada Barakeysan Maka, taasi oo aheyd Wiishkii weynaa ee ku soo dumay dhismaha Masaajidka.

Dad kor u dhaafaya 100 ruux ayaa ku geeriyooday, halka dhaawacana uu ka badnaa intaasi, iyadoo sababta ka dambeysay wiishka inuu soo dumo ay aheyd Dabeylo ku dhuftay Wiishka, xilli uu da’aayay roob aad u xoogan.

Dadka Muslimiinta ah ee gudanaya Acmaasha Xajka ayaa ah kuwa badan oo sanad waliba xilligaan oo kale guta Waajibaadka Xajka intii awooda.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip