UNHCR oo qaxooti gaaraya 4,000 oo Soomaali ah dib ugu celisay dalkooda

0
Sunday September 20, 2015 - 15:00:12 in Wararka by
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    UNHCR oo qaxooti gaaraya 4,000 oo Soomaali ah dib ugu celisay dalkooda

    Hay'ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga UNHCR ayaa sheegtay in dalkooda ay ku celisay qaxooti gaaray afar kun oo ruux, Qaxootigan ayaa 250 kamid ah waxa ay ku gaareen Soomaaliya safar dhulka ah, halka 224 kalana diyaarad lagu geeyay m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga UNHCR ayaa sheegtay in dalkooda ay ku celisay qaxooti gaaray afar kun oo ruux, Qaxootigan ayaa 250 kamid ah waxa ay ku gaareen Soomaaliya safar dhulka ah, halka 224 kalana diyaarad lagu geeyay magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya.

Warbixin ay soo saartayUNHCR ayay ku sheegtay in tirada guud ee ay dib ugu celisay dalka Soomaaliya ay gaarayaan 4,108 tan iyo bishii September 2015, 3,510 safar dhulka ah ayay ku tageen halka 598 duulimaadyo cirka ah lagu geeyay dalka Soomaaliya.

Hay’ada UNHCR ayaa sidoo kale ku sheegtay warbixinta inay kordhin doonto daadgureynta ay diyaaradaha ku geynayso qaxootiga dalkooda maadaama bilaha Oktobar iyo November ay da’ayaan roobabka deyrta. Toddobaad walba ayaa duulimaadyada waxa ay noqon doonaan illaa iyo lix duulimaad toddobaadkiiba sida ay shaacisay UNHCR.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip