
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 31-KA JANNAAYO 2017-KA
Wasiir Ciid,waxa uu sheegay in Haw eeneyda ay Sacuudiga u dhoofisay 2975 Neef oo lo’ ah oo ay ka qaaday Somaliya islamarkaana iyada iyo dadkii la dhoof saday ee Somalida ah ay qaab aan sax aha yn u mareen arintaas."Xoolahaasi markii ugu horeysay waxaa gadatay Haweenay Masaari ah, waxa ay u dhoofisay dalka Sacuudiga waa lagu soo celiyay, qaab qal dan ayeey u martay qalad ay iya da gash ay awgeed ayaana loo soo celiyay xool ahaasi, waana sababta keentay in Sacuu diga ay joojiyaan dhamaan xoolihii Somal iya laga dhoofin jiray.” Ayuu yiri Wasiir Ciid oo Saxaafadda kula hadlay Muqd isho.
Hadda ayaa sidoo kale waxaa lo’dii la gu hayaa duleedka Muqdisho,halkaas oo ay ku dhibaatey san tahay,waxaana uu Wasiirka Xannaannada Xoolaha Somali ya Siciid Xuseen Ciid Hay’ada sharciga ee dalka ugu baaqay in ay tallaabo ka qa adaan Haweeneydaas iyo dadka la midka ah ee sababay in xoolaha Somaliya laga joojiyo Sacuudiga.
Dowladda Sacuudiga ayaa joojisay dhoofsiga Xoolaha Somaliya oo ay Sanad kiiba qaadan jirtay 5Milyan oo Neef oo laga qaadayo Somaliya.
QM IYO UGANDA OO ISKU RAACAY BAAHI DA LOO QABO DHISMAHA ARAGTIDA SIYAASADEED EE QARANKA SOMALIA.
Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Gut erres iyo Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni oo H ho re kulan ku yeeshay Xa runta dhexe ee Ururka M/Africa ee M/ Ad dis Abeba ayaa ka wada hadlay Xaa ladda Ammaanka ee dalalka Somaliya, South Sudan, Burundi iyo Koongada Dimquraadiga.
2da Mas’uul oo shalay ka wada qeyb ge li doona Shirweynaha 28-aad ee Hogga amiyayaasha Q/Afri ka ayaa waxay Kulan kodoa si gaar ah diiradda ugu saareen Xaaladda Somaliya, Hawlgalka AMISOM iyo Xilliga Kala-guurka ee Somaliya.
Yoweri Museveni iyo Xoghayaha Guud ee QM, waxay isla qaateen baahida la xir iirta Dhismaha Ar agtida Siyaasadeed ee Qaranka Somalia "The National Political Ideology”.Dhinaca kale, Yoweri Musev eni waxa uu ka codsaday Xoghayaha Guud ee QM in dalkiisa laga taageero xaalladda Qaxo otiga ku sugan Uganda iyo in ay QM iyo Uganda qabanqaabiyaan Shirwe yne lagu taageerayo Qaxootiga, ka asi oo bisha Ma rch lagu qaban doono magaala da Kamp ala. Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Gu ter res waxa uu axadii Kulan kale la qaa tay Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyat ta oo ay ka wada hadl een Xaalladda So malia, Hawlgalka AMISOM iyo sidii loo xal in lahaa Khilaafka QM iyo Kenya ee Hawl galka Nabad-ilaalinta dal ka South Sudan
XOOLO DHAQATADA DEGMADA GAARISA QA ARKOOD OO U HAYAAMAY DEGMADA LAMU
Abaarta darteed ayaa xoolo dhaqatada degmada Gaarisa ay qaarkood bilaabeen inay u hayaamaan degmada Lamu ee gobolka xeebta Kenya. Xoolaleydaas ay aa xoolahooda ula guuray degmooyinka la jaarka ah Gaarisa ee Tana River iyo La mu ayagoo biyo iyo baad doon ah.
Xoolaha keynaanka loo galiyay min G aarisa ilaa Lamu ayaa isugu jira ari, geel iyo lo'. Dabcan ari cad iyo ido. 3da nimco oleyna waxaa dheer dameero. 'Baadkii ay aa ka dhammaaday dhammaan daaf aha dalka. Xoolihii ayaa naga le'anaya anagu na macaluul ayaan qarka u saaran nah ay'. Sidaa waxaa yiri C/Laahi Maxamed oo xoolo dhaqatada kujira kana soo jeeda deegaanka Lagdheera ee degmada Gaarisa.
Dadka ayaa gaajo la il daran iyana ha ba u darnaadeen dumarka iyo caruurtuye.
Dalalka Kenya iyo Soomaaliya iyo weliba Itoobiya ayaa haatan waxaa ka jirta abaar ba'an oo dad iyo duunyaba halakeysay.
Nayrobi Kenya waxaa laga tukaday dorr aad sala ad roob doon ah galinkii hore. Galinkii dambe ayaa M/caasimada ah oo in dhawaale uusan roob ka hoorin waxaa ka da'ay xays yar oo roob ah kaasoo la gu qabowsaday. Dorraad sidoo kale waxaa roob uu ka hooray dagaanka Kilgoris ee Kenya ayadoo All e Muslimiintu uga ma had naqeen ducada ood moodo in laga aqbalay.
Diyaarado Jawi Hoose ku duulaya oo lagu arkay Jubbada Hoose..
Deegaanada Diyaaradahani dul heeh awabayaan ayaa la xaqiijiyay inay Saldhi gyo ku leeyihiin da gaalamayaasha Xara kada Al Shabaab. Waxaana ka mid ah De egaanada Kulbiyow, Hoosingow iyo Dhoobleey iyadoona la sheegayo inay daba so cdaan weerarkii dhawaan Al Shabaab ay ku qaadeen Xerada Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Kulbiyow ee Gob olka Jubbada Hoose.
Al Shabaab ayaa dhawaan weerar cul us oo ay la kowsadeen Saldhig Ciidama da Kenya ay ku leey ihiin Xero Lagu Mag acaabo Siinaay oo ku taalla Kulbiyow wa xa ay sheegeen inay ku dileen 57 Askari oo Kenyan ahaa. Laakiin W/Ga ashaandh iga Kenya oo ka hadashay Warka Al Sha baab ayaa shee gtay in 9 Askari ay uga dhinteen weerarkaasi ayna uga dhaawac meen 15 kale iyaguna ay Al Shabaab ka dileen 70 Dagaalyahan sida Wasaaraddu hadalka u dhigtay.
Dhinaca kale Wararka naga soo gaar aya degmada Afmadow ee Gobolka Jub bada Hoose ayaa ku soo warraamaya in Dagaalamayaal fara badan oo ka tirsan Al Shabaab ay buux dhaafiyeen hareeraha Degmada Afmadow.
Degmada Afmadow ee G/Jubbada Ho ose ayaa waxaa ku wada sugan Ciidam da Maamulka Jubbaland iyo kuwa AMIS OM iyadoona cabsi xoogan ay soo food saartay dadka halkaas ku dhaqan oo wal aac ka muujinaya dagaal xoogan oo deg madaasi ka Qarxa.
KENYA OO BAARITAAN KU HEYSA HAWEEN EY GANACSATO OO ILMAHEEDA KU BIISHA AL-SHABAAB..
Saraakiisha amMaanka dalka Kenya ayaa sheegay inayindhaha ku hayaan ha weey ney ganacsato ah oo ku nool de gaan hoostaga M/Nayrobi oo la yir aahdo Umoja oo la sheegay in ay lacago ay u dirto ilmaheedi oo ku jira Al-shabab.
Booliska ayaa sheegaya inay jiraan wad ooyin badan ay lacagahaasi ay ugu gudbi say ilmahedi oo goor hore ku biiray dhaq dhaqaaqa Al-shabab.
Ilmaha haweeynedaan ayaa lagu she egay magacyadooda Ahmed Iman Ali oo looga yaqaan Al-shabab dhexdooda Abu Zinira, waxana u qaabilsan yahay arima ha warbaahinta Erick Achayo Ogada oo lagu naaneso Ibrahim Ogada iyo Kenn edy Yogan Mwok oo Al-shabab gudaheda looga yaqaan Anwar waxana lacagta loo marsiiya suuqa la yiraahdo Gikomba.
Si kastaba Laamaha amaanka Kenya ayaa rumaysan in suuqyada Majengo iyo Gikomba ay yihiin meelaha ay qoysaska ilmahooda ku jira Al-shabab ay lacagaha uga gudbiyaan.
RW KU-XIGEENKA OO SAFIIRKA JAAMACAD DA CARABTA KA GUDOOMAY LACAG WAX LOOGA QABANAYO ABAARAHA
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xuku umadda Federaalka Soomaaliya ahna Gu doomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ayaa lacag dhan $91,835 ka gudoomay Safiirka Jaamacadda Ca rab ta Amb Maxamed Cabdalla Idriis.
Md.Carteh ayaa uga mahad Celiyay Sa fiirka iyo dowladaha Carabta sida ay dad ka Soomaaliyeed u garabtaagan yihiin.
"Dowladaha walaalaheena ah ee Carabta waxa aan uga mahad celinayaa sida ay nooga gacansiinay aan wax u qabashada dadka Soomaaliyeed, waa kuwii ugu ho reeyay ee ka soo jawaaba baaqii guddi ga uu u jeediyay caalamka; marnaba ma hil maami doono caawinaadooda oo timid waqti loo baahnaa”.
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa dadka Soomaaliyeed u cadeeyay in laca gtani ay ku bixi doonto meeshii loogu tala-galay. "Waxa aan idiin cadeeynayaa in la cagtan aan gaarsiin doono dadkeena dhii bateysan, ma dhici doonto in si kale loo isticmaalo, si banaan-yaal ah ayaana u soo bandhigi doonaa qaabka iyo nidaam ka kharashaadka loo bixiyo”.
Ugu dambeeyn, Mudane Maxamed Cu mar Carteh ayaa dadka Soomaaliyeed ka codsaday in ay dadkeena macluushu ha yso u tafaxaytaan in ay quudiyaan garga ar degdeg ahna la soo gaaadhaan
.-DHAMAAD-----
NIN NIGERIYAAN AH OO 86 XAAS GUUR SADAY OO DHINTAY
inka dadka wacdiyi jiray oo Muslim ah oo guursaday ugu yaraan 86 du mar ah ayaa geeriyoo day isaga oo 93 jir ah.
Maxamed Bello Abuba kar ayaa ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalla bar ta maha Nigeria, ka dib markii uu ku dhacay xa nnuun aan la shaacinin. Dad badaan ay aa ka soo qaybgaley aaskiisa oo Axaddii dhacay.
Wargeyska Daily Trust newspaper ay aa ku warramay in 86 haween ah ay aha ayeen tirada xaasaska ee uu guursaday sanadku markuu ahaa 2008-dii markaas oo warbaahin badan ay wax ka qortay – laakiin ay tirada xaasaska uu guursaday ay hadda Maraysay 130.
Wargeysku wuxuu sheegay in qaar ka mid ah xaasaskiisu ay hadda uur le ey ihiin. Caruurta ninkan ayaa 170 ahaa sida BBC ay ku daabacday warbixin ay samay say sanadkii 2008dii, laakiin wargayskan ayaa sheegay in uu hadda adduunka ka ga tagay 203 ruux oo uu dhalay.
DONALD TRUMP OO SHEEGAY INUU KA FE KERAYO QORSHE CUSUB OO DHINACA FIISAHA.
Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku hawlan sidii uu u qaboojin lahaa Kacdoon ka Dibadbaxyadda ee ka dhashay Amar kiisa, wuxuuna sheegay in dib loo bilaabi doono sidii Fiisaha loo wada siin lahaa dhamaan dalalka Caalamka.
Waxa uu xusay in 90 maalmood ka dib la bilaabi doono arrintaasi, ka dib, marka la hubiyo Siyaasadda Ammaanka. "Wey iska cadahay inaysan ahayn Xayiraadda Muslimiinta, tani kuma xiriirsa na Diin, tani waxay ku saabsab tahay Argagixiso iyo in la sugo Ammaanka dalka” ayuu ku dood ay Don ad Trump, wuxuuna Warbaahinta ku eedeeyey inay tebiyaan warar been ah, waa sida uu hadalka u dhigay.
Waxa kale oo uu sheegay inay jiraan in ka badan 40 Waddan oo badankooda Muslimiin ah oo uusan saamaynin Amar ka uu Muslimiinta uga xayiray inay soo ga laan Maraykanka. Amar uu Jimcihii saxiix ay ayaa waxa uu amar ku bixiyey in dad ka u dhashay dalalka Somalia, Sudan, Yemen, Syria, Libya, Iraq iyo Iran laga ma mnuuco inay soo galaan Maraykanka.
R/WASARAHA DALKA KANADA OO TOOGA SHADII MASJIDKA KU SHEEGAY WEERAR ARGAGIXISO OO KA DHAN AH MUSLIMINTA.
Hadal-qoraal oo uu soo saaray Ra’I sul-wasaare Justin Trudeau ayuu ku cam baareeyey Toogasho ka dhacday Majis ku yaalla magaalada Quebec (Kuebek), la guna dilay 6 qof, laguna dhaawacay 8 kal e oo ka mid ah Jameecadii Salaadda Ci shaha ku tukanaysay Masjidka.
"Waxaan cambaaraynaynaa weerarka Argagixisadda ee lagu qaaday Muslimiin ku sugan Xarun Cib aadaysi” ayuu yiri Ra’ isul-wasaaraha Kanada, wuxuuna intaasi ku daray inay niyadiisa la jirto Dhibana ya asha iyo Qoysaskooda. Madaxa Masjidka la weeraray, Maxamed Yangui waxa uu ku tilmaamay toogashadaasi fal badown imo.
Goobjooge ayaa u sheegay Wakaalad da Wararka ee REUTERS inay 3 dabley ah rasaas ku fureen ku-dhawaad 40 qof oo ku cibaadaysanaysay Majidka .
Boliska magaalada Quebec waxay sheegeen inay xireen 2 qof oo lagu tuhun san yahay weerarka asi. Dhinaca kale, To ogashadaasi ayaa timid, maalin ka dib, markii uu Ra’isul-wasaaraha Kanada she egay inay soo dhaweynayaan Qaxootiga uu Madaxweynaha Maraykanka u diiday inay soo galaan Maraykanka.
WAA IMISA WADARTA GUUD QARASHAADKA LAGA QAADAY MUSHARAXIINTA MADAXWEY NINIMO EE DALKA?
Guddoomiyaha Guddiga Qaban qaab ada doorashada Madaxweynaha Somal iya C/raxmaan Duc aale Beyle ayaa ka wa rbixiyay lacagta ay ka qaadeen musharixi inta xilka madaxtinimada Somaliya ee Axadii isdiiwaan geliyay. Dr Beyle ayaa xusay in doorashada ay waqtigeeda ku dhaceyso sidoo kale na ay maalmaha soo socda ay guddiga qabanayaan shaqada hortaalla oo aan dib u dhac lahayn.
Waxa uu sidoo kale sheegay in lacag ta laga qaaday 24-ka Musharrax Madax weyne oo gaareysa $720,000 oo Doollar ka Mareykanka ah ay ku filan tahay do orashada Madaxweynaha Somaliya. Baar lamaanka Somaliya ayaa 50% lacagta la ga qaado musharrixiinta madaxtinimada Somaliya u qoo ndeeyay in lagu kabo Gu ddiga Qaran ee Abaaraha.
Dhaqaalaha faraha badan ayaa waxaa laga qaaday Musharaxiin gaaraysa 24 Mu sharax oo mid waliba uu bixiyay lacag dhan Sodon kun oo doolarka Mareykanka ah. Maanta oo ah 31-da Bishan ay uu sheegay Dr Beyle in Musharrixiinta ay ka qaybgali doonaan dood ka baxeysa Tv-yada dalka. 8-da Bisha soo socota ayaa la filayaa in dalka ay si rasmi ah uga dhac do Doorashada Madaxweynaha Somali ya.
R/WASAARE CUMAR CABDIRASHIID OO TAC SI U DIREY EHELLADA TALIYIHII ILAALADA XAF IISKA RA’IISUL WASAARAHA.
Ra’iisul Wasaaraha XF ee Soomaal iya Md.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma arke, ayaa tacsi u dir ey ehellada iyo qar aabadii uu ka baxay Allaha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Ilaalada R.Wasaaraha Gaashaanle Nuur Xasan Xakaar oo u gee riyooday dhaawac ka soo gaarey Qaraxii Argagixiso ee dha waan ka dhacay Hoteel ka Dayax. Wuxuna marxuumka ALLE uga baryay inuu jannadiisa Fardowso ka wara abiyo.
Md.Cumar ayaa sheegay in marxuum ku u dhintay dhaawac ay u gaysteen koo xaha arxanka daran ee Alshahaab, isla markaana wuxuu ku sifeeyey marxuumka in mudadii ay wada shaqeynayeen ku sif oobay howlkar iyo daacadnimo.
"Waxaan Alle uga baryaynaa in marxuum ka uu ka waraabiyo naxariistiisa Janno. Waxaa dishay gacan ka xaqdaran, isagoo ku jira howlaha Qaranka, waxaan rajeyna yaa kuwa ka danbeeya dhibaatada lagu hayo shacabka Soomaaliyeed in Caddaal ad la horkeeni doono”.ayuu yiri R.Wasa are Cumar
. _DHAMMAAD__
WASAARADDA AWQAAFTA IYO CULIMADA SOOMAALIYEED OO BAAQ WADA JIR AH U JEEDIYAY UMADDA SOOMAALIYEED
Ka dib kulan shalay M/Muqdisho ay ku yeesheen Xubno ka tirsan Wasaarad da Arrima Diinta iyo Awqaafta iyo qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa wax aa looga hadlay xaaladda dalka uu mara yo gaar ahaan Abaaraha daran ee ku dhuftay dalka Soomaaliya.
Waxaana Culimada Soomaaliyeed ay sheegeen in loo baahan yahay in alle loo soo wada laabto isl amarkaana la billaabo Duco Roob doon ah. Sidoo kale Culimada ayaa ku taliyay in umadda Soo maaliyeed ay is Cafiso islamarkaana Danuub ay ge ysteen ay ka dhasheen cuqubooyinka ha atan dal ka uu wajahayo. Sh/Axmed Qey low Agaasimaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo kulan ka ka hadlay ayaa sheegay in Culimada Soomaaliyeed ay ka wada hadleen sidii meel looga soo wada jeesan lahaa wax ka qabashada Arr imaha Beni’aadanimo ee ka taagan dalka.
Dhinaciisa Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in Umadda Soomaaliyeed ay si wada jir ah alle uga Baryaan in dhi baatadaan uu ka dul qaado islamarkaana aysan wax ka sugin dalal Shisheeye.
Xaalado Abaaro oo aad u daran ayaa waxa ay ka taagan yihiin qeybo badan oo ka mid ah G/Dalka Soomaaliya iyadoona dad iyo Duunyo badan ay ku Geeriyoden
XEER ILAALIYAHA QARANKA OO KA HADLAY GO’AANKA LA FILAYO 2DA FEBARAAYO
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, oo maanta shir jaraa ’id ku qabtay M/Muqdisho ayaa sheegay in labada bisha Fibraayo Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ay go’aan ka gaari doonto dacwadii dhanka muran ka badda ee Soomaaliya iyo Kenya.
Dr.Axmed Cali Daahir, xeer ilaaliyaha qaranka ayaa sheegay in go’aanka ma xkamadda laga sugayo uu yahay oo kali ah in maxkamadda ay awood u leedahay dhageysiga dacwadan iyo inkale ma adaama dowladda Kenya ay is- hor-istaag ku sameysay dacwada Soomaaliya ay max kamaddu u gudbisay.
"Go’aanka 2da bisha waxaa uu noqo neyaa oo kali ah in maxkamadda soo sa arto in ay awood u leedahay dhageysiga dacwadan iyo in aysan awood u laheyd oo dib loogu soo celiyo arinta oo labada dowladood ay ka wada hadlaan,” ayuu yiri xeer ilaaliyaha. Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, ayaa si doo kale, ka hadlay dooda dowladda Kenya oo aheyd in he shiiskii is-afgaradka ahaa ee labada dow ladood kala saxiixdeen 2009kii uu tilmaa mayo in muranka dhanka badda ah laba da dhinac ay ka wa da hadlaan oo aanan loo bahneyn in maxkamad lageyo arinta.
Sidoo kale, xeer ilaaliyaha ayaa shee gay in heshiiskii is-afgaradka ahaa u jeed adiisu aheyd in 2da dowladood warbixina da la xiriira qalfoof-badeedkooda u gudbi yaan hey’adda QM u qaabilsan arimaha badaha caalamka, isla markaana laga ga aray dantii laga lahaa heshiiskaas uusana hadda shaqeyney nin.
Dr.Axmed Cali Daahir, xeer ilaaliyaha qaranka, oo hadalkiisa sii wata ayaa sid oo kale, xusay in dow ladaha Soomaaliya iyo Kenya arinta muranka badda tiro ka sadex jeer ah ay ka wada hadleen oo he er wasiir arimo dibadeed isla markaana la isku fahmi waayay taasina ay keenya So omaaliya ay dacwad da u gudbiyo maxk amadda Cadaalada Caalamka ee fadhig eedu yahay dalka Netherlands.
Ugu dambeyntii xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, ayaa rajo wanaagsan ka muujiy ay in go’aanka lab ada Fibraayo ay soo sa ari doonto maxkamadda uu noqon doono mid ka farxiya dadka Soomaaliyeed, maadaama Soomaaliya maxkamadda horge ysay cadeymo biyo kama dhibcaan ah.
30-QOF OO KU DHIMATAY GOBALKA BAAY.
Wararka aanu ka heleyno degaanada ku dhodhow degaanka Owdiinle ee gobal ka Baay ayaa shee gaya in dad gaaraya 30-ruux ay ku sumoobeen Biyo ay ka ca been War. Waxaa la sheegay sidoo kale inay xalad cafimaad ay la ildaranyihiin 28-kale oo la sheegay inay u badnayeen xoolo dhaqato.
Masuuliyiin ka tirsan mamulka K/galbe ed ayaa xaqiijiyay in dadkaan ay u geriy oodeen Biyo ay cab een darteed isla mark aana ay u badanyihiin reer Miyii , dhinaca kalana dadka la ildaran ayuu sheegay maamulku in ay u bahanyihiin in la geyo Isbitaal
MADAXII SAKAWAATKA AL SHABAAB EE GOBOLKA GEDO OO ISKU DHIIBAY CIIDAM ADA DF
Wararka laga helayo degmada Luuq ee G/Gedo ,ayaa lagu soo warramayaa in shalay Saraakiisha DFS halkaas ku sug naa uu isku soo dhiibay Madaxii Sakawa atka Al Shabaab. Sarkaalkaan isi soo dhi ibay ayaa Magaciisa lagu soo koobay Ism aaciil oo Al Shabaab u qaabilsanaa Arrim aha Sakawaatka Gobolka Gedo.
Saraakiil ka tirsan Maamulka degmada Luuq ayaa hoosta ka xariiqay in Sarkaa lkaasi iyo Da gaalamayaal wehliyay ay ku soo dhaweeyeen Degmada Luuq ee G/Gedo. Dorraad ayey ahayd markii la sh eegay in la dilay Taliyihii Ciidamad Al Sha baab ee G/Gedo Cabdullaahi Khanaas.
Xarakada Al Shabaab ayaa dhawaan weerar culus waxa ay ka fuliyeen Deeg aanka Kulbiyow ee Gobolka Jubbada Hoo se kaas oo ay ku dileen sida ay sheegeen Ciidamo fara badan oo Kenyan ah.
GUDOOMIYAHA URURKA MIDOWGA AFRIKA OO LA DOORTAY+MAGACIISA
Waxaa shakay la soo gaba-gabeeyay doorashada Gudoomiyaha Ururka Mido wga Afrika oo san adkaan oo ay ku tarta mayeen musharixiin dhowr oo ay kamid aheyd wasiirka arrimaha dibada dowlad da Kenya Aamina Maxamed Jibriil.
Xubnaha Ururka M/Afrika ayaa u door tay Md.Moussa Faki Mahamat oo u dha shay Chan,ahna was iirka arrimaha dibad dalkaas Gudoomiyaha Cusub ee Ururka Midowga Afrika sanadaha soo socda.
Madaxda la tartantay waxaa ka mid ah Wasiirkii Arrimaha Dibadda ee Ken ya, Amina Mohame jibriil. Md.Moussa Ma hmat Inta aan xilka loo dooran wuxuu ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Chad, Ka sokow aqoonta, khibradda, galangal ka iyo xodxodashada Diblomaasiyadeed, 22 dal oo Afrika ah oo Chad ay ka mid tahay ayaa Afkooda rasmiga ahi uu yahay Faransiis. Waxaan u raje ynayaa in uu xil ka cusub ee loo doortay uu ku guuleysto
QARAX KHASAARO GEYSTAY OO KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO
Ugu yaraan 3 Ruux ayaa ku dhinteen, ku dhawaad 10 kalena way ku dhaaw ac meen ka dib markii Qarax lagu beegsad ay maqaaxi ku taalla nawaaxiga Kuli yad da Jaalle Siyaad ee M/Muqdisho.Xalay
Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa wa xuu sheegay in Kooxo hubeysan ay bam baano ku weerareen Maqaaxidaasi.
Maqaaxidan ayaa waxaa inta badan fariista Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaal iya, Sede xda Ruux ee Qaraxan ku dhimatay midkood ayaa lagu sheegay in uu ahaa Askari ka mid ahaa Cii damada Dowladda Soomaaliya.
Wararka ayaa sheegaya in Kooxihii ka dambeeyay weerarkaasi ay baxsadeen.
Ilaa iyo hadda majirto cid sheegatay mas ’uuliyada Qaraxaasi khasaaraha geystay oo ka dhacay xalay M/ Muqdisho.
|
Amaro lagu soo rogay shacabka Baay Taliyaha Ciidanka Booliska Gobo-lka Baay Korneel Mahad C/raxmaan Aa-dan ayaa sheegay in Magaalada Baydh-abo ee xarunta Gobolka Baay ay ku soo wajahan yihiin dad uu ku sheegay in ay qash qashaad ku sameyn rabaan amma-anka. Korneel Mahad C/raxmaan Aadan Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Baay ayaa sheegay in laga hortagi doono cid walba oo qal qal gelineysa ammaanka Magaalada Baydhabo. Waxa uu baaq u diray dadka kulamada ku qabsada Magaalada Baydhabo, si loola socdo, loogana feegijnaada koox-aha ku soo kor gamabada dadkaasi, is-agoo shacabka ugu baaqay in ay la shaq-eeyaan Ciidanka ammaanka si looga hortago ragga falalka amni daro geysta.
MAGACYADA GUDDIGA ILAALINTA ANSHAXA DOORASHADA Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa magacaabay Guddiga ilaalinta Anshaxa iyo Asluub wanaagga ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Guddiga-Ilaalinta-Anshaxa-iyo-Asluub-Wanaagga 1
|


0 


WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 31-KA JANNAAYO 2017-KA
WASIIR CIID "HAWEENAY MASAARI AH AY AA SABAB U AHEYD XOOLAHA SOMALIYA EE SACUUDIGA UU MAMNUUCAY" Wasaaradda Xannaanada Xoolaha So maliya ayaa ka warbixisay waxa sababay in Dowl adda Sac uudiga joojiso Xoolihii ay ka dhoofsan jirtay Somal