Sports News

Louis van Gaal Oo Qorsheynaya Inuu Iska Casilo Shaqada Manchester United Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan.

0 Visits: 722 | Wednesday January 20, 2016 - 10:54:05
Louis van Gaal ayaa doonaya inuu isaga dhaqaaqo Manchester United xagaagan sannad ka hor inta uusan dhamaanin qandaraaskiisa, sida ay qortay jariirada Ingariiska ee Daily Mirror.

Read More »

Macalinka Stoke Oo U Jawaabay Arsene Wenger Ka Dib Markii Tababaraha Arsenal Uu Dib U Soo Cusbooneysiisayay Dagaalka Uu Kula Jiro Stoke.

0 Visits: 683 | Monday January 18, 2016 - 11:58:33
Mark Hughes ayaa dib isaga weeraray Arsene Wenger ka dib markii tababaraha Arsenal uu dib u soo cusbooneysiiyay dagaalkii uu kula jiray kooxda Stoke City.

Read More »

WARBIXIN: Shan Waxyaabood Oo Aan Ka Baranay Kulamadii Premier League Ee La Ciyaaray Sabtidii Iyo Shalayto.

0 Visits: 691 | Monday January 18, 2016 - 11:55:21
Manchester City ayaa ahaa guuleystayaasha saxda ah ee kulamadii la ciyaaray sabtidii iyo axadii iyagoo ku soo dhawaaday kooxaha Arsenal iyo Leicester ee kaga sareeya hogaanka horyaalka Premier League.

Read More »

Benzema Oo Kulankiisii 300aad Ee Real Madrid Guul Iyo Goolal Ugu Dabaaldegay Iyo Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato.

0 Visits: 724 | Monday January 18, 2016 - 11:52:28
Karim Benzemaayaa ciyaaray kulankiisii 300aad ee Real Madrid isagoo ugu dabaaldegay labo gool uu ka dhaliyay Sporting de Gijon kulankii ay 5-1 kaga badiyeen ee ka dhacay Santiago Bernabey. Waxa uu 300 kulan ku gaaray xilli ciyaareedkiisii todobaad ee kooxda, waxaana uu ku riyaaqay 215 guul, halka uu…

Read More »

Diego Costa Oo Shaki Uu Ku Jiro Inuu Ciyaari Karo Kulanka Axada Ee Chelsea Iyo Arsenal.

0 Visits: 630 | Monday January 18, 2016 - 11:49:50
Diego Costa ayaa nabar uu ka soo gaaray laf dheerta intii uu socday kulankii ay barbaraha sabtidii la galeen kooxda Everton laakiin waxaa la sugayaa ilaa iyo inta uu weeraryahanka Chelsea maqnaan karo.

Read More »

Brendan Rodgers Oo Shaaca Ka Qaaday Sida Ay Liverpool Ku Seegtay Saxiixyada Delle Alli Iyo Alexis Sanchez & Siyaasada Suuqa Kala Iibsiga Liverpool.

0 Visits: 679 | Monday January 18, 2016 - 11:46:49
Brendan Rodgers ayaa shaaca ka qaaday in Liverpool ay ku dhaweyd saxiixa Dele Alli markii uu tababare ka ahaa kooxda. Wareysi xiiso leh oo uu siiyay Sky Sports, Rodgers ayaa daaha ka qaaday siyaasada suuqa kala iibsiga ee kooxda Liverpool iyo gudiga wax soo iibinta kooxda.

Read More »

Daawo : Maxaad Ka Xusuusataa 10-ka Free Kick Ee Ugu Qurxoon Ee U Dhaliyay Messi, Imissa Jeer Ayuuna Barca U Dhaliyay.

0 Visits: 717 | Saturday January 16, 2016 - 11:30:05
Messi ayaa sii sameynaya hor mar ku aadan goolasha uu ku dhaliyo qaabka Free Kick-yada ah .

Read More »

Jurgen Klopp: Waxaan Noqon Karay Tababaraha Manchester United Laakiin Ma Aanan Rabin Shaqada Waqtigaas.

0 Visits: 640 | Saturday January 16, 2016 - 11:28:01
Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday in mar loo soo dhawaaday si uu u noqdo tababaraha cusub ee Manchester Unted laakiin ma uusan rabin waqtigaas inuu ka tago Borussia Dortmund. 48 jirkaan ayaa tababare u ah haatan kooxda Liverpool oo axada wajahaysa kooxda ay sida weyn u xafiiltamaan ee Man United ka…

Read More »

Hordhac: Chelsea v Everton – Guus Hiddink Oo Rajeynaya Inuu Sii Wato Rikoorkiisa Guuldarro La'aanta Tan Iyo Intii Uu Bedelay Jose Mourinho.

0 Visits: 651 | Saturday January 16, 2016 - 11:25:43
Kulanka: Chelsea v Everton Garoonka: Stamford Bridge Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Mike Jones

Read More »

Hordhac: Man City v Crystal Palace – Sky Blues Oo Ka Fogaaneysa Inay Markii Labaad Oo Isku Xigta Gool La'aan Ku Noqoto Garoonkeeda Muddo Sannad Ah.

0 Visits: 677 | Saturday January 16, 2016 - 11:21:23
Kulanka: Man City v Crystal Palace Garoonka: Etihad Stadium Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Jon Moss

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Ku Soo Laaban Kara Old Trafford – Kulan Saaxiibtinimo Oo Ay Ciyaarayaan England Iyo Portugal.

0 Visits: 675 | Saturday January 16, 2016 - 11:18:16
Cristiano Ronaldo ayaa la filayaa inuu ku soo laabto England gaar ahaan garoonka Old Trafford, sida ay qortay Daily Mirror. Madaxda xiriirka kubada cagta Ingariiska ayaa wadahadalo la yeeshay dhigooda Portugal iyagoo doonaya inay kulan saaxiibtinimo wadaa ciyaaraan ka hor koobka Qaramada Yurub.

Read More »

Taageerayaasha Oo Aaminsan In Inkaartii Ramsey Ay Soo Laabatay, Markii Uu Gooldhaliyaba Qof Caan Ah Ayaa Dhinta – Laakiin Ramsey Lama Dhicin Arinkaas.

0 Visits: 737 | Saturday January 16, 2016 - 11:16:16
Labadii gool ee uu Aaron Ramsey isbuucii tagay uu u dhaliyay Arsenal ayaa keentay in kaftan badan laga sameeyo iyadoo si weyn loogu hadal hayo baraha internetka. Taageerayaal badan ayaa tilmaamaya in xiddiga khadka dhexe ay gooldhalintiisa ku soo aado mar walba inuu dhinto qof caan ah oo la yaqaano,…

Read More »

Louis Van Gaal: Man United Waa Ay Ka Weyn Tahay Inay Ku Dhacdo Abaarta Koobab La'aan Ee Horyaalka Ee Liverpool.

0 Visits: 662 | Saturday January 16, 2016 - 11:14:31
Louis van Gaal ayaa sheegay in Man United ay ka weyn tahay islamarkaana ay ka fiican tahay inay wajahdo abaarta koobab la'aan ee horyaalka si la mid ah kooxda ay xafiiltamaan ee Liverpool. United ayaa ka sarre martay 18kii koob ee horyaalka ee ay heysatay Liverpool kuwaasoo aan horyaalka qaadin…

Read More »

WARBIXIN: Afar Su'aalood Oo La Iska Weydiinayo Premier League Ka Hor Kulamada Isbuucaan.

0 Visits: 648 | Saturday January 16, 2016 - 11:12:22
Miyaa la joogaa waqtigii ay Liverpool kursiga keydka gelin laheyd Simon Mignolet? Jurgen Klopp ayaa difaacay Simon Mignolet ka dib qaladkii uu sameeyay goolhayaha kulankii lixda gool ee ay barbaraha ku kala baxeen Arsenal, laakiin taageerayaal badan oo Liverpool ah ayaa aaminsan in qaladaadka Mignolet…

Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Wargeysyada Ingariiska Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Maanta Oo Sabti Ah.

0 Visits: 647 | Saturday January 16, 2016 - 11:10:10
Maalinwanaagsan meel walba oo aad dunida ka joogtaan akhristayaasheena sharafta leh, waxaan bartanka kaga jirnaa suuqa kala iibsiga ee bisha Janaayo iyadoo la filayo inay kooxaha waa weyn sameeyeen saxiixyo ay kooxdooda ku xoojinayaan inta ka hartay xilli ciyaareedkan.

Read More »

Arsenal oo Goolal ku heysa Horyaalka Ingiriiska iyo Fanaan Taageera oo sheegay…….

0 Visits: 685 | Thursday January 14, 2016 - 11:12:37
Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan Meertada 21 ee horyaalka ingiriiska 2015-2016,kuwaasoo qaarkood aad loo sugayay isla markaana hogaaminta horyaalka ingiriiska ay ku xirneyd maadaama hogaanka horyaalka ingiriisku noqday mid isku dhiib dhiib ah mudooyinkii la soo dhaafay

Read More »

Cristiano Ronaldo, Robert Lewandowski Iyo Xiddigaha Aan U Codeynin Lionel Messi Abaalmarinta Ballon d'Or.

0 Visits: 621 | Tuesday January 12, 2016 - 10:36:24
Lionel Messi ayaa ku guuleystay Ballon d'Or waxaana markii shanaad loo magacaabay xiddiga ugi fiican caalamka, laakiin sida iska cad ma uusan helin codka qof walba. Ku dhawaad 30 kabtan oo heer caalami ah ayaa ku guuldareystay inay Messi ku soo darsadaan seddex xiddig ee ugu sareysa 2015, iyadoo…

Read More »

RASMI: Isku Aadka Wareega Afraad Ee FA Cupka Oo La Soo Saaray,Arsenal vs Burnley,Derby County vs Manchester United Iyo Isku Aadka Oo Dhamaystiran

0 Visits: 654 | Tuesday January 12, 2016 - 10:31:09
Waxaa hadda la soo saaray isku aadka wareega afraad ee FA Cupka inkasta oo ay wali jiraan kulamo ku celis ah oo ka hadhansan wareegii saddexaad ee todobaadkan la ciyaaray. Kooxda koobkan difaacanaysa ee Arsenal ayaa Emirates Stadium ku soo dhawayn doonta kooxda Burley halkaManchester United oo dirqi…

Read More »

Louis van Gaal: Qof Kale Iskadaa, Anigaaba Ku Caasija Manchester United.

0 Visits: 682 | Tuesday January 12, 2016 - 10:25:27
Louis van Gaal ayaa qirtay inuu aad ugu caajisay ama aad u carooday qaar ka mid ah kulamadii ay Manchester United ciyaartay xilli ciyaareedkan. Tababaraha Old Trafford ayaase sheegay inay jiraan kulamada qaarkood ee uu ku riyaaqay oo ay kooxdiisa ciyaartay taatiko kubad-heysasho ah.

Read More »

Tababare Pep Guardiola Oo Raaligeliyay Tababarayaasha Horyaalka Premier League.

0 Visits: 676 | Tuesday January 12, 2016 - 10:16:33
Pep Guardiola ayaa raaligeliyay dhigiisa tababarayaasha Premier League madaama uu xilli hore xaqiijiyay inuu ka tagayo Bayern Munich dhamaadka xilli ciyaareedkan islamarkaana uu ka shaqeyn doono Premier League.

Read More »