Featured

AQAL GAL FARXAD LEH

0 Visits: 1642 | Sunday June 24, 2018 - 09:11:26
Maamulka iyo howladeennada wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper waxaay hambalyo AQAL GAL FARXAD Leh U Dirayaan AROOSKA IYO AROOSADDA KALA AH:- QAALID CISMAAN AXMED JIMCAALE {KARAAMA } IYO NACIIMO C/QAADIR CABDULLE {NACIIMA- NALKA} oo Habeen hore ku Aqal Galay Degmada Shibbis ee M/Muqdisho waxayna…

Read More »

Daawo Shabaab Oo Soo Bandhigay Film Ku Saabsan Weerarradii Ay Ka Geysteen Gudaha Kenya

0 Visits: 1362 | Tuesday June 19, 2018 - 13:17:15
Kooxda Shabaab ayaa weerarro joogta ku qaada gudaha dalka Kenaya, oo ciidan kaga sugan yahay Soomaaliya. Haddaba kooxdaas qeybta u qaabbilsan warbaahinta ee lagu magacaabo Alkataa'ib ayaa soo bandhigtay muuqaal film ay kasameeyeen weerarradii dalka Kenya ka dhacay. Haddaba hoos ka daawo.

Read More »

FIIRSO: Muuqaal Naxdin Leh Shacabka Muqdisho Askarta Sideey U Garaacayan?

0 Visits: 1237 | Thursday June 14, 2018 - 13:39:51
Shaaciye.com-Toogashada iyo dilalka tooska ah ee lagu haayo dhallinyarada ku shaqeysata Bajaajta ayaa kusii xoogeysanaya magaalada Muqdisho, tan iyo markii ciidan dheeraad ah lagu daadiyay Muqdisho, jidadkiina la xiray.

Read More »

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis OGEYSIISKA MARKA LAGA HELAY LAHAYN In calaamadda ganacsiga Kor ku xusan {9-Devil Divece} ay tahay hantida COMPAGNIE GENERAL DES EE LACAGTA MICHELIN

0 Visits: 1600 | Tuesday June 12, 2018 - 20:25:34
OGEYSIISKA MARKA LAGA HELAY LAHAYN OGAYSIIS WAA BIXINAYAAin calaamadda ganacsiga kor ku xusan (9-ka Devil Device) ay tahay hantidaCOMPAGNIE GENERAL DES EE LACAGTA MICHELIN12, Cours Sablon, 63000 Clermont Ferrand, Faransiiska iyo in calaamad ganacsi oo isku mid ah loo isticmaalo waxyaabaha soo socda:

Read More »

ND.Xassan Geedi Abtoow iyo gabaygii Xaaji Jimcaale.

0 Visits: 1370 | Friday June 08, 2018 - 14:44:10
Afartan Sanno ka hor annaga oo barxadaa suuqa deg.Ceel dheer joogna ayaa Alla ha u naxariistii Suugaan yahankii gabyaagii caanka ahaa : Xaaji Jimcaale Casir Ceynte Caagane ( Jimcaale dhagataag) oo ahaa Gabyaa aad gabayadiisa looga yaqiin dalka somalida, gaar ahaan Gabayadiisii xisbiga leegada SYL, Gabyaa…

Read More »

OGEYSIISYADA KALA AH:_ SOMALIA MARKA MAREYKANKA – Ogeysiiska Qalabka JAVA IYO QALABKA SUN

0 Visits: 1169 | Tuesday June 05, 2018 - 12:30:28
SOMALIA MARKA MAREYKANKA – Ogeysiiska Qalabka JAVA OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamaddaganacsigaeekorkuxusantahaycalaamaddaganacsigaee: Oracle America, Inc., oo ah shirkadabaabulanoohirgelisaysharciyadiiGobolka Delaware ee 500 Oracle Parkway, Redwood Shores, California, 94065, Mareykanka waxaana loo…

Read More »

HAMBALYO DHALASHO CAWO IYO AYAAN LEH

0 Visits: 1367 | Friday June 01, 2018 - 21:43:52
Maamulka iyo howladeennada wargeys ka Mogadishu Times Daily News Paper waxaay hambalyo dhalasho u dirayaan Abbe Cabdi Cali Xasan {Yuubane} iyo Hooyo Safiyo Axmed Roobel {Shiino} oo Caawa Gabar ugu dhalaty Magaalda Muqdisho waxaayn leeyihiin Alle haka dhigo tii soo barbaarta oo Dalkeeda, Dadkeeda iyo…

Read More »

Xusuus:- Dhageyso Hadal Uu 10 Sanno Ka Hor AUN Hoggaamiye Max'ed Dherre Jeediyay Oo Ay Maanta Dowladda Soomaaliya U Baahan Tahay!!!

0 Visits: 994 | Wednesday May 23, 2018 - 21:38:05
Allaha u naxariistee hoggaamiyihii ruuxiga ahaa Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheerre war uu yiri ku dhowaad 10 sano ka hor ayaa hadda u eg mid la cusbooneysiiyay, oo talo iyo waanno ku ah dowladda dhexe.

Read More »

Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay

0 Visits: 1130 | Friday May 18, 2018 - 21:03:41
Assalamu Calaykum Ramadan Mubarak meel kasta oo aad joogtaan. Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa'idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno.

Read More »

Maamulka iyo howladaeennada wabka WWW.MOGTIMESCOM oo Dhammaan Ummadaha Islaamka gaar ahaan Dadka Soomaaliyeed Meel kasta oo ay ku sugan yihiin waxaay leyihiin RAMADAAN KARIIM

0 Visits: 1010 | Thursday May 17, 2018 - 21:56:36
bisha qeyrka iyo cibaadada waaye ee waxaana alle ka baryeyneynaa in dhibaatada dalka iyo dadka soomaaliyeed heysta alle nabad iyo kheyr inooga baddelo,kuwii alle ka cabsadana alle inaga dhigo Aamiin Aamiin

Read More »

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis DIGNIINTA MARKA – OGEYSIISKA QALABKA. RED BULL

0 Visits: 1195 | Wednesday May 16, 2018 - 09:09:49
RED BULL OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan tahay calaamadda Ganacsiga ee:

Read More »

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis SOMALIADIGNIINTA CALAAMADA – OGEY- SIISKA QALABKA. SI AAD WAX SOO BANDHIGAA

0 Visits: 1013 | Wednesday May 16, 2018 - 09:03:31
SI AAD WAX SOO BANDHIGAA OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan tahay calaamadda ganacsiga ee: Red Bull GmbH, shirkad Austrian ah oo ka socota Am Brunnen 1, 5330 Fuschl am See, Austria

Read More »

OGEYSIISKA GUUD

0 Visits: 1159 | Tuesday May 15, 2018 - 07:39:26
NOTICE waxaa lagu saleeyay telefoonka Telefaktiebolaget LM Ericsson ee SE-164 83 Stockholm Iswiidhan waa Sole Proprietors ee Soomaaliya iyo dhammaan dalalka kale ee Markhaatiyada Ganacsiga soo socda: -

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH OO AY U DIRAYAAN BAHDA QORAYAASHA WARGEYSKADA DALKA SOOMAALIYA WARIIYE FALSTIIN AXMED XAAJO OO AABBAHEED KU GEERIYOODAY MUQDISHO

0 Visits: 1628 | Sunday May 13, 2018 - 11:47:36
Annagoo kala ah Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto),Yuusufuf Ismaaciil Axmed {Carrabeey} Wariiye Cali Muuse Cabdi,Dr.Cismaan Axmed Jimcaale Dr.{Jimmy},Muuse Maxamed Cismaan {M.Kimiko}, Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe}, Dr.Xasan Shire Sheekh Prof. Yeye Sh.Caamir, Cismaan Xuseen Axmed (War-yeel), C/laahi Maxamed…

Read More »

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiisyo ay kuu heyso hey'adda canacsiga ee

0 Visits: 1159 | Saturday May 12, 2018 - 09:20:55
DIGNIINTA GARGAARKA - DIGNIINTA QARASHKA

Read More »

Prof. Saalim Caliyow Ibrow oo ku dhawaaqay inuu u tartamayo xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka

0 Visits: 1403 | Wednesday April 18, 2018 - 19:31:19
Wasiirka Macdanta iyo Kheyraadka Biyaha Prof. Saalim Caliyow Ibrow ahna mudane ka tirsan Golaha Shacbiga ee Baarlamanka Federalka Soomaaliyeed (10-aad) ayaa manta 18ka April 2018 isu soo taagay qabashada xilka Gudoonka Baarlamaanka, wuxuuna kaga dhawaaqay xaflad uu ku qabtay Hoteel Golobal ee magaaladda…

Read More »

CALAAMAD-GANACSI WARGELIN DIGNIINEED

0 Visits: 1259 | Saturday April 14, 2018 - 11:13:52
WARGELIN DIGNIINEED waxa halkan Wargelintan la siiyey in MHCS waa Shirkad Faransiis ah

Read More »

CALAAMADO GANACSI WARGELIN DIGNIINEED

0 Visits: 1267 | Friday April 13, 2018 - 21:48:26
Waxa halkan Wargelintan la siiyey in BATA Brands SA (Company Swiss a) at Avenue d'Ouchy 61, 1006 Lausanne, Switzerland, ay yihiin Milkiilayaasha iyo Xaqleyaasha gaarka u leh calaamadahan Ganacsi ee soo socda.

Read More »

Taariiikhdii Fanaanadii weynayd ee Sahra Axmed Jaamac oo tiirarka fanka Soomaalidda ahayd

0 Visits: 1481 | Wednesday April 04, 2018 - 20:19:38
Alla ha u naxariisto Fanaanadda caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac oo fanka ku jirtay nusqarni kana mid ahayd foolaadka fanka iyo dhaqanka umadda Soomaaliyeed, ayaa maanta ku geeriyooday magaaladda Hargeysa. Marxuumad Sahra Axmed waxay maalmihii u dambaysay ku xanuunsanaysay cisbitaalka magaaladda Hargeysa,…

Read More »