WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA - / SHALAY OO AHEYD SABTI 11-KA MAARSO 2017-KA OO AAN WABKA SHALAY LA GELIN

0
Sunday March 12, 2017 - 10:32:37 in Wararka by
  • Visits: 1030
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA - / SHALAY OO AHEYD SABTI 11-KA MAARSO 2017-KA OO AAN WABKA SHALAY LA GELIN

    MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO U AMBAB AXAY ITOOBIYA. Madaxweynaha maamulka Puntlaand C/w eli Maxamed Cali Gaas ayaa Shalay ka dhoofay garoon ka diyaaradaha ee M/Boo saaso ee G/Bari. Safarka Gaas ayaa la sheegay inuu ku wajahanyahay waddanka Itoobiya ha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO U AMBAB AXAY ITOOBIYA. Madaxweynaha maamulka Puntlaand C/w eli Maxamed Cali Gaas ayaa Shalay ka dhoofay garoon ka diyaaradaha ee M/Boo saaso ee G/Bari. Safarka Gaas ayaa la sheegay inuu ku wajahanyahay waddanka Itoobiya halkaa oo uu kulamo ku yeelan doono masuuliyin ka tirsan DItoobiyo

Dhinaca kalana waxaa la sheegay in Md.Gaaas ke dib tegitaankiisa dalka Itoo biya uu u sii dhoofi doon Imaaraadka Car abta. Isaga oo suxufiyiinta kula hadlay gar oonka M/Boosaaso ee G/Bari mar kii uu ka amababaxayay ayuu sheegay in isaga iyo weftiga uu hogaaminayo ay isku mari doo naan Itoobiya iyo Imaradka Carabta.

Waxaana uu sheegay inay kulamo la qaadan doonaan masuuliyiinta wadamada ay tagayaan kal ana hadlayaan arimo khus eeya horumarka maalgashiga kaabaya asha dhaqaalaha ee maamulka Puntland.

MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE OO BOOQD AY DEGMADA BALCAD

Madaxweynaha Dowlad G/Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa shalay boo qday degmada Bal cad ee G/Sh/dhexe is agoo soo kormee ray warsha dii dhar ka ee Balcad. Booq ashada Md. Cosob le oo ay ku weheliyaan Madaxweyne ku xi geenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xu seen,qa ar kamid ah golaha wasiirada ee dhowaan la magacaabay iyo xildhibaano ayaa wax aa ku soo dhow eeyay degmada Balcad G/GSh/dhexe Axmed Meyrre Ma karaan iyo guddoomiyaha degmada Bal cad.

Booqashadan oo ahayd tii ugu horeys ay ee uu Madaxweyne Cosoble ku tago M/Balcad ayaa waxaa uu la kulmay mas ’uuliyiinta degmada Balcad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Hadal uu ka je ediyay xilli uu booqanayay warshada dha rka ee Balcad ayuu Md.Cosoble sheegay in la daya ctiri doono warshada dharka ee Balcad si ay howlihii ay u haysay ummada Soomaaliyeed dib ugu bil owdo.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabd ulaahi Cosoble ayaa lagu wadaa inuu M/Jowhar uu gaaro iyadoo xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle qaarkood ugu baaqeen in uu horyimaado baa rlamaanka.

TALISKA BOOLISKA GOBOLKA BANAADIR OO AWAAMIIR CUSUB SOO SAARAY

Taliyaha Ciidamada Booliska G/Banaadir Bishaar Abshir Geedi oo maanta Suxufiyii nta kula hadlay Magaalada Muqdisho a yaa sheegay in Taliska uu dajiyay qorsho oyin cusub oo lagu adkeynayo amaanka Magaalada. Taliyaha ayaa sheegay in am arada lasoo saaray ay qeyb ka yihiin in a an M/Muqdisho lagu arki karin Gadiidka Iska socda Taarikada la’aanta, islamarkaa na Gadiidkii lagu ar ko arintaas xabsi la dhi gi doono. Sidoo kale Taliye Bishaar ayaa sheegay in Kontorolada laga soo galo M/ Muqdisho la dhigi doono Ciidamo ka Tirs an kuwa DFS si ay u baaraan gadiidkaas aan la heyn Taarikadda oo uu sheegay in ay ka qeyb qaataan amniga darada.

Ugu dambeyntii Taliye Bishaar ayaa sheegay in cidii awaamirtaan ka hortimaa da ay u arki doon aan kuwa qalqal galina ya amaanka magaalada Muqdisho ee caa simada Soomaliya, islamarkaana cadaal adda la horkeeni doono.

Marka laga soo tago hadalka Taliyaha waxaa uu ku soo beegmayaa in M/muqdi sho ku soo badanaya falalka amniga lidi ga ku ah, taliyayaaasha Ciidamada ayaa dhawaan isku raacay in Ciida mada Malat ariga Magaalada laga saaro islamarkaana amniga muqdisho lagula xisaabto Ciidam ada Hay’adda Nabad Sugida iyo kuwa bo oliska Soomaliya.

70QOF OO LAGA SOO CELIYAY MARAYKAN KA OO SOO GAARAY MUQDISHO

Ugu yaraan 70 qof oo laga soo tarxiilay Mareykanka ayaa dib loogu celiyay M/Muqdisho ee caasi madda Soomaaliya.

Dadkaaasi ayaa muddo ku xirnaa dalka Mareykanka, sida ay qortay wakaaladda wararka ee Soom aaliyaa Sonna oo soo xi gatay wasiirka amingaa gudaha ee Soo maaliya Cabdirasaaq Cumar Maxa med.

Dadkaasi waxay dalbadeen in dib loogu celiyo Soomaaliya, sida Sonna ay ku qort ay boggeeda internetka. Dhawaan ayay ahayd markii dad badan oo Soomaali ah laga soo tarxii lay Mareykanka, dibna loo gu celiyay Muqdisho.

Dadkaasi ayaa Muqdisho gaaray 25 Jan uary, oo ahayd afar maalmood ka dib mar kii Trump uu xilka la wareegay. Dadka So omaalida ee Mareykanka ku xiray aa yaa waxaa ka mid ah kuwa dembiyo geystay iyo kuwa sharciga dalkaasi waayay, si da uu safiirka Soomaaliya ee Mareykanka u sheegay BBCda bishii January.

Safiirka ayaa sidoo kale sheegay in dad ka la soo celinayo aysan xiriir la lahayn do orashada Trump, Horeyna loo qorsh eeyay in ay dalkooda dib ugu nqodaan. Madaxw eynaha Mar eykanka, Donald Trump, ayaa Isniintii saxiixay amar cusub oo uu Ma reykanka uga mamnuucay dadka ka safr aya lix dal oo Muslimiin ah. Dalalkaasi waxay kala yihiin, Soomaali ya, Suudaan, Liibiya, Iiraaan, Yaman iyo Suuriya.

FARMAAJO OO 30,000 OO QOYSKIISA HAD IYAD AHAAN LOOGU KEENAY KU WAREEJI YEY GUDIGA GURMADKA

Madaxweyne Farmaajo ayaa $30,000 oo lacag ah oo hadiyad ahaan loogu kee nay qoyskiisa ku wareejiye Guddiga ab aaraha. waxaana guddiga ku wareejiye RW kheyre oo shalay si toos fadhiya SN TV. Lacagtan ayaa ah tii 2aad ee uu gudi ga ku wareejiyo Madaxweyne Farmaajo,

Shikh Nuur Baarud oo si toos ah shalay uga sugnaa xarunta SNTV aya ka gudoomay madax weynaha Dhinaca kale TV SNTV ayaa uu fadhiya Ra´sal wasa are Kheyre oo isna yaboohga lo sa meyn ayo abaaraha ka qeybgalaya

Madaxweynaha Farmaajo ayaa xiligi uu musharaxa ahaa wuxu Guddiga ku ware ejiye $30,000 doollaar. Tanina waxay ka dhigan tahay inuu mar 2aad uu ugu deeq ay gudiga abaraha qarash-60.000 Dollar

RUGTA GANACSIGA SOOMAALIYEED OO KHAMIISTII MAR KALE GUDDOOMIYE U DO OR TAY MD.GABEYRE

Maxamuud Cabdikariin Gabeyre ayaa dorraad mar kale loo doortay Guddoomiya ha Rugta Ga nacsiga Soomaaliyeed 5ta Sano ee soo socoto. Mr Gab eyre ayaa loo door tay Xilka Guddoomiya ha Rugta Ganacsiga ka dib markii 2 Xubno od kale ay ugu tartam een Kursigaasi.

Doorashadaan ayaa waxaa ka qeyb ga lay islamarkaana codeeyay dhammaan Rugaha Ga nacsiga Soomaaliyeed ee Maa mul Goboleedyada kuwaas oo tiro ahaan 65 Xubnood gaarayay. Gu ddoomiyaha Ru gta Ganacsiga Soomaaliyeed ee la door tay ayaa ku guuleystay mar kale xilkaasi ka dib markii uu helay illaa 54 Cod.

Intaas ka dib ayaa waxaa Madasha Do orashada Hadal ka jeediyay Guddoomiya ha loo doortay Rugta Ganacsiga Soomaali yeed Maxamuud Cabdikariin Gabeyre oo Mahad celin ka dib sheegay inuu wax bad an u qaban doono Ganacsatada Soomaal iyeed.

Golaha Guud ee Rugta Ganacsiga So omaaliyeed ayaa ka kooban 65 Xubnood kuwaas oo kha miistii ka wada qeyb galay codeynta Doorashada G/Rugtaasi. C/ras hiid Maxamuud Cali oo ah Was iirka Wasa aradda Ganacsiga iyo Warshadaha X/S. oo ka qeyb galay Munaasabadda Doora shad aasi ayaa soo dhaweeyay Doorasha da Guddoomiye Gabeyre isagoona ballan qaaday inay la sha qeyn doonaan Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed.Rugta Ganacsi ga Soomaaliyeed ayaa tan iyo markii la’a asaasay wax badan ka qabatay arrimaha Ganacsatada Soomaaliyeed.

WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA OO BEELAHA HAWIYE ISKU HEYSTAAN IYO LIISKII HORE OO QAAR BADAN LAGA SAARAY

Wasiirada cusub ayaa la filayaa in ay kasoo dhax muuqdaan xubno aad ugu dhaw dhaw Madax weyne Farmaajo qeyb na ka ahaa oloihii doorashada uu kusoo baxay, waxaa sidoo kale Wasiirada ka soo muuqan doona xubno horey Wasiiro u soo noqday . Wasiirka murunka ka taagan yah ay ay aa ah wasiirka ariamah gudaha oo ay isku heystaan Beelaha Abgaal, Habar gidur iyo Xawaadle iya doona qabiil waliba doonaayo in uu qabto jagadaas

Waxaa soo baxaayo liiskii horay u he shay saxaafada qaar badan.laga saaray halka kuwa hada ku qorana ay hada ka mid ahaan doono Xildhibaano katirsan Ba ralamaanka Soomaaliya ayaa sidoo kale la filayaa inay kasoo dhax muuqdaan gola ha Wasiirada cusub, waxaana wasiiradan inta badan lagu soo xulan doonaa aqoon iyo karti sida aan wararka ku helnay.

Warar aan ka helnay ilo ku dhaw dhaw Ra’Isul Wasaaraha Xukuumada Soomaali ya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegaya in golaha Wasiirada ay noqon doonaan 25Wasiir, Wsaiir kuxigeeno iyo Was iiruDo wlayaal. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa la filayay in uu shalay ku dhawaaqo golaha Wasiirada hasa ahaatee waxaa soo baxaya inay jiraan dib u dhacyo ayna socdaan wali wadata shioyo laga yeelana yo dhismaha xukuumada cusub.

Magacaabista Golaha Wasiirada ayaa la filayaa inay dhacdo isbuuca manta bilowga ah qeybihiisa hore,waxa ayna dad badan ay ka dhursugayaan cikda kusoo bixi doonto kamid noqoshada Golaha Wasiirada xukuumada Soomaaliya.

Shabakada Xogta Media oo maalmah aan idiin soo bandhigaysay hadba waxa ku soo kordha Liis ka Magacyada Wasiira da cusub ayaa shalay mar kale ka heshay Xafiiska R/wasaare Kheyre Liis kale oo la gu qoray Wasiiro dhowr ah oo la damacs an yahay in la magacaabo balse wali ho wshoo da iyo wada tashigooda waxaana dhici karta in la badalo qaarkood.

LIISKA WASIIRADA MAANTA YAALA XAFIISKA RA’IISULWASAARAHA WAXA AY KALA YIHIIN

BEESHA DIR

Saalax Axmed Jaamac ( Isaaq , Habar Yo onis )

A/rahman ducale beyle (Gudu birsi Maxa ad case )

Abdulkadir Sheikh Ali Ibrahim ( Dir , Reer Awsaciid)

Sh.Nuur ( Dir , Biimaal) Maxamed Ca li Xa gaa ( Ciise)

C/caziiz Yuusuf (Surre)

BEESHA DAAROD

Cali Xaji Warsame ( Majerten , Cumar Ma xamuud , Reer Mahad )

Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane (Ogaden , Cawlyahan)

Jaamac Ceeydid ( Dhulbahante)

Zakariye M/uud Xaaji Cabdi ( Leelkase )

Zahra Qoorsheel (Warsangeli )

C/raxmaan Cabdulle (Awrtable)

BEESHA HAWIYE

Khadiija Cosoble Cali (Abgaal,Harti,War sangali )

Dr. Abdinur Mohamed ( Xawadle )

Abdihakim Macalin Axmed Maalin ( Habar gidir,Ceyr )

Mohamed Mukhtar (Gaaljecel)

Yuusuf Black (Hawiye Gugundhabe Jije elle)

Abdirahman Dhere (Shiikhaal Qudub)

BEESHA DIGIL & MIRIFLE

Ali Faqi ( Digil / Tunni )

A/hakim Mohamud Haji Faqi(Digil/Dabare)

Cabdifitax Geesey ( Mirifle / Leeysan )

Aadan Maxamed Nuur ( Mirifle / Hadame )

M/med Adam Fargeeti (Mirifle / Disoow)

Samra Ibrahim (Mirifle Geledle)

BEESHA SHANAAD

Fahad Yaasin Xaji Dahir ( Reer AwXasan / Reer AwMahdi )

Saciid Ciid ( CarabSalax)

C/raxman colad maxamed (Yaxar)

C/rashiid Maxamed (Banaadiri)

Maryan Qaasim (Kulmis)

Maryan Aweys ( Jareerweyne)

Go’aanka ugu dambeeya waxaa leh RW Kheyre waxaana laga yaabaa qaarkood in la badalo walina wada tashi ayaa socda la gu gorfeynayo magacaabistooda.

FG: Waxii soo kordha waan idinla socod siin doonaa sida ugu dhaqsiyaha badan daqiiqad kasta in dhaha ku haay shabak ada Xigasho:dayniile.com

DOWLADDA OO XALAY KU DHAWAAQDAY GA RGAAR LOOGU TALAGALAY DADKA ABAAR AHA AY SAAMEEYEEN

R/wasaaraha XFS Xasan Cali Kheyre oo xalay ka qeyb qaadanaya Barnaamij si toos kaga baxaya Telefishinka Qaranka Soomaliyeed ee SNTV ayaa sheegay in DFS ay ugu deeqday dadka Abaara ha ay saameeyeen deeq daawo ah. R/wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in deeq dawo ah oo gaaraysa 2.5 Ton loogu deeq day dadka Abaaraha ay saameeyeen ga ar ahaan dadka la il daran cudurada kala duwan, sida cudurka Shuban biyoodka oo dad badan ay u dhinteen xiligaan.

Xasan Cali Kheyre R/wasaaraha XS ay aa sheegay in deeqdaan ay tahay tii ugu horeysay islamar kaana maalmaha soo so cda ay deeqo kale la gaarsiin doono dad ka Abaaraha ay ku saameeyeen Gobol ada dalka Soomaliya.

AMISOM OO LAGU EEDEYAY INAY KA CA GAJIIDEYSO BIXINTA MAGDHOW DAD AY LAYSAY

Ciidamada AMISOM ayaa lagu eedeey ay inay ka gaabisay bixinta magdhowga dad ay ku laysay Qoryoolay. Dadkaasi ay aa ku dhintay hub ay ciidamada AMISOM ku dhufteen gaari qudaar siday. Arrintaasi ayaa dhacday bishii September ee sanad kii tagay. Balse muddo ka dib reerihii dad koodu dhinteen waxay sheegayaan inays an helin magdhowgii loo ballan qaaday.

Dhinaca Kale, ciidamada AMISOM ay aa sheegay in weli gacanta lagu hayo ba aritaanka dhacd adaas Korneel Musibi Ba ngani oo ka tirsan xafiiska AMISOM ee la socda dhibaatada dadka rayid ka ah ka soo gaarta hawlgalka ayaa sheegay inay ji raan dhacdooyiin aad u badan oo ah dad ay dhi baato ka soo gaartay howlaha Ciid amada, wuxuuna codsaday in shacabka ay dulqaad muujiyaan.

Ciidamo AMISOM oo Soomaliya jooga muddo 10ah ayaa waxa ay siyaabo kale duwan ugu dhibaa teeyeen howlagaladoo da shacab Soomaliyeed warkoodana way aa ku soo koobeen kaliyaha in dib eeg is lagu sameyn doono.

NIN XALAY LAGU DILAY MAGAALADA MUQDISHO

Nin la sheegay in dadka deegaanka uu ka mid ahaa, ayaa xilligii uu Maqribka soo dhawaa waxaa lagu dilay Degmada Waab eri ee Gobolka Banaadir. Dilka ninkan, ay aa wuxuu ka dhacay xaafadda Buurdhe ere, xilli ninkaasi uu fadhiyay goob ay isu gu timaado bulshada, islamarkaana uu ku ciyaa rayay ciyaarta dubladda,

Rag bistoolado ku hubeysnaa oo aan he ybtoodu la garanayn, ayaa waxay ninka asi ka toogatay qaybaha kore ee jirkiisa, waxaana dilka ka dib u suurtagashay in ay ka baxsadaan halkaasi.

Ciidamada Dowladda oo ku baxay goob ta uu dilku ka dhacay, ayaa waxaa la soo sheegaya inay ka qaadeen meydka ninka asi, mana jirto cid ay u soo qab qabteen dilkiisa. Waxaa soo baxaya wa rar sheega ya in ninka la dilay oo magaciisa lagu soo koobay Caddow, uu ka tirsanaa Ciidanka Bool iska ee ka hawlgala G/Banaadir.

Md.C/fitaax Cumar Xalane, Afhayeenka Maamulka G/Banaadir, ayaa sheegay dilal ka ka dhacaya M/Muqdisho inay gaysana yan waxa uu ugu yeeray duul u taagan inay wax uun dilaan. Afhayeenka, ayaa waxaa uu ku hanjabay in gacanta lagu soo dhigi doono dembiileyaasha, lagana toogan doono madaxa, sida uu yiri.

Dilalka oo maalmahaanba wax joogto ahi ka noqday M/Muqdisho, ayaa dareen ku dhaliyay bul shada ku dhaqan magaala da.

G/BAARLAMAANKA OO KA QAYB GALAY KUL AN AY ISUGU YIMAADEEN HAWEENKA BAA RLAMAANKA IYO BULSHADA RAYIDKA

Kulanka oo looga hadlayey wada shaq eynta Haweenka ku jira Barlamaanka iyo Bulshad raydka waxaana Kulankaas Dii rada lagu saarey abaaraha ka jira dalka iyo guulaha boqolkiiba 30% ha weenka ka gaareen Baarlamaanka sidoo kale wa xaana si gaar ah ahmiyad la siiyo sidii Haween ka ay uga Muuqan lahaayeen gol aha Wasiiradda. Kulankaas waxaa ka qe yb galay G/BS. iyo Gudoomiyihii Gudigii Doorashadda daban Avv Cumar Dhagay waxaana Kulankaas Haween Barla maan ka iyo Bulshadda raydka ku Wareejiyeen G/B. Lacag gaareysa lix kun oo dollar oo ay ugu tala galeen in wax looga qabto Ab aaraha Saameeyey dad iyo Duunyo.

Kulankaan waxaa soo qaban qaabiyey Hay’ada IIDDA.iyadoo Kulankaas Balaa ran Hayada IIDA ka soo saartey Warsaxa aafadeed waxaana akhriyey Xaliimo Jaa mc waxay sheegtey in Kulankaan uu ah aa Mid looga hadlayey Abaaraha iyo Koo ntada haweenka waxaana uu socdey 69 Bisha.

Gudoomiye Jawaari oo ka hadley Kula nkaas ayaa u Mahad celiyey intii soo qab anqaabisey Ku lankaa isagoo kula dardaar mey Haaweenka inay halkaas ka sii wad aan Dadaalka ay ku doonay aan inay ka muuqdaan Hayada Dowada. Gudoomiye Jawari ayaa sheegay in sidii haweenka ku heli lahaayeen saamiga %30 dadaal bad an laga soo maray , waxa uuna tilmaamay in muhiim tahay in hada laga sii shaqeeyo sidii haweenka ku heli lahaayeen xaquuq da ka maqan marka la gaaro 2020ka.

Hayada IIDA ayaa Shahaadooyin Gud oomsiisay dadkii ka soo shaqeeyey Aqo onta30 %, Ha yada IIDA ayaa Mudooyinka an wadey Barnaamijyo lag hormarrinayo Haweenka sidoo kale waxay ahayd qayb ka ahayd Dadaalkii lagu gaarey in ay haw eenaka Koonto Fiican ka helaan baarlam aanka.

DAABACADA LACAGTA CUSUB EE SOMALIYA LOO SOO SAMEYNAYO OO LAGA HADLAY

Kun shilin Soomaali Dowladda Sooma aliya ayaa ku dhawaaqday inay soo daab eceyso lacag cu sub oo naqshad cusub leh. Lacagtan cusub waxay noqoneysaa middii ugu horeysay tan iyo markii ay burb urtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

Waxaa la sheegaa in Muddaddii burb urka, dalka Soomaaliya la geliyay lacag been abuur ah oo dad kala duwan ay daa beceen. Dowladda Soomaaliya ayaa shee gtay in lacagta hadda la istic maalo "dham maanteed ay tahay been abuur, suuqana ay laga saari doono.” Soomaaliya ayaa ha dda si weyn looga isticmaalaa dollarka oo sababay sicir bar ar. Sanado badan, shilinka Soomaaaliga wuu sabeynayay, taas oo ay ka dhalatay dagaallada dalka ka jiray iyo lacagta oo cidini aysan maa mulin. Sawirada: dadka qaxootiga ee Sugaya in la celiyo QM oo ka dayrisay abaarta Soomaaliya Abaarta hadda taagan mala mid noqon kartaa tii 2011kii?

Markii ay dowladdii dhexe meesha ka baxday, qiimaha shilinka Soomaaliga ay aa aad hoos ugu dhacay. Dadka dhaqaala ha ku taqasusay waxay sheegayaan in "ur uro iyo maamul goboleedyo ay daabece en lacag been abuur ah oo hadda suuqy ada laga isticmaalo”.

Dowladda Soomaaliya oo taasi sabab u ga dhigeyso, ayaa hadda qorsheyneyso in ay bedesho qaabka ay hadda u egtahay shilinka Soomaaliga. Dowladda ayaa daa bacaadda lacagta cusub la ka ashaneyso hay’adda lacagta adduunka ee IMF. Wax aa la filayaa in 60 milyan oo dollar ay ku baxdo daabicidda lacagta cusub, ayna diy aar noqon doonto ugu dambeyn dhamm aaadka sanadkan.

Soomaaliya oo lacag cusub soo daab acaneysa Maxamed Ibraahim Farageedi oo ah wasiirka maaaliyadda, ayaa sheega y in lacagta cusub ay la mid noqondoonto lacagaha kale ee caalamigaa ah. "Lacagta cusub waxay u la mid noqon doonaa ku wa caalamka intiisa kale laga isticmaalo oo aan la been abuuri karin. Waxay yeel andoonaa waxyaabaha amni ah”.

Wuxuu intaa ku daray "naqshadda laca gtan iyo muuqaalkeeda gebi ahaanba wuu ka duwanaan doonaa midda hadda suuqa ku jirto ee la isticmaalo”.

Caqabadaha dowladda ay wajeheyso waxaa ka mid ah sida loo kala saari karo midda been abu urka ah iyo tan runta ah, marka ay gaarto in dadka loo bedelo, ma adaama bangiyo badan aysan dal ka Soo maaliya ku oollin. Waxaa kaloo caqabad ah sida lookala bedelanayo lacaagta cu sub iyo mid da hadda la adeegsado.

"Waxaa jiridoono xarumo gaar ah oo loo gu talagalay in dadka loogu bedelo lacag tooda si ay u hel aan midda cusub”, ayuu yiri wasiirka maaliyadda, M.Ibraa him.

Dowladdi, maarka hore waxay doonay saa inay ka shaqeeyso sidii amniga loo sugi lahaa, Sida wasiirka uu sheegay. Wa xaana la filayaa in lacagta cusub ay gacan ka geysato sidii loo xakameyn lahaa sicir bararka. Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo lacag laga xaday

FEYSAL CALI WARAABE "XASAN SH. 2 QOD OB AYUU KA BAXAY”

Guddoomiyaha xisbiga UCID Feysal Ca li Waraabe ayaa sheegay Dowladdii hore Soomaaliya in ay ka baxday heshiisyo ay la gashay Maamulka Soomaaliland, kaasi oo ay kala saxiixdeen Mas’ uuliyiin ka soco tay Labada dhinac.

Waxa uu sheegay Dowladdii hore ee So omaaliya inay sameeyeen qalad, maadaa ma Soomaa liland ay uga baxeen Labo he shiis oo ay la galeen, taasina ay aheyd, mid aanan wanaagsaneyn. Si doo kale Ing Feysal ayaa Madaxweynihii hore ee Soom aliya Xasan Sh. ku eedeeyay inuu ka bax ay 2 Qodob oo uu la gaaray Soomaalila nd, isagoo sheegay intaasi ay aheyd mid masuuliyad daro ah.

Ing.Feysal ayaa sidoo kale sheegay Do wladda cusub inay ka rajeynayaan inay sa xdo qaladaad kii hore, si horey loogu sii so cdo, loona amba qaado heshiiyadii hore.

Soomaaliland ayaa isku heysata inay ta hay dal ka madax bannaan Soomaaliya, waxyna mar walba u hanqal taageysaa in ay aqoonsi ka hesho Dowladaha caalam iga ah, maadaama ay shee geen inay yihi in dal ka gooniya Somaliya inteeda kale.

BRITAIN OO DHALASHADA KALA LAABATAY NIN LAGU EEDEEYAY XIRIIRKA AL SHABAAB

Dowladda Britain ayaa kaarka aqoon siga dhalashada Dalkaasi kala laabatay Muwaadin ka soo je eda Dallka Suudaan ka dib markii lagu helay in uu xiriir la leey ahay Xoogga Xarakada Al Shabaab.

Britain ayaa sheegtay in Ninkan uu u saf ray Dalka Soomaaliya, islamarkaana uu gaaray goobo ay maamulaan Xarakada Al Shabaab. Xukuumadda London ayaa sid oo kale shaaca ka qaaday in Muwaadin kan ka soo jeeda Suudaan markii uu safra yay inay la socdeen labo kale oo ka mid ah Xoogaga Al Shabaab.

Britain ayaa ugu dambeyn shaacisay in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi do ono qof walba oo lagu helo in uu xiriir la le eyahay Kooxda Daacish iyo Xoogaga Xarakada Al Shabaab

QM OO DIGNIINTII UGU DARNAYD KA SOO SAARTAY ABAARAHA

Madaxa hawlaha bani’aadminimada ee QM ayaa sheegay in dunidu ay wajahayso dhibaatadii bani’aadminimo ee ugu weyn ayd tan iyo markii la Aasaasay QM 1945kii. Stephen O’Brien ayaa u sheegay golaha ammaanka in tiro ka badan 20 Mil yan oo qof oo ku nool 4 Dal oo kala ah Su uda anta koofureed, Yemen, Soomaaliya iyo Nayjeeriya ay wajahayaan gaajo iyo macaluul, haddii aan la helin dadaal loo dhan yahay oo caalami ah.

Mr O’brien wuxuu sheegay in baahida ugu daran ay ka jirto Yemen, halkaasoo 3 meelood oo meel dadka dalkaas ku nool ay khatar ku jiraan, ayadoo xaaladdana ay sii xumaanayso. Waa digniintii u gu damba ysay ee ka soo baxda QM oo ah in aysan haysan imkaaniyaadkii ay wax uga qaban laha ayeen mushaakilkan sii darsanaya ee

dalal badan ka jira.

XIGMADIHII LAGA DHAXLAY FEERYAHANKII CAANKA AHAA ALLAHA U NAXARIISTEE MAXAMED CALI KALAAY

1 Waxaan necbaa daqiiqad kasta Tab abarka, Laakiin waxaan nafteyda ku oran jiray, Ha joojin. Hadda dhibaato badan ha ku gaarto ka dibna u Noolow inta cimrigaa ga ka dhiman adigoo ah Hory aal Guuleys tay

2 Waxaan ka baryay Alle inuu i xafido ig ana ilaaliyo cadowgeyga, durbadiba waxa a bilaabatay ina an waayo saaxibadi xuma 3 Ninka isagoo 50 sano jir ah u arka No losha sidi uu u arkayay kolkii uu 20 jirka ahaa, wuxuu lumiyay 30 sano oo Noloshi isa ah

4 Ma aaminsani in aan qaato Go’aan sax ah, waxaan qaataa Go’aan ka dibna wax aan ka dhigaa mid Sax ah

5 Marnaba kuma fakirin in aan guuldare ysanayo, laakiin hada way dhacday, waxa keliya harsan waa in aan sameeyo wixi sax ah. Taasi waa waajibaadkeyga iga sa aran dadka i aaminsan. Dhama anteen wa a na soo mareysaa guul darro nolosha ah

6 Waxa jirkeyga u soo dhibtooday una so o adkeystay way u qalantaa wixi aan gaa ray Nolosha. Qof ka aan lahayn geesinimo ku filan uu ku wajaho khatar kasta oo ka hor timaada marnaba ma gaarayo wax gu ul ah Nolosha

7 Waa Iimaan la’aanta waxa ka dhiga dadka in ay ka cabsadaan wajahida dhib aatada iyo loolanka Nolosha. Anigu Alle ayaan Aaminsanahay, Nafteydana waan ku kalsoonahay

8 Sidee bay ii weydiin karaan in aan xirto Ciidan oo aado lix & toban kun oo Kiilomi tir meel gurige yga u jirta ka dibna aan ba mboooyin iyo xabad la dhaco dad midab bunni ah leh oo Vietnam ku nool kolka dadka Madow aan ka dhashay ee M/Lou isville ku sugan loola dhaqmo sida Eydi lo ona diido xuquuqdoodi bini’aadanimo?

9 Mar uu guuleystay oo la weydiiyay ma dabaal degtay ayuu ku jawaabay, "Waan soo dhameeyay dabaaldegaygi. Salaad ayaan u tukaday Rabigay”

Wuxuu ahaa Geesi aan runta la gaban, Wuxuu lahaa Iimaan xoogan. Wuxuu Alle siiyay Xikmad. Allaha u Naxariisto, Jann adi Fardowsana ka waraabiyo. Fadlan Wa laal adigoo Mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan. Xigasho: Farah Cawaash.

XILDHIBAAN KA BADBAADAY ISKU DAY DIL

Mid ka mid ah xubnaha Golaha Dega anka Degmada Gaalkacyo ee xarunta G/ Mudug ayaa habe enkii jimcaha wuxuu ka badbaaday isku day dil, xildhibaanka bad baaday ayaa waxaa lagu magaca abi jiray C/fataax Xasan Xuseen. Kooxo hubey san ayaa weerar ku qaad ay, waxaana xil dhibaanka Rasaastii lagu furay ka soo ga artay dhaawac fudud, sida ay inoo sheege en saraakiisha laamaha ammaanka ee ku sugan Gaalkacyo.

Askari ka akdhowaa goobta lagu weer aray xildhibaanka ayaa waxa uu Rasaas ku furay Dableydii, inkastoo ay goobta ka ba xsadeen. Xildhibaan C/fataax Xasan Xuseen oo dhaawac fudud uu ka soo gaa ray gacanta ayaa islamarkiiba waxaa loola car aray isbitaal ku yaalla M/G/kacyo

2 ka hor ayay aheyd markii M/Gaalkac yo uu ka dhacay Qarax Gaarigiisa loo gu xiray Xil.C/qaadir Faarax Bootaan oo ka mid ah Xil/B/M/Puntland, kaasi oo soo gaa ray dhaawac culus. Xildhibaan C/dir Faar ax Bootaan ayaa dhaawaciisa waxaa loo la cararay M/Nayrobi ka dib markii saraaki isha caafimaadka G/Mudug ay sheegen in dhaawaciisa aan waxba loga qaban karin gudaha dal ka.

QARAXYO LAGU QABTAY KISMAAYO

Ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka Maamulka Jubbaland ayaa saaxnimadii jimcah Xaafadda Farjano ee M/Kismaayo ee G/Jubbada Hoose waxa ay ku qabteen Qaraxyo habeen la dhigay halkaasi.

Saraakiisha laamaha ammaanka Ma amulka Jubbaland oo faah faahin ka bxiy ay Qaraxyadan ay qabteen ayaa waxa ay sheegeen inay ahaayeen Miinooyinka la ga hago Rumuudka gacanta, waxayna hal kaasi ka qaadeen Ciidamada waxyaabihii Qarxayay.

Sidoo kale saraakiisha ammaanka ayaa waxa ay sheegeen Qaraxyadan inla doon ayay in lagu Qarxiyo dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan, waxayna ku eed eeyeen in AlShabaab ay ka da mbeeye en, iyaga oo sidoo kale shacabka ugu ba aqay in ay Ciidamada la shaqeeyaan si lo oga hortago falalka la xiriira amni darada.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubba land ayaa sheegay in shalay subaxdii y Ciidamadu ay owl gallo lagu raadinayo rag gii ka dambeeyay falkan iyo si dii loo xas ilin lahaa amniga M/Kismaayo ka sameeyeen.

SOMALILAND "DFKA WAY KA SOO HORJEE DAA HORMARKEENA”

Maamulka Somaliland ayaa waxa uu sheegay D/F/Soomaaliya inay ka soo horj eedo hormarka uu gaarayo Maamulka Somaliland, taasi oo ay ku tilmaameen wax laga xumaado. Wasiiru Dowlaha W/Sh/iyoshaqaalaha M//Somaliland oo wa rbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Som aliland uu ya hay dal ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale.

Waxa uu sheegay Somaliland inay u madax banaan tahay inay heshiisyo caal ami ah la gasho Dowladaha kale, oo ay san kala tashaneyn DFS. oo mararka qaar fara gelin ku sameysa, sida uu sheegay. Md.C/laahi Daahir Cabdi (Diini) W/Dow la ha W/Sh/iyo shaqaalaha M/Somaliland ay aa sidoo kale waxa uu sheegay in Som ali land ay ku sax saneyd heshiiskii ay saxi is day, kaas oo ku aadanaa in Imaaraadka Carabta uu saldhig Milateri ka furto Mag aalo xeebeedka Berbera.

AMISOM OO DALBATAY CIIDAMO DHEERA AD AH

Ergeyga Gaarka ee Ururka M/Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, ahna Ma daxa howlgalka AMISOM, Francisco Ma deira ayaa ka hadlay Howlgalka Ciidanka AMISOM ee ku sugan Soomaa liya.

Waxa uu sheegay Francisco muhiim in ay tahay inay helaan Ciidamo dheeraad ah oo lagu soo daro Howlgalka AMISOM, si loo soo xoojiyo taageerada la siinayo Dowladda cusub ee Soomaaliya.

Danjire Francisco Madeira ayaa shee gay Howlgalka Ciidanka AMISOM in had da uu marayo meel wanaagsan, balse we li ay tabayaan Ciidamo cusub, maadaama Howlgalka nabadeynta Soomaaliya uu qaatay waqti badan. "Waxaan u baahan nahay Ciidamo dheeraad ah, oo lagu xooj inayo Dowlad da cusub, Howlgalka AMIS OM sida hadda uu ku socdo waa si wana agsan, AMISOM waxa ay ku dadaaleysaa sidii ay Soomaaliya u nabadeyn laheyd” Ayuu yiri Mr. Madeira.

Sidoo kale Ergeyga Gaarka ee Ururka M/Afrika Francisco Madeira ayaa afka ku balaariyay in uje edka AMISOM aan marna ba la hiigsan doonin haddii aan la helin ba aqa ay jeedinayaan ee ah inay helaan Ciidamo dheeraad ah. Ugu dambeyntii Da njire Francisco Madeira ayaa sheegay in ay xoo jinayaan Dagaalka ay kula jiraan ur urka Alshabaab, oo ku sugan qeybo bad an oo ka mid ah K/furta iyo Bartamaha So omaaliya, kuwaasi oo mararka qaar weer aro ka fuliya xarumaha Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM.

Bam lagu weeraray Xalay Madaxtooy ada Hirshabeelle ee M/ Jowhar

Wararka ka imaanaya M/Jowhar ayaa sheegay in bam lagu tuuray Madaxtooya da D/G/ledka Hir shabeelle halkaa oo uu maqribnimadii Xalay gaaray madaxweyna ha Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble.

Bamka oo laga maqlay inta badan xaaf adaha ay ka kooban tahay M/Jowhar ayaa waxaa xigay rasaas la riday hase yeehee ma jirto wax qasaare ah oo uu geystey ba mkan. Xilligii uu dhacayay bamkan ayaa la sheegay in Md.Cosoble uu kulamo la la haa qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Hirsha beelle.

Madaxweyne Cosoble iyo M/weyen ku xigeenka Hirshabeele Md. Guudlaawe ay aa maqribnimadii xalay gaareen M/ Jow har ka dib markii ay safar dhulka ah uga ga soo baxeen M/Muqdisho ee caa simada dalka Soomaaliya.

R.wasaaraha oo ganacsatada kala had lay caawinaad deg deg ah oo la gaarsiiyo dadka ay Abaartu saameysay

R/Wasaaraha XFS Md Xasan Cali Kheyre ayaa khamistii kulan ballaaran la qaatay ganacsatada So omaaliyeed iyo ururada bulshada, isaga oo kala hadlay sida ugu haboon ee gurmad deg deg ah oo lagu ga arsiin karo dadka ay abaaruhu saameynta ba’an ku yeesheen.

R/Wasaaraha ayaa ka dalbaday ganacsa tada Soomaaliyeed inay kaalin mugleh ka qaataan taak ul eynta dadkan, isaga oo xus ay in guddiga gu rmadka Qaran ee Abaara ha ay ku tabarucaan wixii dhaqaale ah, is la markaana ay ka mid noqdaan howlwad eenada guddiga si ay u ogaadaan habka loo maamulayo lacagahaasi.

"Haddii ay jirto maalin la idiin baahan ya hay, maanta ma jirto maalin la idiinkaga baahi badan ya hay, waxaan idinka cods anayaa inaad si dhaqso leh ku bixisaan wixii aad awoodaan ee aad ku taak uleyn kartaan shacabka abaareysan” ayuu ku yiri R.wasaare Kheyre xubnihii ganacsata da oo ay hogaaminayeen Rugta ganacs iga Soomaaliyeed.

"Haddii aad lacag abuurtaan, halkeed ku cuneysaan, haddiiba dadkiinii ay abaaro u le’anayaan, waad la socotaan shacabka Soomaaliyeed kala bar abaartu wey saam eysay” ayuu mar kale yiri isa ga oo tilma amay in guddigan ay madax u yihiin dad wadaado ah oo bulshada dhexdeedana sumcad ku leh. Ganacsatada ayaa dhan kooda ballan qaaday inay bixinayaan dha qaalo lagu taakuleeyo dadkaasi ay abaaru hu ku dhufteen, iyaga oo tilmaamay in si madax banana ay uga qeyb qaateen taa kuleynta abaaraha, taana ay diyaar u yih iin inay gurmad qaran oo si wada jir ah loogu fidiyo dad kaasi u baaba’aya gaaja da, haraadka iyo xanuunada.

Ugu dambeyntii, Ra’iisal Wasaaraha ay aa ballan qaaday inuu fududeynayo wax kasta oo ku xiran dhanka dowladda si loo helo gargaar gudaha iyo dibedda, isaga oo ugu baaqay dadka ku nool qurbaha in ay kaalinta ugu weyn ka qaataan taak uleynta dadkaasi. DHAMMAAD

Booliska Kosovo oo Qabtay Lacag 2Milyan ah oo Been Abuur ah

Bilayska Kosovo ayaa qabtay 2milyan oo lacagta Euro ah oo la daabacay, waxayna madaxdu ku tilmaameen inay tahay lac agtii ugu badnayd oo been abuur ah oo la gu qabto Kosovo in ka badan 10sano.

Gaari Taxi ah oo ay wateen laba nin oo ka soo kala jeeda Cameroon iyo Albania ay aybilaysku ku joojiyeen xudduudka Ko sovo ay la wadaagto Albania. Waxaa gaa rigaa laga helay lacag been abuur ah oo isugu jirta €50, €100, €200 iyo €500 oo bo orso ku xiran gaariga qaybtiisa dambe.

Bilaysku waxay kaloo qabteen kiimiko lacagtaas lagu sameeyo.

Markii lacagtaa beenta ah la tiriyay wa xay gaartay 2milyan 100 & 31kun. Waxaa kaloo laga helay laba passport oo Camer oon ah, aqoonsiyo degenaasho France ah. Kosovo sumcad kuma laha inay kuwa wax kala gudbiyaa ay waddo ka dhigtaan, siduu kusoo warramyo wariyaha BBCda Guy De La uney Taariikh ahaan Kosovo waxay ka tirsanaan jirta Serbia, laakiin Ko sovo ayaa xornimada qaad atay 2008, wa ddamada Europe & Maraykan ayaa aqo onsan, waxaana ku sugan ciidamo ka socda NATO.

Laakiin dowladdaha Serbia & Ruushan ku waxay aaminsan yihiin in Kosovo ay tahay qayb Serbia kamid ah. Sanadkii ta gay bishii November waxaa meel u dhow Bulgaria lagu qabtay lacag been ab uur caddadkeedu gaarayo 13milyan oo Euro oo ahayd Shanshan boqol.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO HABEENKII JIMCAHA KULAN LA QAATAY HANTI DHOWR KA QARANKA OO XAFIISKIISA LA JABSADAY

Madaxweynaha Dowladda Soomaal iya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa hab eenkii Jimcaha Xarunta Madaxtooyada kul a kulmay Hantidhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale. Md.Farm aajo iyo Dr. Nuur ayaa kawada hadlay si da loo baari lahaa documentiyo badan oo laga baxay xafiiska Hanti dhowr ka oo ku yaala Madaxtooyada Somaaliya.

Dr.Nuur Faarax Jimcaale ayaa madax weynaha u sheegay in arintaan ay u baa han tahay daba gal badan islamarkaana maalin cad xafiiskiisa rag burcad ah ay dheceen haddana raga halka ay dhaca ka geysteen ay tahay xarunta Madaxtooyada soomaaliya. Dhinaca kale Madaxweyne farmaajo ayaa ku amray saraakiisha Ma daxtooyada in arintaani ay soo kala cade eyaan lana soo qabto raggi falkaasi ka da nbeeyay.

MAAMULKA DEGMADA AFGOOYE OO KU DABA JIRA RAGII DILAY MARXUUM AXMED SHEIK MAYOOW..

Maamulka degmada Afgooye ayaa ba araya dilka Wiil dhalinyaro ah loogu geys tay degmada Afgooye gaar ahaan Xaaf ada Godeey. Dilka ayaa la sheegayaa in ey geysteen rag ku lebisan dareeska Ciid amada Dowladda Soomaaliya,waxaana uu ka danbeeyay markii marxuumka oo la gu magacaabi jiray Axmed Sheikh Mayow uu ka madax adeegay inuu dhiibo Mobeyl uu watay.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka deg mada Afgooye ayaa sheegay in lagu daba jiro ragga ku qaraabanayay shaatiga Dowl adda ee dilka u geystay wiilka dhalinya rada oo si aad ah looga yaqaanay degma da Afgooye ee Gobolka Sh/hoose.

Xiliyada Habeenkii Degmada Afgooye waxaa ku soo kordhay dhaca baahsan oo ay geysanayaan Raga ku lebisan darey ska ciidamada Dowlada iyadoo Maamulka iyo Saraakiisha Laamaha amniga arrintan wax war ah aysan ka soo saarin

WARAR SHEEGAYA IN RA’IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA UU MAANTA MAGACAABAYO GOLIHIISA WASIIRADDA

Warar hoose oo ay Heshay Idaacadda Kulmiye ee M/Muqdisho ayaa Sheegaya in Maanta oo Sabti ah ay Suuro galtahay in Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soom aaliya Xasan Cali Kheyrre uu Magacaabo Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

Illo ku dhow Dhow Xafiiska Ra’iisul Wa saaraha Soomaaliya ayaa Xaqiijiyay in Ma anta Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku dhawaaqi doono Xukumaddiisa Cus ub,inkastoo wax kasta ay isbadeli karaan.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Ra’iisul Wasaare Kheyrre soo Magacaabay 23kii Febru ary,waxaana Maalintaas uu Farmaajo ugu baaqay Ra’iisul Wasaare Khe yrre in soo dhisitaanka Xukumadda uusan ku qaadan wax ka badan 15 Cisho.

Maanta ayaa ah 1-1ka March,waxaana Shalay ku Ekaa Mudadii loo qabtay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya inuu soo dhiso Xukumadda uu Hogaamiyo.

Inta Badan Dadka Soomaaliyeed ayaa il gaar ah ku haya Magacaabista Golaha Wasiiradda Soomaaliya,waxaana Dalka ka jirta Abaar Dad iyo Duunyaba ay u dhinteen iyo Ammaankii oo weli aan Sal fadhiya laheyn.

MADAX KA TIRSAN BBC OO HARGEYSA U JOOGA XALINTA CABASHO KA TIMID SOMALI LAND

Wararka ka imaanaya M/Hargeysa ee Somaliland ayaa sheegaya in Madax ka tirsan Idaacada BBCda ay u tageen sidii loo xalin lahaa cabasho ka tim id maamulka oo ku aadan in aanay Idaacada dhex dhexaad ka aheyn wararka ay baahiso, isla mar kaana sidii maamul oo kale ay ula dhaqmaan.

Tagitaanka Mas’uuliyiinta BBCda ee Har geysa ayaa ka dambeysay, markii Maamulka Som aliland uu ku hanjabay inuu BBCda ka mamnuuci do ono deegaanada Somaliland, hadii aysan wax ka aban cabashadooda.

Saddex Mas’uul oo ka tirsan BBCda ee gaaray Hargeysa ayaa waxaa hoggaaminaya Haw eeneyda madaxda ka ah Laanta Af Soomaaliga iyo Sawaaxiliga Caroline Karubi.

Mas’uuliyiintan ayaa doonaya inay ka qanciyaan Maamulka Somaliland tabashada ay qab aan, waxaana Laamaha BBCda ka mid tahay mee laha sida aadka ah looga dhageysto deegaanada Somaliland.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Madaxda BBCda ee gaartay Hargeysa iyo Wasiirka Warfaa finta ay kulan ku leeyihiin Xafiiska Wasiirka, wax aana la sheegayaa in Mas’uuliyiinta BBCda ay raalli gelin ka bixiyeen waxyaabaha ay ka taban ayaan shaqaalaha BBCda.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Caddaani ayaa dhowaan ku eedeeyay laanta Afka Soomaaliga ee BBCda in aysan dhex dhexaad ka aheyn arrimha Somaliland, isla mark aana doodaha ay qabato ka qeyb geliyaan dad ka soo horjeeda Somaliland.

Maamulka Somaliland oo sanadii 1991 ku dhawaaqday inay gooni uga go’day Soomaaliya inteeda kale ayaa wali helin aqoonsi caalami ah, waxaana ay ku andacoonayaan in Idaacadaha caa lamiga ah aanay tixgelin rabitaankooda iyo inay ma amul ugu yeeraan marka ay wararka ka baahi nayaan.

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip