TACSI

0
Saturday April 16, 2016 - 09:44:47 in Featured by
  • Visits: 1751
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI

    TACSI LOO DIRAYAO EHELADA XAAJIYO MARXUUMAD XALI IMO CALI XUSEEN OO MUQDISHO KU GEERIYOOTAY Shariifo Cadoow, Xabiibo Xaaji Jimcaale,Xaawo Maaxi Maxamuud,Sahro Cumar Maalin,Bintoow Ismaan Heesow, Fartuun Xasan Sobral, Aamino Qoryooleey,Sahro Maxamed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TACSI LOO DIRAYAO EHELADA XAAJIYO MARXUUMAD XALI IMO CALI XUSEEN OO MUQDISHO KU GEERIYOOTAY Shariifo Cadoow, Xabiibo Xaaji Jimcaale,Xaawo Maaxi Maxamuud,Sahro Cumar Maalin,Bintoow Ismaan Heesow, Fartuun Xasan Sobral, Aamino Qoryooleey,Sahro Maxamed Axmed,Khadiijo Cosoble Cali, Maryan Axmed Hilow le,Dahabo Susow, Safiyo Baarbe Cali, Aamino Caalim Maxa muud,Canab Xasan Cali, Abwaanad Xaliimo, Dahabo Sh. Maxamuud, Faadumo Caddaawe ,Jahaawir Baarqab,Ruqiyo Axmed Jimcaale, Xabiibo Deexeed,Faadumo Yuusuf, Miino Xasan Shiibis,

Maryan daqal, iyo Bahda wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Ruqiyo Cali Cabdulle iyo walaalaheed iyagoo ugu Tacsi yadeynayo Geeridii ku timid Hooyadeed Marxuumad Xaajiyo Xaliimo Cali Xuseen oo 13/4/2016-ka ku Geeriyootay M/Muqdisho waxayna Alle uga baryayaan inuu Marxuumadda alle Janadiisa ka waraabiyo ehelka iyo axsabta ay ka geeriyootayna uu samir iyo iimaan saadaq ah ka siiyo 

Aamiin Aamiin Aamiin INNAA LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN

TACSI

Dhammaan Madaxda Iyo Xubnaha ururka haween ka Qaranka soomaaliyeed , Dhammaan Ururrada Bulshada Reydka soomaaliyeed ee dalka iyo ururrada COGWO INXA, ku mideysan dhammaan haweenka soomaaliyeed dalka soomaaliya waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ruqiyo Cali Cabdulle oo Hooya deed Marxuumad Xaajiyo Xaliimo Cali Xuseen oo Arbacidii 13/4/2016-ka ku geeriyootay Magaalad muqdisho waxaayan alle ugu barayayaan inuu marxuumadda Jannada ugu bishaareeyo intii ay ka Geeriyootayna uu Samir iyo iimaan ka siiyo 

Aamiin Aamiin Aamiin

INAA LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip