Sports News

Man United Oo Qarka U Saaran Saxiixa Filipe Anderson Iyo Waxyaabihii Kale Ee Wargeysyada Ka Qoreen Suuqa Kale Iibsiga

0 Visits: 720 | Thursday December 31, 2015 - 20:40:18
Maalin wanaagsan dheehdeyaal kuna soo dhawaada barnaamjikeena wargeysyada iyo waxyaabihii ay ka qoreen suu kale iibisga, barnaamijkaan waa mid aan ku dhego dhageyno dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee suuqa laga qoray inagoo kasoo dhiraandhirinay dhaman wargeysyada ingiriiska ee Sports ka waxa ka qora

Read More »

Jose Mourinho Oo Dalab Ka Helay Kooxda Ugu Xun Adduunka, Weliba Dalab Cajiib Ah.

0 Visits: 783 | Thursday December 31, 2015 - 20:37:57
Manchester United weli uma aysan dhaqaaqin Jose Mourinho laakiin hal koox oo ka dhisan Brazil ayaa dalabkeeda ku aadan tababaraha banaanka soo dhigtay.

Read More »

Warbixin: Goorma Ayeey Aheyd Markii Pogba Uu Go´aansaday Inuu Ka Tago Man United, Sababta Maxay Aheyd, Maxaase U Diiday United Iney Weli Hesho Badalkiisa Inkastoo Kaliya Sadex Kulan Uu Ugu Bilowday Kooxda ?

0 Visits: 778 | Thursday December 31, 2015 - 20:34:04
Isagu ma qirto laakin waxaa lagu tilmaamaa go´aankii ugu xumaa Alex Ferguson uu qaato mudadii 27 ka sano aheyd ee uu ka talinayay masraxa riyooyinka ee Old Trafford oo ay ku ciyaartoManchester United.

Read More »

Warbixin: Ozil, Messi Mise De Bruyne Waa Kee Boqorkii Caawinaada Dhamaan Horyaalda Yurub Ee Ee 2015, Ayaase Saqafka Sare Kasoo Ag Dhawaaday ?

0 Visits: 915 | Thursday December 31, 2015 - 20:30:33
Marka laga hadlo kubadaha loo yaqaano caawinaad waxaad soo xusuusata xidig aad isleedahay waa mucjisada gool caawinaada, dadka qaar ayaa xusuusta Juan Roman Requelmi halka dadka qaarna ay xusuustaan Berkamkp ama

Read More »

Neymar, Cristiano Mise Cid Kale, Yaa Hogaaminaya Gooldhalinta Horyaalka Dalka Spain Ee La Liga ?

0 Visits: 753 | Thursday December 31, 2015 - 20:28:53
Luis Suárez ayaa u sheegay Messi iyo Cristiano in ugu danbeyn lagula xifaaltami doono kabta dahabka ah ee gooldhaliyaha yurub iyo walina tan horyaalka La Liga oo todobadii sano ee la soo dhaafax ka dhexeysay xidigaha kala hogaamiya Argentina iyo Portugal.

Read More »

Iska Ilow Barceolna, Bayern Iyo Juventus, PSG Oo Noqotay Kooxdii Dhibcihii Ugu Badnaa Uruursatay Dhamaan Shanta Horyaal Ee Ugu Waa Weyn Yurub Sanadkaan Dhamaadka Ah Ee 2015, Halkee Ay Kooxdaada Ku Jirtaa ?

0 Visits: 787 | Thursday December 31, 2015 - 20:27:00
Barcelonaayaa sanadkaan sii dhamaanaya ee 2015 aheyd kuooxdii ugu fiicneyd caalamka kadib shan koob oo ay la hoyden, laakin kooxda Catalan ma aheyn kooxdii ugu xooganeyd yurub ama heshay dhibcihii ugu fiicnaa ee kulan waliba oo horyaalka ah laga hadlado waxaana jira koox ugu yaraan halkaan boos kaga…

Read More »

Mario Balotelli Waxa Lagu Cadaadiyaa Ma Aha Kubadiisa Ee Waa Midabkiisa Madow, Sidaasi Waxaa Qaba Wakiilka Weeraryahanka Italy Mino Raiola Oo Qudhiisa Talyaani Ah

0 Visits: 721 | Thursday December 31, 2015 - 20:24:33
Mario Balotellilooma qiimeeyo si lamid ah ciyaartooyda kale, waxaana taas keentay inuu yahay ciyaariyahan madow ah, sidaasi waxaa qaba wakiilka xidigaan ee Mino Raiola, kaasoo ku eedeeyay Italy in wali ay cunsuriyad ka jirto kubada cagta.

Read More »

Khabiirka Ciyaaraha Jariiraada The Telegraph Ee Jason Burt Oo Soo Doortay Shaxda Kooxda Sanadkan Dhamaadka Ah Ee 2015 Ugu Fiican, Alexis Sanchez, Riyad Mahrez Iyo Xidigaha Shaxdan Ku Soo Baxay, Kooxdee Ciyaartoyda Ugu Badan Ku Leh?

0 Visits: 718 | Thursday December 31, 2015 - 20:14:38
Saacado kaliya ayaa ka hadhay dhamaadka sanadkan 2015, waxaana barri bilaaban doona sanadka cusub ee 2016, markasta oo uu sanad dhamaado waxaa dib uqiimayn lagu sameeyaa badhiga iyo qaab ciyaareedka ciyaartoyda iyo kooxaha kubbada cagta. Haddana khabiirka ciyaaraha jariiraada The Telegraph ee Jason…

Read More »

Jose Mourinho Oo Madax Waynaha Real Madrid Ee Florentino Perez U Sheegay In Aanu Mar Labaad Ku Soo Laaban Doonin Real Madrid

0 Visits: 726 | Thursday December 31, 2015 - 20:11:44
Jose Mourinho ayaa tan iyo markii laga caydhiyay shaqada kooxdiisii hore ee Chelsea si wayn loola xidhiidhinayay in uu dib ugu laabanayo kooxda Real Madrid oo uu iyadana ka soo shaqeeyay, laakiin sida ay ku warantay jariirada ree Spain ee Sport, Mourinho ayaa maalmihii la soo dhaafay madax waynaha Real…

Read More »

Xidiga Borussia Dortmund Ee Ilkay Gundogan Oo Ay Doonayaan Kooxaha Arsenal, Mancehster United,Liverpool Iyo Barcelona Oo Ay Juventus 30 Milyan Ku Dalbatay Iyo Dalabkeeda Oo La Soo Diiday

0 Visits: 724 | Thursday December 31, 2015 - 20:09:04
Kooxda Juventus ayaa isku dayday in ay kooxaha Arsenal, Manchester United,Liverpool iyo Barcelona ay uga hormarto saxiixa xidiga sida wayn loo doonayo ee Ilkay Gundogan oo ka tirsan kooxda Borussia Dortmund. Juventus ayaa Hundogan ku dalbatay 30 milyan oo euros laakiin kooxda Dortmund ayaa soo diiday…

Read More »

Hadalkii Tababare Sam Allardyce Ee In Klopp Uu Yahay Jarmal Jilicsan, Qaab Ciyaareedka Christian Benteke & Mignolet, Xaalada Dhaawacyada Ciyaartoydiisa Iyo Waxyaabo Uu Klopp Ka Hadlay Ka Hor Kulanka West Ham

0 Visits: 754 | Thursday December 31, 2015 - 20:06:20
Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp oo qaybta shirkiisa jaraa'id ee ka horeeya kulanka ay Liverpool u safri doonto kooxda West Ham United ayaa ka hadlay waxyaabo badan oo kooxdiisa kulankan la xidhiidha. Klopp ayaa wax laga waydiiyay hadalkii tababarha Sunderland eeSam Allardyce kaas oo Klopp ku…

Read More »

Jariirada MARCA Oo Si Wayn U Amaantay Kooxda Luis Enrique Ee Barcelona, Iyada Oo Wax Ka Qortay Rekoodhkii Gooldhalinta Ee Ay Barca Dhigtay Kulankii Real Betis Iyo Koobabka Ay Sanadkan Ku Guulaystay

0 Visits: 745 | Thursday December 31, 2015 - 20:02:17
Jariirada ree Spain ee Marca ayaa si wayn kooxda Barcelona ugu amaantay sanad cajiib ah oo ay soo qaadatay 2015, waxayna Marca ka hashay gooldhalinta cajiibka ah ee Messi, Suarez iyo Neymar oo loo soo gaabiyo MSN. Haddaba waxaa warbixin kooban oo ay Marca qortay idiin soo turjumay Laakib.net. halkan…

Read More »

Hordhac: Arsenal v Bournemouth – Gunners Miyay Ka Soo Kabsan Kartaa Jugtii Boxing Day Ka Soo Gaartay Southampton Caawa?

0 Visits: 801 | Monday December 28, 2015 - 09:31:51
Kulanka: Arsenal v Bournemouth Garoonka: Emirates Stadium Waqtiga: 8:30pm Saacada Geeska Afrika Guuldaradii weyneyd ee Arsenal ka soo gaartay Southampton ayaa mar kale banaanka soo dhigtay sida ay uga liitaan dhanka daafaca waxaana ay hoos u dhigi kartaa hamigooda horyaalka haddii ay qaladaadkaas oo…

Read More »

Hordhaca: Man United v Chelsea – Kooxdee Ayaa Caawa Ka Soo Bixi Doonta Godkii Ay Ku Dhacday Xilli Ciyaareedkan?

0 Visits: 814 | Monday December 28, 2015 - 09:29:38
Kulanka: Man United vChelsea Garoonka: Old Trafford Waqtiga: 8:30pm Saacada Geeska Afrika Inta badan sannadaha kale kulankaan waxa uu noqon lahaa kulanka ugu weyn ee sannadka lagu soo xirayo, laakiin inkastoo uu weli yahay kulan ay qasab tahay in la daawado hadana tartanka ma ahan mid sarre ee waa kooxdii…

Read More »

Saadaasha Khabiirka Ciyaaraha BBC-da Mark Lawrenson Ee Kulamada Isbuucaan Ee Premier League, Maxay Tahay Saadaashiisa Kulanka Man United v Chelsea?

0 Visits: 780 | Monday December 28, 2015 - 09:25:36
Todobaadkaan waxaa la ciyaari doonaa kulamada 19-aad ee horyaalka Ingiriiska waxaana xiiso sii yeelanaya tartanka horyaalka walow kooxda difaacaneysa aysan ku jirin kooxaha haatan isku heysta fooqa sare horyaalka laakin ay dooneyso iney saacada dhinaca kale u rogto waxaana ay caawa wajahayaan kooxda…

Read More »

Halkan Ka Daawo Muqaalka Qaabkii Ay U Dhacday Xafladii Globe Soccer Awards Ee Xalay Ka Dhacday Dubia Ee Lagu Bixiyay Abaal Marinaha Sanad Laha Ah Iyo Qaabkii Loogu Kala Guulaystay

0 Visits: 780 | Monday December 28, 2015 - 09:22:42
Waxaa sidii aanu xalayba idiin soo gudbinay Dubai ka dhacay shirka caalamiga ah ee ciyaaraha kaas oo sanadkasta lagu bixiyo abaal marino kala duwan.Waxay ahayd xafladii todobaad eeGlobe Soccer Awards,waxayna ahayd xaflad si wayn loo soo agaasimay isla markaana ay ka soo qayb galeen dad aad u tiro badani…

Read More »

Telegraph: Louis van Gaal Oo Iscasilaya Xitaa Haddii Ay Man United Ka Badiso Chelsea Caawa.

0 Visits: 746 | Monday December 28, 2015 - 09:20:18
Louis van Gaal ayaa ka tagi kara Manchester United isbuucaan xitaa haddii ay Old Trafford caawa ku garaacaan kooxda Chelsea sida ay qortay saaka jariirada The Telegraph.

Read More »

Taageerayaasha Kooxaha Kale Oo Kulanka Man United Iyo Chelsea Ee Caawa U Bixiyay 'El Boringo'. Sababta Maxay Tahay?

0 Visits: 718 | Monday December 28, 2015 - 09:18:36
Bishii August labada kooxood ee Man United iyo Chelsea waxaa loo arkayay kooxo awood badan oo hanashada horyaalka tartan adag u geli doona iyadoo qabiiro badan oo daafaha dunida kala jooga ay labadaan kooxood u kala saadaalinayeen hanashada Premier League xilli ciyaareedkan.

Read More »

Hordhaca: Liverpool Vs Leicester City: Jurgen Klopp Oo Wiilashiisa Jawaab Ka Doonaya, Claudio Ranieri Iyo Kooxdiisa Leicester Oo Doonaya In Ay Hogaanka Sii Xejistaan

0 Visits: 785 | Saturday December 26, 2015 - 15:11:36
Kulanka: Liverpool Vs Leicester City Garoonka: Anfield Road Waqtiga: 6:00 galabnimo ee saacada Geeska Afrika Garsooraha:M. Atkinson

Read More »

Hordhaca: Man City v Sunderland: Sky Blues Oo Doonaysa In Tubta Guusha Ku Soo Laabto Kadib Guuldaradii Emirates Stadium Ee Arsenal Ka Soo Gaadhay Iyo Vincent Kompany Oo La Filayo In Uu Soo Laabto

0 Visits: 765 | Saturday December 26, 2015 - 15:06:50
Kulanka: Manchester City Vs Sunderland Garoonka: Etihad Stadium Waqtiga: 6:00 galabnimo ee saacada geeska Afrika Garsooraha:A. Taylor

Read More »