AL-Shabaab Oo Sheegtay Weerarka Lagu Qaaday Hotelka Naasa-Hablood 2 Ee Degmada Xamarweyne

0
Saturday October 28, 2017 - 19:42:12 in Wararka by
  • Visits: 737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AL-Shabaab Oo Sheegtay Weerarka Lagu Qaaday Hotelka Naasa-Hablood 2 Ee Degmada Xamarweyne

    Al-Shabaab ayaa War ay ku qoreen Baraha ay lu leeyihiin Internet-ka waxa ay ku sheegteen Masuuliyada weerarkaas lagu qaaday Hotelka Naasa-Hablood 2 ee degmada Xamarweyne. Sidoo kale waxa ay sheegeen in ay weerarkaas ay ku bartilaameedsanayeen Xild

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al-Shabaab ayaa War ay ku qoreen Baraha ay lu leeyihiin Internet-ka waxa ay ku sheegteen Masuuliyada weerarkaas lagu qaaday Hotelka Naasa-Hablood 2 ee degmada Xamarweyne. Sidoo kale waxa ay sheegeen in ay weerarkaas ay ku bartilaameedsanayeen Xildhibaano iyo Saraakiil degan Hoteelka sida ay sheegeen.

Hotelka ayaa waxaa weli laga maqlayaa rasaas,waxana khasaaraha hordhaca ah ee soo baxaya ay sheegayaan in ku dhawaad 10 Qof oo Shacab u badan ay ku geeriyoodeen qaraxaas iyo weerarka la socdo.

Weerarkaan qaraxa ku bilaawday ayaa ku soo aadaya labada todobaad kadib qarixii lagu dhamaaday ee ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip