HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 18-NOV-2020

0
Wednesday November 18, 2020 - 10:30:08 in Wararka by
  • Visits: 743
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 18-NOV-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

W/Maaliyadda oo Muqdisho ku Qabatay Shir lo oga Hadlay Doorka Ganacsa tada Ee Horuma rinta Dhaqaalaha Dalka

      Waxa maanta lagu qabtay M/Muqdisho kulan ku saabsan doorka Ganacsatada ee ay ku leeyi hiin horumarinta dhaqaalaha dalka, kaasoo ay soo agaasintay W/Maaliyadda XFS ayaa looga hadlay arrimaha horumarinta dhaqaalaha, bixinta canshuu raha iyo dib u habaynta hannaanka Maaliyadda dalka. Kulanka ayaa aad loogu fallanqeeyay kaal inta ay ganacsatadu ku leeyihiin horurmarinta dhaqaalaha iyo can shuur bixinta iyo sidii loo hourma rin lahaa wadashaqeynta kala dha xeysa Wasaaraddaha Maaliyadda iyo Ganagsiga.

    Munaasabadda looga hadlayay horumarinta dhaqaalaha dalka ayaa waxaa ka qeyb galay W/ W/Maaliyadda Md.C/xmaan Ducaale Beyle , W/ku xigeenka W/Maaliyadda Md.C/hi Sheek  Cali Qalo cow,  Wasiirudowlaha W/Maaliyadda , Md.Ma xam uu Xayir Ibraahim, Wasiirudowlaha W/ Gana csiga & Warshadaha Md.C/dir Shariif S heekhnaa Maye, Madaxda rugtaganacsiga Soomaaliya iyo qeybaha  kale duwan ee ganacsatada iyo bulsha da.

  Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Beyle ayaa uga mahadceliyey ganacsatada Soomaaliy eed oo kaalinta  ay ka qa ateen horumarinta dhaqaalaha & doorka ay ku leeyihiin in dalka uu heerkaan soo gaaro,isagoo sidoo kale si gaar ah ugu mahad cel iyey Bangiga Hormarinta  Afrika (AFDB)

       Iskuimaatinkaan ama shirkaan muhiimadda uu leeyahay waxa waaye  u mahadcelin inaan u mah adcelino ganacsatada Soomaaliyeed oo runtii dal kaan halka uu maanta tagan yahay soo gaarsiiyay, iyo inaan is wareysanno oo wixii su’aalo oo shaca bku qabo uga jawaabnno. waxaan aad ugu maha celinyaa African Development Bank (Bangiga Horumarinta Afrika) oo arrimahaan naga saacida ama naga taageeraa. In la isku yimaado, la wada hadalo, wax la is weydiiyo, wax la isla garto aasaa ska horumarka weeyaan”. Ayuu yiri Wasiirka Maal iyadda Dr .Cabdiraxmaan Beyle.

 Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay inay tahay mu hiim in laga faa’iidaysto Kheyraadka ku jira dalkee nna , sida shidaalka, Gaaska iyo macdanta.

       "Waddanka Soomaaliya haddii uu Yurub ku ooli la haa waxaa uu noqon lahaa dalka ugu wayn ee Ruush kaxig ayuu noqon lahaa. Xeebaha ugu dha adheer Afrika ayaa Alle nasiiyay. 333 oo KM oo bad ah ayaan leenahay oo lays isku raacsan ya hay in Kheyraadkeedu kan ugu badan yahay addu unyada marka la eego bad nuucaas ah”.

 Wasiir kuxigeenka W/Maaliyadda XFS. Prof. C/hi Sh.Cali Qalocow ayaa sidoo kale  sheegay in ga nacsatada Soomaaliyeed ay door muhiim ah ku leeyihiin wax soo saarka iyo horumarinta dhaqaala ha dalka.

 Wasiir dowlaha W/Ganacsiga & Warshadaha Md. C/dir Shariif Sheekhuna Maye ayaa isna boog adi yey doorka ganacsatada ee dhaqaalaha dalka.

Kulankaan ayaa qeyb ka ahaa Barnaamijyada W/ Maaliyadda ee la falgalida ganacsatad iyo qeyb aha kale duwan ee bulshada oo gacan ka geesany ey Bangiga Hormarinta Afrika (AFDB),si kor loogu qaado dhaqaalaha iyo wacyi gellinta wax soo saarka dakhliga dalka iyo bixinta canshuuraha.

Booliiska Soomaaliya oo Ka Warbixiyey Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay

 Waxaa faahfaahin laga helayaa qarax ismiidaam in ah oo lagu qaaday maqaayad ku taallo D/Xamar jababa, gaar ahaan meel u dhow School Plusia, ka dib markii uu ku qarxay ruux soo xirtay walxa qar xa.Waxaa  qaraxaas ku geeriyooday 5 qof ayaa dhim atay, uu ku jiro ruuxii ismiidaamiyey, halka 8 kal ana uu soo gaaray dhaawacyo kala duwan, ku wa as oo loo qaaday gooboha caafimaadka.

Col.Sadiiq Aadan Cali Afhayeenka CBS oo la had lay Warbaahitna ayaa sheegay in falka ka dhacay goobta maqaayad da uu ka dambeeyay qof naftii hure  ah oo isku soo rakibay waxyaaba ha Qarxa,

     "Naftii haligaha waxa uu galaaftay nolosha 5 qof oo rayid ah iyo isaga oo lix ku ah, waxaana ku dhaawacantay ilaa iyo 8 qof, CBS ayaa gar gaar caafimaad u fidiyay dadka shacabka ah ee waxye elada ka soo gaartay” ayuu yiri Afhayeenka ciidan ka Booliska.

Xog: Axmed Madoobe, Gaas iyo CC Shakuur oo qorshe cusub ka wada Nairobi

    Waxa ka socda M/Nairobi ee caasimada dalka Kenya kulamo gaar ah oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka, kaasi oo u dhaxeeya siyaasiyiin miisaan culus leh iyo qa ar kamid ah murashaxiin ta madaxtinimada dalka.

 Kulamada ayaa lagu soo waramaya inay u dhax eeyaan Madaxweynaha Jubbaland, Madaxweyni hii hore ee maamulka Puntland, Cabdiweli Gaas iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo weli ba xubno kale oo siyaasiyiin ah, kuwaasi oo looga arrinsanayey doorashada dalka.

     Xubnahan ayaa waxay diirada saareen guddiga doorashooyinka oo dhawaan mucaaridka dalku uu ka horyimid ku dhawaaqistooda, iyaga oo ku an dacoonaya inay ku jiraan xubno u dhow Farmaajo iyo kuwo ka tirsan hay’adda nabad sugida dalka ee NISA.

      Siyaasiyiinta iyo xubnaha kale ee kulankaasi ka qeybta ahaa ayaa sheegay inay sii socon doon aan kulamadooda, ilaa inta wax laga qabanayo wa laaca ay ka qabaan hanaanka doorashooyinka.

      Musharaxiinta iyo siyaasiyiinta kale ee ku su gan Nairobi ayaa dhawaan u soo wareegi doona M/ Muqdisho, kuwaasi oo qorshahood ku aaddan‘ doorasho loo siman yahay’ ka dar-dar gelin doona caasimada dalka, sida uu sheegay Siyaasi Cabd iraxmaan Cabdishakuur.

    Mucaaridka ayaa iyagu walaac xooggan ka qa ba habka ay Villa Somalia u hirgelinayso heshiiskii laga gaaray arrimaha doorashooyinka, kaasi oo si cad u dhigayey in doorashada dalka ay ku qabsoo mto waqtigeeda, midaasi oo looga baaqsanayo dib u dhac.Xigasho:caasimadda.net

Dad loo qabtay Dilkii ka dhacay Duleedka Warsheekh

     Ciidamo ka tirsan qeybta 27aad ee XDS ayaa howlgal ka sameeyay degaano hoostaga degmada Warsheekh ee G/Sh/Dhexe, iyaga oo baadi gooba yay dadkii ka dambeeyay Hooyo & 2 Carruur ah oo ay dhashay, kuwaas oo dhawaan lagu dilay dul eedka degmadaas

      .Howlgalka ayaa waxaa horkacayay Guddoom iyaha G/Sh/Dhexe Axmed Meyre Makaraan, Tali yaha Ciidamada ilaalada Xeebaha ee Maamulka Hir-Shabeelle Ismaaciil Xaadoole,Saraakiil katirs an qeybta27aad & Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka D/Warsheekh, waxaana gacanta lagu dhigay 5 Ru ux oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dilkii fo osha xumaa oo xilli habeen ah degaanka xaluule loogu geystay Hooyo Umul aheyd iyo 2 Carruur ah oo dhashay.   Guddoomiyaha G/Sh/DhexeMd. Axmed Mayre Makaraan ayaa ballan ku qaaday in qof walbo oo falkaan ku lug lahaa sharciga lala tiigsan doono.

D/Warsheekh ee G/Sh/Dhexe ayaa Bishaan Gu daheeda waxaa ka dhacay dilal foolxun oo la xiriira aanooyin qabiil oo Sanadihii la soo dhaafay ka ta agan degaannada hoostaga Warsheekh iyo Cad ale, waxaana Maamulka G/Sh/Dhexe ay sheegeen in ay wax ka qaban doonaan.

Maxay ka wada-hadleen Sheekh Shariif & Qoor Qoor?

      Madaxweynihii hore ee DKMG aheyd ee dalka, Md. Sh.Shariif Sh.Axmed iyo madaxweynaha ma amulka Galmudug, Md. Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa xalay kulan ku yeeshay M/Mu qdisho. Kulankan oo sa acado badan qaatay ay aa ka dhacay hoyga uu M/Muqdisho ka dagan yah ay madaxweynihii hore ee Soomaaliya.2-da mas’ uul ayaa ka wada-hadlay arrimo ku aaddan doora shada 2020/2021 iyo dooda ka taagan dhismaha guddiyada doorashooyinka dalka.

  Wararka ayaa sheegaya in Shariif uu Qoor-Qoor u bandhigay tabashadooda ku aadan guddiyadaas oo ay horey u shaaciyeen hogaanka xisbiyadu inaan lagu kalsoonaan karin.

     Sidoo kale ilo ku dhow kulankaasi ayaa shaa ciyey in madaxweynaha Galmudug uu ballan qaad ay in talooyinka iyo tabashada musharraxiinta u ga arsiin doono madaxda kale.

     Waxaa sidoo kale 2da dhinac ay ku ballameen kulamo kale oo xal loogu raadinayo, sidii looga gu dbi lahaa khilaafka ka taagan guddiyada doora shooyinka dalka.

     Si kastaba dhowaan ayey aheyd markii in ka ba dan 10 musharrax oo u taagan xilka madaxweyna ha ay qaadacdeen guddiyadaasi, iyaga oo shaaca ka qaaday in aan lagu kalsoonan karin xubnaha la soo xulay oo ay tilmaameen inay isugu jiraan shaq aale tirsan madaxtooyada Soomaaliya iyo askar ka mid ah hay’adda nabad sugida Soomaaliya.

Wasiirka haweenka Soomaaliya oo ka hada shay askari katirsan ciidanka Puntland oo dhaawac halis u geystay gabadh dhalinyaro ah

     Wasiirka W/haweenka & horumarinta Xuquu qda Aadanaha DFS Xil. Xaniifa Maxamed Xaabs ade, ayaa ugu baaqday maamul Goboleedka Punt land, in uu tallaabo ka qaado askari katirsan ciidan ka Puntland oo dhaawac u geystay gabadh dhalin yaro ah.

     Askarigan ayaa la sheegay inuu xubi nta taran ka xabbad uga dhuftay Mar yan Mursal oo ah Gab adh 20 jir ah, taa soo haatan xaaladdeeda caafimaad lagula tacala yo isbitalada M/Muqdisho, halkaas oo ay wasiiraddu ku booqatay.

    Askarigaan ayaa, ka baxsaday M/Bo saso, waxaana loo jaray waaran lagu soo xirayo.

     Xil.Xafsa ayaa sheegtay inay tahay markii 2aad oo M/ Bosaso fal caynkaan ah uu qof shacab ah u gu geysto askari ka tirsan Ciidamada Puntland.

     Wasiir Xaniifa waxay sheegtay in DFS kiiskaan dabagal ku sameyndoonto sida ay Puntland jaw aab uga bixiso xad gudubka loo geystay gabadha lagu dhaawacay Bosaso.

     Sanadkii 2017 ayay ahayd markii M/Bosaso uu Askari katirsan CBP dhaawac u geystay gabadh dhalinyaro ah oo ay xiriir lahaayeen.  Askariga oo u baxsaday M/Kismaayo ayaa markii dambe gaca nta lagusoo dhigay, balse mu ddo kadib ayuu hel ay xoriyadiisa.

Xildhibaan Runsheeg iyo Cabdixakiin oo hada llo kulul isku dhaafsaday arrin la xiriirta guryaha Muqdisho

     Kadib markii shalay xildhibaanada golaha shac abka la hor geeyey guddiyada adeegga garsoorka iyo la dagaalanka musuq maasuqa ayaa hadal jee dintii xildhibaanada waxaa ka dhalatay dood adag oo dhex martay Xildhibaan Maxamuud Axmed Run sheeg iyo Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed.

    Ugu horeyn Xildhibaan Runsheeg ayaa sheegay in xubnaha maanta la ansixiyey haddii la gu biiriyo hey’adaha adeegga garsoorka ay cadaaladdu soo hagaagi doonto.

     "Waxaa jira in markii lagu kala cararay Magaal adaan Xamar, dadkii ku lahaa guryaha inay ka ca rareen, maantana qofkii lahaa markii uu soo istaag ay ee uu dacwooday loo xukumay, laakiin arrinta la yaabka leh ayaa ah in warqadda xukunka mar kasta gadaal laga raacinayo ‘racfaan ayaa kuu fu ran’ taas oo dacwadda ka dhigeysa mid aan weli geed dhammaan,” ayuu yiri Xildhibaan Runsheeg.

    Xildhibaanka oo sii hadalayey ayaa yiri, "Waxa an goobjoog ahaa iyadoo dad aan wax sharciya wadan oo warqado faaliso ah wata ay racfaan qa adanayaan, maxkamadda sare markii uu kiisku u gudbana aan dadka dacwoonaya laga qabaneyn,  dad waxaan aqaanaa 12-sano dacwad wada lagu na dhageysto maxkamadaha dalka.”

  "Qaadiyaasha waxaa la yiri waa madax banaan tihiin, waxayna xukunadooda ku ridaan shilimaad yar oo ay qaateen,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Xil dhibaan Runsheeg.

    Intaas ka dib waxaa hadalka qaatay Xildhibaan Cabdixakiin Macallin Axmed oo goobta ka jeediyey hadal ka xanaajiyey Xildhibaan Runsheeg oo ha dalka uga horeeyey.

 Xildhibaan Cabdixakiin ayaa sheegay in dadka uu sheegay Xildhibaan Runsheeg ee mudada dhe er ka maqnaa guryahooda ay qaarkood wataan fa rsamo kale oo guryaha 2 jeer ay ku gadanayaan.

 "Qoladii 30-ka sano guryaha laga heystay ayaa hadda la yimid farsamo kale oo marna gadaya Rasiidkii Guryaha, marna iibsanaya sabar-loogii gu ryaha, marka wax badan ayaa cadaaladda iyo ma xkmadaha in la saxo u baahan,” ayuu yiri Xildhiba an Cabdixakiin Macallin Axmed.

  Hadalkaas waxaa ka carooday Xildhibaan Ru nsheeg waxaana kulanka ka bilaawday buuq iyo sawaxan, iyadoo mar kale uu Xildhibaan Runshe eg soo istaagay si uu ugu jawaabo Xildhibaan Cabdixakiin.

"Guddoomiye inta uusan ka tegin halkan Xil dhibaan Cabdixakiin, waxaa lagaa rabay inaad dhahdo raali gelin bixi, sababtoo ah waxa uu u ge fay dad Soomaaliyeed oo guryahooda ka qaxay, lagana heysto, balse haddii uu raali gelin bixin wa ayo, walaalkiis ayaa bixi doona,” ayuu yiri Xildhibaan Runsheeg. Xigasho:caasimadda.net

Wasiirka Ciyaaraha oo magacaabay guddiga Tartanka Maamul Goboleedyada 2020

     Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhallinyarada Sooma aliya Xamse Saciid Xamse ayaa maanta magaac abay guddiyo kala duwan oo maamulaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir 2020.

     Tartanka Maamul Goboleedyada oo 2dii sano hore ee la qabtay 2016-2017 kaliyana ku koobnaa kubbadda cagta ayaa Wasiir Xamse Saciid waxa uu sanadkan ku kordhiyay ciyaaraha fudud Iyo kubbadda kolayga.

 Tartanka ayaa la filayaa inuu bilowdo 15-ka Dise embar sida ay hore u shaaciyeen guddiga fulinta Xiriirka Kubadda Cagta Somaliyed waxana sana dkan la filayaa in kulamadiisa lagu qabto garoonka weyn ee Stadium Muqdisho oo ay leeyahiin xulka qaranka.

     Tartanka ciyaaraha maamul goboleedyada iyo G/ Banaadir ayaa2dii sano ee la soo dhaafay baa qday waxaana kaliya tartankan la qabtay sanadkii 2016-kii oo ay ku guuleysteen xulka Buntiland halka sanadkii 2017-kana ay ku guuleystan xulka Juballaan.   M/Muqdisho ayaa u diyaar garoobey sa martigelin ta tartanka xiisaha badan ee maamul goboleedyad a iyo G/Banaadir kaas oo sanadkan u muuqda mid wax badan ka duwan sanadihi hore.

QORAALKA HOOSE KA AKHRISO MAGAC YADA GUDDIYADA LA MAGACAABAY.

Guddiga Kormeerka Guud

1.La Taliye Sare Maxamed Xuseen Haadi –Gud/ye 2. Saciid Jaamac Qorsheeel Ku-Xigeen

3. Yuusuf Maxamed Cabdi Yuusuf   Xoghaye

4. Xildhibaan Cumar Cusmaan Waasare  Xubin

5. Xildhibaan Dahabo Suusow Maxamed  Xubin

6. Amb.Cabdiraxmaan Diinaari Xubin

7. Farxaan Xasan Amed  Xubin

Guddiga Farsamada

1. Prof.Muuse Maxamed Naasir   Guddoomiye

2. Cabdiqaadir Ibrahim Gacal      Ku-Xigeen

3. Dr.Yuusuf Shaqaaq                    Xoghaye

4. Dr.Cali Cusmaan Cali         Kaaliye-Xoghaye

5. Maxamed Cabdow                       Xubin

6. Ibraahim Xuseen Rombe              Xubin

7. Saciid Maxamed Xasan               Xubin

8. Cabdiqani Saciid Carab               Xubin

9. Khadiija Aadan Daahir                 Xubin

10. Cabdullahi Nuur Maxamed         Xubin

11. Xasan Maxamed Maxamuud     Xubin

Guddiga Martigelinta,Dejinta Iyo Gaadiidka

1. Isaaq Xaashi Jimcaale          Guddoomiye

2. Basma Caamir Shakeeti            Ku-Xigeen

3. Ikraam Cabdullahi Joogow        Xoghaye

4. Cali Xsan Axmed                      Xubin

5. Xasan Cabdi Abuukar               Xubin

6. Mulki Nuur Muudey                   Xubin

7. Maxamed Maxamuud Samatar  Xubin

Guddiga Habmaamuuska Iyo Nabadageliyada

1. Abuu Sheekh Axmed           Guddoomiye

2. Cali Amin Xaaji Axmed        Ku-Xigeen   

3. Cabdiraxmaan Cali Muuse         Xubin

4. Nasr Maxamed Maxamuud        Xubin

5. Xubno Ka Socda W/Amniga Gudaha  Xubin

Guddiga Maaliyadda

1.Sadiiq Maxamed Maxamuud       Guddoomiye

2.Abshir Cabdiraxmaan Maxamed     Ku-Xigeen

3.Cabdiqani Maxamed Jeylaani         Xoghaye

4 Yuusuf Maxamed Xasan                Xubin

5. Ismaaciil Maxamed Cabdi              Xubin

Guddiga IT,Warfaafinta Iyo Xayeysiiska

1. Ayuub Ismaaciil Cali           Guddoomiye

2. Maxamed Cusmaan Xassan       Ku-Xigeen

3. Maxamed Cabdi Muudey          Xoghaye        

4. Maxamed Cabdullahi Digarey     Xubin              

5. Maxamed Cabdiraxmaan Warsame  Xubin     

6. Cumar Ibrahim Cabdirsalaam         Xubin              

Guddiga Anshaxa Iyo Racfaanka

1.Muxyidiin Maxamed Farqajaan    Guddoomiye

2. Saaci Axmed Abuukar       Ku-Xigeen

3. Xamse Xaaji Cabdi            Xoghaye

Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Dowladda

     Ku-simaha Madaxweynaha Puntland, Ahna Ma daxweyne ku-xigeenka Maamulka Axmed Cilmi Ci smaan Karaash ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrim aha bulshada ee Dowladda Federaalka ah Duraan Axmed Faarax iyo Wefti uu hoggaaminayo.

 Axmed Karaash ayaa Wasiir ka Shaqada iyo Arrimaha kala had lay ujeedka safarkii ay ku tage en M/Garoowe, wuxuuna u sheegay in W/Shaqada iyo Arrimaha ay go’antahay in la da adajiyo adee gyada muhiimka u ah bulshada.     Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiir ku-xigeen ka W/Sh,Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Puntland Marwo Hodan Saciid iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Maxamed Cabdirashiid.

Socdaalka shaqo uu Wasiir Duraan Axmed Faarax u tegay Garoowe ayaa waxaa uu ku sheegay inuu qaadanayo muddo ku dhow 7baad, wuxuuna Wasi irka kormeeri doonaa deegaanno ka tirsan Puntl and, gaar ahaanna deegaannada ay ka socdaan barnaamijyada ay Wasaaraddu ku taageerayso bul shada nugul.

      Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xuk uumadda Duraan Axmed Faarax ayaa caddeeyay in dhowaan la guda gali doono taageerro dhaqaale oo la siinayo qoysaska uu saameynta ku yeeshay Ayaxa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip