Labo Kooxood waa weyn oo wada doonaya inay la saxiixdaan Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos sanadka 2021-ka

0
Wednesday October 14, 2020 - 18:17:52 in Wararka by
  • Visits: 1600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Labo Kooxood waa weyn oo wada doonaya inay la saxiixdaan Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos sanadka 2021-ka

    Labo Kooxood oo waa weyn ayaa soonaya inay sanadka 2021-ka la saxiixdaan Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos, isla markaana ay ka wadaan caasimadda Spain ee Madrid. Warsidaha Don Balon ayaa warinaya in Kooxaha ay saf ugu jiraan saxiixa Sergio Ram

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labo Kooxood oo waa weyn ayaa soonaya inay sanadka 2021-ka la saxiixdaan Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos, isla markaana ay ka wadaan caasimadda Spain ee Madrid. Warsidaha Don Balon ayaa warinaya in Kooxaha ay saf ugu jiraan saxiixa Sergio Ramos xagaaga 2021-ka. Real Madrid ayaa diyaar u ah inay 34-sano jirkaan u ogolaato inay fasaxdo dhammaadka qandaraaskiisa sanadka soo socda, inkastoo uu doorbidayo inuu ciyaaraha kaga fariisto garoonka Santiago Bernabeu. Kooxaha Juventus iyo PSG ayaa labaduba indhaha ku haya inay keenaan Ramos haddii uu hoos u dhaco qiimihiisa, isla markaana daafacan uu noqdo mid qaab bilaash ah lagu heli karo dhammaadka xilli ciyaareedkaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip