Maamulka Puntland oo amar ka soo saaray badeecadaha uga yimaada Galmudug

0
Monday November 16, 2015 - 09:46:18 in Wararka by
  • Visits: 921
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Puntland oo amar ka soo saaray badeecadaha uga yimaada Galmudug

    Waxaa cirka isku sii shareeraya khilaafka u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug, iyadoo maalintii shalay degaanka Burtinle lagu gubay Qaad laga keenay dhinaca Galmudug, ayaa hadana waxaa maanta soo baxay amar ka soo baxay maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa cirka isku sii shareeraya khilaafka u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug, iyadoo maalintii shalay degaanka Burtinle lagu gubay Qaad laga keenay dhinaca Galmudug, ayaa hadana waxaa maanta soo baxay amar ka soo baxay maamulka Puntland.


Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar C/llaahi Farey oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in badeecadaha uga imaanaya dhinaca Galmudug ay gubayaan, isagoona sheegay in cid kasta oo wadatana ay muteysaneyso xarig iyo ganaax lacageed.

Amarka maamulka Puntland ayaa yimid kaddib markii badeecado uga yimid Galmudug la gaarsiiyay degaanadiisa, taasi oo sababtay amarka laga soo saaray cawaaqibka ka dhalanaya haddii arrimahaasi oo kale ay soo noqdaan.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip