Majaajiliistaha Weyn Happy Khaliif Iyo Wacdarihii Muqdisho:-Daawo+Sawirro

0
Wednesday April 13, 2016 - 11:35:46 in Featured by
  • Visits: 1601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Majaajiliistaha Weyn Happy Khaliif Iyo Wacdarihii Muqdisho:-Daawo+Sawirro

    Majaaliistaha Soomaaliyeed ee caanka ahHappy Khaliif,oo kamid ah Soomaalida ku nool dalkaMareykanka, ayaa maalmahaan waxa uu booqasho ku joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Majaaliistaha Soomaaliyeed ee caanka ahHappy Khaliif,oo kamid ah Soomaalida ku nool dalkaMareykanka, ayaa maalmahaan waxa uu booqasho ku joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
MajaajiliisteHappy Khaliif,ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatay Fanaaniinta iyo bahda saxaafada ee ku sugan magaalada.Happy Khaliif,ayaa ugu horeyn waxaa lagu casuumay Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee ka baxa TV-ga Qaranka, islamarkaasina ay daadihiso Wariyad Muno.

Sidoo kaleHappy Khaliif, waxa uu booqday oo lagu marti-qaaday Iskuulka XanaanadaHoyga Xamar, waxaana uu halkaas si weyn kaga qosliyay dhamaan ardayda iyo Maamulka Iskoolka.

Happy_Khaliif_1Happy_Khaliif_2Happy_Khaliif_3




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip