Xil. Mahad Salaad ""Maanta ayay ku eg-tahay muddo xileedka Barlamaanka,Duqa Farmaajo ahna.."

0
Sunday December 27, 2020 - 11:37:14 in Wararka by
  • Visits: 2795
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xil. Mahad Salaad ""Maanta ayay ku eg-tahay muddo xileedka Barlamaanka,Duqa Farmaajo ahna.."

    ,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,,

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah xildhibaannada mudda xilheyntooda uu ka dhamaaday oo ka hadlayay xaaladad dalka ayaa sheegay in muddadii xilheyntoodii uu ka dhamamaday, Madaxwyne Farmaajana muddo 40 Cisho ah ay u harsan tahay, ha yeeshee illaa iyo hadda aysan muuqan fursaddii lagu qaban lahaa doorasho la isla ogogol yahay.

     "Maanta ayey ku eg-tahay muddo xileedka Goleyaasha Barlamaanka. Duqa Farmaajo ahna 40 cisho ayaa ka hartay muddo xileedkiisa. Doorasho la isla oggol yahay iyo daruuftii lagu qaban lahaa illaa hadda midna nooma muuqato ayuu yiri” Mahad Salaad.


Hoos Ka Akhriso qoraalka Mahad Salaad oo dhameystiran, isaga oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

     Farmaajo wuxuu yaqiinsaday doorasho xor iyo xalaal ah inuusan Madaxweyne mar labaad ku noqon karin. 

    Sidaas daraadeed wuxuu go’aansaday inuu keligiis isku caano shubo ama dalka geliyo qalalaase siyaasadeed iyo mid Amni.

Lama yaabbani Farmaajo oo waa nin garasho siyaasadeed ka arradan, guulwadeyaal sii luminayana ay hareerahiisa buuxaan. 

      Lkn waxan wayddiin lahaa NACAMLEEYAAYAASHA HAWIYE EE HAREERIHIISA DHOOBAN, ma sidaan ayay dan moodeen mise marka Farmaajo dalka iyo dadka dagaal geliyo, diyaaradna ka raaco ayay rakaabka diyaaraddiisa ka mid noqon doonaan?!




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip