Shirka cimilada oo ka furmaya Paris maanta

0
Monday November 30, 2015 - 09:20:08 in Wararka by
  • Visits: 770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka cimilada oo ka furmaya Paris maanta

    Wadaxaajoodya looga gol leehay in lagu gaaro heshiis wax looga qabanaya isbadalka cimilada ayaa ka furmay magaalada Paris. Waxaa magaaldaasi gaaray in kabdan 100 hogaamiyayaal kakala yimid dunida daafaaheeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadaxaajoodya looga gol leehay in lagu gaaro heshiis wax looga qabanaya isbadalka cimilada ayaa ka furmay magaalada Paris. Waxaa magaaldaasi gaaray in kabdan 100 hogaamiyayaal kakala yimid dunida daafaaheeda. Madaxweyne Obama, waxa uu sheegay in uu rajo ka qabo in la gaaro heshiis la isku raacsanyahay.

Weriye ka tirsan BBC-da oo ku sugan magaalada Washington ayaa sheegaya in Maraykanku uu sababay carro badan kadib markii uu ku adkaystay in waddamada tujaarta aysan hadda kadib aqbalin in ay dusha u ritaan masuuliyad ka badan tan waddamada soo korayo marka ay timaado yaraynta gaaska hawada wasakheeyo.

Waddamada sida Hindiya ayaa si wayn arintaasi uga soo horjeedo oo ku dooday in Maraykanka uu isku dayaya in uu masuuliyaiisa ka baxsado.

Dibadbaxy

Image copyright AP
Malaayin qof ayaa shalay dibad baxyo ka sameyay caalamka daafahiisa, ka hor intaan la qaban shirka isbadalka cimilada ee adduunka ee ka dhacaya caasimadda Paris. Kumanaan ayaa isugu soo baxday magalooyinka Sydney, Seattle, Honkong, Barlin, London iyo Sao Paolo.

Magaalada Paris iyadu waxaa wali saaran xukun degdeg ah waxaana la mamnuucay isusoo baxyada, dadka ayaa .





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip