Diblomaasiyadda iyo Daarta Aakiro!!!.
waxaan maqlay in kasta oo aanan xaqiiji karin, in Madaxweynaha Dalka Turkiga Md. Tayyab Erdogan lagu eedeeyay. Markii uu Salaan u soo taagay Madaxweynaha Fransiska Mr. Macron, Si uu u salaamo, Gacanta u ruxu kadibna uu Hab siiyo. ayuu Erdogan Diiday in uu Salaamo, kana sii jeestay. ( F.S:1aad)
waxaa Erdogan lagu yiri: waxaad ku xad gudubtay, Xiriirka Siyaasadeed ee Caalamiga ah iyo Diblomaasiyadda.
Erdogan ayaa ku jawaabay: Haddii aan Salaamo oo aan habsiiyo Nin neceb Rasuulka CSW, waxaan ka xishoodaa Qiyaamaha wajigeen aan la soo hor fadhiisanaa Rasuulka CSW ?.
Haddii Arrintaasi ey dhici leheeyd.
Annaga Siyaasigeena haddii uu Md. Marcon Salaan u soo taago, muxuu Sameey lahaa?
Qore: Yahya Amir
Diblomaasiyadda iyo Daarta Aakiro!!!.
waxaan maqlay in kasta oo aanan xaqiiji karin, in Madaxweynaha Dalka Turkiga Md. Tayyab Erdogan lagu eedeeyay. Markii uu Salaan u soo taagay Madaxweynaha Fransiska Mr. Macron, Si uu u salaamo, Gacanta u ruxu kadibna uu Hab siiyo. ayuu Erdogan Diiday