Shirka wada tashiga oo maanta la soo gaba gabeynayo iyo war murtiyeed laga soo saarayo

0
Monday September 21, 2015 - 10:35:43 in Wararka by
  • Visits: 1040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka wada tashiga oo maanta la soo gaba gabeynayo iyo war murtiyeed laga soo saarayo

    Shirka wada tashiga ee looga hadlayo hanaanka doorasho ee Soomaaliya sanadka 2016 ayaa maanta lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo, kadib markii shalay uu hakad ku yimid, isla markaana uu soo food-saaray caqabado.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka wada tashiga ee looga hadlayo hanaanka doorasho ee Soomaaliya sanadka 2016 ayaa maanta lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo, kadib markii shalay uu hakad ku yimid, isla markaana uu soo food-saaray caqabado.

Warar ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya in xubnaha Beesha Caalamka ee qeybta ka ah shirkan wada tashiga ay dadaalo ka dhex wadeen madaxda shirka ka qeyb galeysa, isla markaana ku qanciyay in la gaaro is afgarad, si horay loogu sii socdo.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo shalay shirka ka baxay lagu qanciyay inay ku soo laabtaan, lamana oga inay ka soo dabceen go’aankooda ay shirka uga baxeen oo ay ugu weyneyd in aanay la fariisan karin Maamulka Galmudug oo ay sheegeen in dhismihiisa dastuurka waafaqsaneyn



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip