Shirkadda Xawaalada TAAJ oo xafiisyo ka furatay magaalooyinka Netherlands

1
Wednesday December 30, 2015 - 10:29:27 in Wararka by
  • Visits: 4609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Xawaalada TAAJ oo xafiisyo ka furatay magaalooyinka Netherlands

    Shirkadda xawaaladda TAAJ oo ka mid ah shirkaddaha xawaaladaha Soomaalida ayaa xafiisyo cusub ka furataday magaalooyin badan oo ku yaala wadanka Netherlands.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda xawaaladda TAAJ oo ka mid ah shirkaddaha xawaaladaha Soomaalida ayaa xafiisyo cusub ka furataday magaalooyin badan oo ku yaala wadanka Netherlands.

Munaasabad lagu daah furayay furitaanka shirkadda xawaalada TAAJ ayaa waxaa kasoo qeybgalay guud ahaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Netherlands, waxaana munaasabadaasi lagu soo bandhigay howlaha ay bulshada u qabato, iyadoo ay khudbado ka jeediyeen mas’uuliyiinta shirkadda Taaj xafiiska Netherlands.

Sidoo kale waxaa bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Netherlands ay mas’uuliyiinta Taaj ugu bishaareeyeen in qiimo macquul ah lacagaha looga xawilo doono, iyadoo daqiiqado gudahood ay lacagaha ay diraan lagu gaarsiin doono halkii ay ku socotay.

Hadaba bulshada ku nool Netherlands wixii faah faahin dheeri ah ay kala xiriiri karaan xarumaha Taaj.

Xafiiska Rotterdam

Dordtselaan 16a

3073 GB Rotterdam

T.010-2306278

M.0681895811

Info@rayancargo.nl

Xafiiska Den Haag

Stationsweg 108

2515 BR Den Haag

Tel. 0685241403



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip