Sports News

Jurgen Klopp Oo Daawaday Kooxdiisa Liverpool Oo U Soo Baxday Finalka Wembley Balse Qirtay: Ma Aanan Daawanin Xitaa Hal Rigoore.

0 Visits: 715 | Wednesday January 27, 2016 - 10:06:18
Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay inuusan arkin xitaa hal rigoore kulankii ay xalayto ka badiyeen Stoke City ee keentay inay kooxdiisa u soo baxo finalka Capital One Cup ee Wembley, laakiin waxa uu isha ku hayaa inuu qaado koobkiisii ugu horeysay tan iyo markii uu yimid Anfield.

Read More »

Daawo: Xiddigii Hore United Ee Berbatov Oo Qaatay Kaarkiisii Casaan Ee Ugu Horeeyay Noloshiisa, Qaabkee Ayuu U Qaatay?

0 Visits: 672 | Tuesday January 26, 2016 - 11:15:21
Xiddigii hore United ee Dimitar Berbatov ayaa qaatay kaarka cas intii lagu jiray kulankii kooxdiisa reer Greek ee PAOK ee ay halka gool uga badiyeen AEK Athens

Read More »

The Independent: Mushkilada Heysata Man United Oo Keentay Inuu Burburo Heshiis 100 Milyan Ginni Ah Oo Ay Kula Soo Wareegi Lahaayeen Mid Ka Mid Ah Xiddigaha Real Madrid.

0 Visits: 1113 | Tuesday January 26, 2016 - 11:08:59
Riyadii Manchester United ee aheyd inay Gareth Bale ku soo celiyaan Premier League ayaa noqoneysa mid marba marka xiga sii fogaata sida ay saaka qortay jariirada Ingariiska ee The Independent.

Read More »

SUUQA KALA IIBSIGA: Chelsea Oo Qarka U Saaran Inay Heshiis 25 Milyan Ginni Ah Ku Iibiso Xiddiga Reer Brazil Ramires.

0 Visits: 769 | Tuesday January 26, 2016 - 11:06:09
Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Chelsea Ramires ayaa ku dhow inuu 25 milyan ginni heshiis ah ugu dhaqaaqo kooxda China ka dhisan ee Juangsu Suning sida saxaafada kubada cagta ay inteeda badan baahinayaan maanta.

Read More »

LVG Oo Doonaya Inuu Is Casilo Laakiin Waa Laga Diidan Yahay Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaalada Louis van Gaal Ee Man United Ee Ay Qoreen Saxaafada Ingariiska Saaka.

0 Visits: 647 | Tuesday January 26, 2016 - 11:03:49
Wargeysyada Ingariiska ayaa si weyn u hadal haya mustaqbalka tababaraha Manchester United Louis van Gaal saaka iyagoo ka qoray warar ka duwan, wargeyska The Sun ayaa qoray in Louis van Gaal uu soo bandhigay fursad uu isaga casilo shaqada Man United halkii la ceyrin lahaa ka dib guuldaradii Old Trafford…

Read More »

Timothy Weah Oo Raacaya Wadadii Aabihiis Halyeeygii Afrika George Weah.

0 Visits: 936 | Tuesday January 26, 2016 - 11:00:17
Paris Saint-Germain ayaan u baahneyn inay saxiix weyn ka raadiso suuqa kala iibsiga, xaqiiqdiina waxaa uu xiddigaas qeyb ka yahay da' yarta kooxda reer Paris. Magaciisa waxaa la yiraahdaa Timothy Weah, waana sax waa wiilka George Weah xiddigii reer Liberia ee halyeeyga ahaa ee u soo ciyaaray AC…

Read More »

Rasmi: Atletico De Madrid Racfaan Ka Qaadatay Ganaaxii Suuqa Kale Iibsiga Ee Ay FIFA Ku Soo Rogtay

0 Visits: 691 | Tuesday January 26, 2016 - 10:56:49
Atletico Madrid ayaa racfaan rasmi ah oo ay ku diidan tahay go'aankii ay xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ugu soo rogeen xayiraad ka dhan ah suuqa kale iibisga ciyaartooyda labada suuq ee soo socota, waxayna racfaankooda u gudbiyeen gudiga anshaxa ee xiriika kubada cagta ee FIFA.

Read More »

Real Madrid Oo Barbaro La Soo Gashay Kooxda Real Betis, Kulankii Ugu Horeeyay Ee Zidane Uu Marti Ku Ciyaaray Oo Ay Los Blancos Dhibco Lumisay Iyo Karim Benszema Oo Gool Muran Dhaliyay Madrid Ku Badbaadiyay

0 Visits: 817 | Monday January 25, 2016 - 10:42:35
Real Madrid ayaa barbaro 1:1 ah la soo gaashay kooxda Real Betis, inkasta oo waliba goolka ay Madrid barbaraha kula timid uu ahaa gool muran badan dhaliyay oo offside u muuqday. Karim Benzema ayaa kooxda Zidane ka badbaadiyay guuldaradii ugu horaysay oo Zidane ku soo fool lahayd. Real Madrid ayaa kulankii…

Read More »

Iyadoo Tababarkii Shalayto Ee Man United La Kansalay, Ilaa Iyo Intee Ayuu Van Gaal Sii Ahaan Karaa Macalinka Man United?

0 Visits: 769 | Monday January 25, 2016 - 10:36:40
Garoonka tababarka Manchester United ayaa ahaa mid degan oo aysan cidna joogin shalayto taasna loogama baranin, waxaana ciyaartoyda iyo macalimiinta wax leyliya loo sheegay inaysan imaanin iyadoo la filayay inay ciyaartoyda sameeyaan tababar ka dib kulankoodii sabtida.

Read More »

Juventus Oo Badisay Kulankii 11aad Ee Isku Xiga Serie A Ka dib Markii Paulo Dybala Uu Ka Caawiyay Inay Garaacaan AS Roma.

0 Visits: 720 | Monday January 25, 2016 - 09:33:13
Gool soo daahay oo uu dhaliyay Paulo Dybala ayaa keentay in Juventus ay badiso kulankii 11aad ee isku xigta ee Serie A iyagoo 1-0 kaga adkaaday kooxda Roma kulankii xalay

Read More »

Daawo Sawirada Ciyaartoyda Man United Oo Soo Xaadiray Xalayto Huteelka Lowry Ka Hor Kulankooda Maanta Ee Southampton.

0 Visits: 885 | Saturday January 23, 2016 - 11:17:49
Ciyaartoyda Manchester United ayaa lagu sawiray iyagoo imaanaya Lowry Hotel ka hor kulanka ay maanta Old Trafford ku soo dhaweynayaan kooxda Southampton maanta.

Read More »

Madaxweyne Florentino Perez Oo Ka Mamnuucay Cristiano Ronaldo Inuu Booqdo Dalka Morocco.

0 Visits: 727 | Saturday January 23, 2016 - 11:15:02
Cristiano Ronaldo ayaa lagu waramayaa in laga mamnuucay safarada joogtada ah ee uu ku tagayo dalka Morocco waxaana ka mamnuucay madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez.

Read More »

Maxi Allegri Oo Noqday Tababaraha Ay Chelsea Dooneyso Iyo Ronald Koeman Oo Ka Codsaday Guus Hiddink Inuu U Qalqaaliyo Shaqada Blues.

0 Visits: 691 | Saturday January 23, 2016 - 11:13:05
Chelsea ayaa ka dhigatay Maxi Allegri diiradooda koowaad ee xagaaga danbe ee tababarahooda cusub ee xiga sida ay qortay jariirada The Sun. Wargeyska ayaa fahamsan in Blues ay la xiriirtay tababaraha Juventus iyo wakiiladiisa horaantii bishaan, iyadoo Roman Abramovich uu ugaarsi ugu jiro soo xerogelinta…

Read More »

Daawo: Shaqaale Chelsea Ah Oo Shaqadiisa Ku Waayay Faberags, Mas Ayaa Tahay Waliba Arsenali Ah Ayuu Ku Yiri.

0 Visits: 740 | Saturday January 23, 2016 - 11:10:37
Ka hor kulanka beri ee Arsenal iyo Chelsea ee wareegga 23-aad ee horyaalka Ingiriiska ayaa waxaa baraha bulshada ee Internet-ka hareeyay muuqaal mid ka mid ah shaqaalaha Chelsea ee garoonka ilaaliya kaasi oo uu ku aflagaadeeynayo Fabergas iyadoo la joogay garoonka Chelsea ee Stamford Bridge

Read More »

Telegraph Oo Soo Saartay Shaxdii Ugu Xumeyd Ee Isku Darka Chelsea Iyo Arsenal – Torres Iyo Arshavin Oo Ka Dhex Muuqda.

0 Visits: 702 | Saturday January 23, 2016 - 11:08:12
Labada kooxood ee ugu guulaha badan London ee horyaalka Premier League mar walba ma aysan soo marin xiddigo lagu guuleystay. Jariirada Daily Telegraph ayaa soo xushay shaxda ciyaartoydii ku hungoobay labada kooxood ee isku darsan, laakiin waxa ay soo xusheen kaliya ciyaartoydii soo martay labada kooxood…

Read More »

Ex.Ciyaaryahanad Xaawo Taako "Caatanimada ayey iigu baxday Xaawo Taako" wareysi

0 Visits: 1406 | Thursday January 21, 2016 - 11:03:19
Waxaa inoo suurta gashay inaan Wareysi la yeelano Laacibadii caanka aheyd ee Gabdhaha Kubada Koleyga LLPP iyo Xulkii Qaranka Soomaaliya Xaawo sheekh Axmed oo lagu naynaasi jiray Xaawo Taako ama Iron Lady Markaad Maqshid Waxaad soo xasuusaneysaa Gabadhii caanka ku aheyd

Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Caawa Saxaafada Kubada Cagta Yurub Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda. Waxaa Qoray: Saed Balaleti Taariikh: 20-Jan-16

0 Visits: 732 | Wednesday January 20, 2016 - 11:01:59
Suuqa kala iibsiga bisha Janaayo ayaa furan taasoo la micno ah inaysan joogsaneynin xanta suuqa, waxaana saacad walba soo baxaya war cusub oo suuqa kala iibsiga ku saabsan,

Read More »

Hordhaca Liverpool v Exeter City Ee Ku Celiska Wareega 3aad Ee FA Cup, Waqtiga La Ciyaarayo, Shaxda Macquulk Ah Iyo Waxa Ka Cusub.

0 Visits: 660 | Wednesday January 20, 2016 - 10:59:46
Kulanka:Liverpool v Exeter City Garoonka: Anfield Waqtiga: 11pm Saacada Geeska Afrika

Read More »

Hordhac: Athletic Bilbao v Barcelona – Bilbao Caawa Maka Aargudan Doontaa Barcelona Guuldaradii 6-0 Ee Isbuucaan.

0 Visits: 689 | Wednesday January 20, 2016 - 10:57:28
Kulanka: Athletic Bilbao v Barcelona Garoonka: San Mames Waqtiga: 11pm Saacada Geeska Afrika

Read More »

SUUQA KALA IIBSIGA: Chelsea Oo Ku Biirtay Xiddigaha Ceyrsanaya Odion Ighalo Isagoo Ka Mid Ah Qorshahooda Xagaaga.

0 Visits: 672 | Wednesday January 20, 2016 - 10:55:54
Chelsea ayaa qiimeyneysa xaalada weeraryahanka kooxda Watford Odion Ighalo sida ay saaka qortay jariirada Daily Mirror. 26 jirkaan ayaa dhaliyay 13 gool 23 kulan uu u saftay kooxda Watford xilli ciyaareedkan, waxaana uu ku dhameystay xididga ugu goolasha badnaa sanandkii 2015 isagoo dhaliyay 30 gool.

Read More »