War Deg-deg ah;Madaxweynaha Puntland Cabdweli Gaas oo isaga baxay shirka doorashada

0
Sunday September 20, 2015 - 14:46:56 in Wararka by
  • Visits: 850
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah;Madaxweynaha Puntland Cabdweli Gaas oo isaga baxay shirka doorashada

    Madaxweynaha Puntland Cabdweli Maxamed Cali ayaa isaga baxay shirka ka furmay shalay magaalada Muqdisho kaasoo ay ka soo qeyb galeen madaxda ugu sareysa dowlada federalka. maamul goboleedyada dalka ka jira iyo wufuud caalami ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Cabdweli Maxamed Cali ayaa isaga baxay shirka ka furmay shalay magaalada Muqdisho kaasoo ay ka soo qeyb galeen madaxda ugu sareysa dowlada federalka. maamul goboleedyada dalka ka jira iyo wufuud caalami ah. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa la sheegay in sababaha ugu waaweyn ee uu ugaga baxay shirka ay tahay in uu galo wadahadalo dib u heshiin ah iyo welibao isagoo diidan maamulka Galmudug oo ka qeybgalay shirka.

Waxaa socda dadaalo lagu doonayo in dib uu ugu soo laabto madaxweyne Gaas shirka waxana cadaadis xoog leh saaraya beesha caalamka maamulka Puntland oo ka biyo diidsan qaabka ay wax u socdaan maadaama maamulka Puntland.

Shirkaan oo furmay maalintii shalay ahayd ayaa waxaa looga hadlay arrimaha wada tashiga dowladda iyo maamul gobaleedyada iyo sidii looga bixi 2016-ka, waxaana lagu wadaa in lagu dhisi shirkaa gole wadatashi qaran.

Faahfaahin ku saabsan ka bixida Madaxweyne Gaas ee shirka filo dhowaan.

 XIGASHO:-JOWHAR.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip