Biriq Dad ku Dishay Duleedka Dagmada Balcad (Dhageyso)

0
Monday April 23, 2018 - 20:03:54 in Wararka by
  • Visits: 454
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Biriq Dad ku Dishay Duleedka Dagmada Balcad (Dhageyso)

    Wararka Naga soo Gaaray Tuulo-layiraahdo Farjano oo dhacda Dagmada Balcad Ee Sh/Dhaxe ayaa Waxaa ay Ku soo Waramayaa in Gudaha Dagmadaasi Biriq Ku dhaxday Kadib Roob yimid ayaa Sababtay Dhimashada 1 Qof Oo Kamid ah Dadka Tuulada Farnajo Ee Dagmada Ba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Naga soo Gaaray Tuulo-layiraahdo Farjano oo dhacda Dagmada Balcad Ee Sh/Dhaxe ayaa Waxaa ay Ku soo Waramayaa in Gudaha Dagmadaasi Biriq Ku dhaxday Kadib Roob yimid ayaa Sababtay Dhimashada 1 Qof Oo Kamid ah Dadka Tuulada Farnajo Ee Dagmada Balcad.



Intabada Gobolada Dalka Waxaa Ka Curtay Roobkii Gu’a iyadoona Xilliyada Raabka Uu Da’ayo ay Dhacdo biriq Taasi Oo Mararka Qaar Geesato Khasaaro Nafeed.

Dhageyso:- Codka Aabaha Dhalay Wiilka Biriqda ay Dishay oo La Hadlay Simba

Audio Player



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip