DEG DEG:-Dil Goordhow Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan G/Galgaduud

0
Sunday September 22, 2019 - 12:35:43 in Wararka by
  • Visits: 342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Dil Goordhow Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan G/Galgaduud

    Wararka laga helayo duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaas Goordhow lagu dilay Nin kamid ahaa dadka deegaanka. Dilkaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Xanan-buure oo dhaca duleedka Maga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka laga helayo duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaas Goordhow lagu dilay Nin kamid ahaa dadka deegaanka. Dilkaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Xanan-buure oo dhaca duleedka Magaalada Dhuusamareeb,isla markaana waxaa geystay ruux ku hubeynaa qori AK-47. waxaa la sheegayaa in Ninka dilka geystay horay loogu geystay fal dhaawac ah,kaddib markii lagu dhuftay Toorey. Goobta uu dilka Maanta ka dhacay ayaa waxaa si deg deg ah uga baxsaday Ninkii ka dambeeyay falkaas.Sidoo kale waxaa la sheegay in Ninkaas dilka geystay uu ka aargoostay Ninkii horay Tooreyda ugu dhiftay Wiil isaga la dhashay. Inta baban deegaanada Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka dhaca dilal ku saleysan Aanooyinka Qabiil iyo kuwa aargoosiga ah. Image result for breaking news now


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip