Faah-faahin:-Al-shabaab oo Qarax Ku Dilay Cabdi Xasan (Biya Quute)

0
Wednesday January 24, 2018 - 10:43:22 in Wararka by
  • Visits: 460
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah-faahin:-Al-shabaab oo Qarax Ku Dilay Cabdi Xasan (Biya Quute)

    Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa shalay ka dhacay deegaanka KM13 ee duleedka Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa shalay ka dhacay deegaanka KM13 ee duleedka Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya.

Qaraxaan ayaa waxaa lala eegtay gaari dagaal oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaliya.

Sida ay baahiyeen warbaahinta Al-shabaab,waxaa qaraxaan lagu dilay Cabdi Xasan (Biya Quute) oo mar soo noqday gudoomiyaha Degmadda Ceel-buur ee gobolka galgaduud haatana kamid ahaa Saraakiisha Ciidamadda Dowladda Soomaliya.

Dhanka kale ilo lagu kalsoonan karo ayaa xaqiijiyay in qaraxa uu ku dhintay Cabdi Xasan (Biya Quute) oo kamid ahaa Saraakiisha Ciidamadda Dowladda Soomaliya,iyo sidoo kale Ciidamo ka tirsanaa Kuwa Dowladda Soomaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip