Maqaallo

FADLIGA AY LEEDAHAY AAMUSNAANTA.

0 Visits: 3238 | Sunday April 24, 2016 - 12:50:52
Waxaa la soo Weriyey in Nabigeena CSW, uu Maalin waayey Nin la oran jiray Kacab markaasuu Dadkii weydiiyey oo yiri:- Ninkaas yaa ka War haayo ?, markaas baa loogu jawaabay:- wuu Xanuunsan yahay Ninkaasi. Markaasuu Nabig CSW, baxay isagoo soo Booqanayaa markuu u soo Galay ayuu yiri:- Kacaboow Bishaareyso.

Read More »

TAAJIRKA BAAHAN.

0 Visits: 1630 | Saturday April 23, 2016 - 19:15:49
Haddii taaladii sayid Mohamed ,jigjiga u qaxday,haddii Adiguna ( walaalkeey /walaasheey ) laguu abuuray duruuf kugu kaliftay in aad qaxdo adiga oo aan rabin qax. Haddii duurjoogtiina la qixiyay,dhirtiina dhuxul ahaan loo qaxiyay,geed yahuud ama cali groob lagu bedelay(waa geed dhirta kale baabiya oo…

Read More »

Isqurxin Qoomamo ka Danbayso!- W/Q: Mona Qasaali

0 Visits: 1780 | Thursday April 21, 2016 - 11:40:47
Caafimad ku waa nimco aan la wada helin , halka Calafkuna ka yahay shay aan xoog iyo xeelad toona lagu kala qaadin. Hadafkaga ,

Read More »

Dhibanihii ducadiisa Alle ajiibay! (Sheeko gaaban)

0 Visits: 1554 | Thursday April 21, 2016 - 10:37:16
Waxaan jeclaystay in aan idin la wadaago sheekadaan oo aan ka soo guurinayo dhakhtar aan saaxiib nahay oo ay ku dhacday.

Read More »

Warkii Sh/Hoose Armuu la mid yahay lixdii Imaam ee la Diley?!

0 Visits: 1340 | Wednesday April 20, 2016 - 19:42:20
Waxaa maalahaan la hadal hayey War sheegaya in Ayeeyo iyo Lix Caruur lagu Gubeu Meel la yiraahdo Dudumo oo u dhaxeysa Marka iyo Shalaanbood , waxaana Warkaa aad u qaatey inta badan Warbaahinta Gudaha iyo Dibada hase yeeshee Warkaas wax Dabagal ah oo lagu sameeyey ma jirto Xaqiiqdiisa, la ismana weydiin…

Read More »

Abdiweli Garyare "Ha lumin madaxbannaanida NUSOJ, hana sii fogayn hoggaan la'aanta heysata"

0 Visits: 1350 | Wednesday April 20, 2016 - 10:48:09
Waxaa muddo socday dadaalo iyo isku-day lagu doonayo in dib loogu saxo turaan-turooyinkii ku yimid ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ. Si taasi looga gudbana waxaa la aqbalay wax badan oo aan munaasib u aheyn dariiqa loo maray, iyaddoo la eegayo xalka iyo isku tanaasulka.

Read More »

Baro 6 waxyaabood furriinka kahor

0 Visits: 1660 | Tuesday April 19, 2016 - 22:27:29
Furiinku waa go,aan qaadasho adag oo ku timaada dareen xoogan oo la xakameyn waayay. taa oo sababta in guri dhisnaa uu dumo, waana fal dib u noqosho ku keena labada ruux ee is furay mana jirto guul uu keeno furiinka ilaa ay jirto sabab macquul ah oo la wada arki karo.

Read More »

Siyaasadda ah:kala qaybi,kaddibna xukun,Soomaaliya keliya kuma socote,xataa..?

0 Visits: 1640 | Tuesday April 19, 2016 - 11:32:26
Qaybta Kowaad Waxaan filaya in qof kasta oo siyaasadda u dhuun duleela lana socda waxyaabaha ka socda dunida,uu garan karaa,sida loogu halgamayo in waddamada carabta iyo islaamkuba la kala dhig dhigo,qoortana la isku geliyo,dabadeedna laga dhigo dawlado aan awood lahayn waxna isku tari karin,isna xukumi…

Read More »

FAALLO: Nidaam aasaas looga dhigay cadaalad darro, dhamaadkiisa waa Burbur.

0 Visits: 1392 | Friday April 15, 2016 - 23:26:58
Dowladnimada Somalia burburka ku yimid waxaa aasaas u ahaa Cadaalad darro ay dalka ku hogaamiyeen Dowladi madaniga ahayd 1960-1969 iyo dowladi militariga ahayd ee 1969-1991, waxaana burburkaa af u ahaa in dadki ka gadooday cadaalada darradaa uunan gadoodkooda fadhi u ahayn in ay xaaladaas jirtay wax…

Read More »

SAXIIXEYGA WAAN ILLAABAY' Waa arrinta baryahaan kacsan

0 Visits: 1347 | Friday April 15, 2016 - 23:06:13
Mudaddii burburka ka dib Soomaaliya wax badan ayaa soo hagaagaya, waxaana tartiib tartiib usoo muuqanaya ifafaalo dowladeed, iyadoo asxaab badan ay indhaha ku soo kala qaadeen iyadoo xabadi dhacayso oo aan wax kala danbayn ah jirin, taasoo sababtay in dadkaasi nidaam dowladeed wax ka fahamsaneyn oo…

Read More »

Maxaad ka taqaanaa Taariikhdii Xassan Xanafi? Dhageyso

0 Visits: 1510 | Thursday April 14, 2016 - 11:00:28
Maxkamadda Milatariga ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Isniintii la sooo dhaafay xukun dil ah ku fulisay wariye Xasan Xanafi Xaaji oo ku eedeysnaa dilka wariyeyaal Muqdisho lagu dilay intii u dhaxeysay sanadihii 2007-ii ilaa iyo 2008-dii.

Read More »

WARBIXIN: Nidaamka Federaalka Soomaaliya oo caqabado hor leh dalka ku soo kordhiyay 'Khataraha qaranimada & mowjadaha cusub'

0 Visits: 1438 | Wednesday April 13, 2016 - 12:11:18
Tan iyo markii ay dalka ka dhalatay xukuumad dalka ku maamuleysa nidaamka loo yaqaano "Federaalka" waxaan maalin walba u soo joognay arrimo khatar ku ah qaranimada dalka Soomaaliya, is barbar yaaca hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada, is qabqabsiga beelaha, dagaallo…

Read More »

Maxaa ka soo bixi kara Shirka Hoggaamiyayaasha Madasha Wada-Tashiga Qaranka?!

0 Visits: 1396 | Sunday April 10, 2016 - 17:30:55
Waa hubaal in Shirka Madaxda Madasha Wada-Tashiga Qraanka maanta uga furmi doona magaalladda Muqdisho uu ahmiyad ballaaran u leeyahay Nidaamka Doorashooyinka dhici doona bisha August ee sannadkan, isla markaana loo baahan yahay inay Hoggaamiyayaasha la yimaadaan Aragti Dheer, Isku-tanaasul iyo Badbaado…

Read More »

Islaanti Amaanta Eersatay !!!

0 Visits: 1401 | Saturday April 09, 2016 - 18:59:28
Nin iyo ayaa xaaskiisa amaanta ka badiyay oo xata macawista iyo cumaamada ay maydho meel fagaara ah geeya isagoo leh bal fiiriya waxay qabatay fariidii, Guud ahaan bogaadinta u siiyay waxay dhaaftay qiyaasta aadamiga.

Read More »

Qabiilka Moobleen iyo Amxaaro maxaa isku keenay?

0 Visits: 5029 | Thursday April 07, 2016 - 09:38:47
Waa muhim in aanan adiga lagaa qarin taariikhda somalida, geesi kasta ama koox kasta oo Somali ah oo maalin un la dagaalay cadaw somaali waad ku faani kartaa.waxaa laga yaaba in adigaba isticmaarku kaa qariyay taariikh deegaankaaga somaliya ah ka dhacday ama awoowa yaashaa qayb ka ahaayeen.kaa raadi…

Read More »

Mooryaankii mu'adinka dilay maxaa ku dhacay?!

0 Visits: 1605 | Wednesday April 06, 2016 - 11:08:20
Inta badan kolkay barqadii tahay ayay xaafadaha ku daqaqami jireen, waxayna ka qaylisiin jireen dumarka oo ay u geysan jireen dhac iyo kufsi. Nin masjidka mu'adin ka ah ayaa markay dumarka ka qaylisiiyaan adin ku dhufan jirey, kolkaas ayay guryaha ka soo yaaci jireen. Malaha faldambiyeedka ay ku…

Read More »

MA LA TALIYAA MISE WAA KUU TALIYE?! 'Heshiiska Garowe waa al-xamdu, laakiin al-shukru ku derimaa' By Prof Yaxye

0 Visits: 1686 | Wednesday April 06, 2016 - 10:38:05
Al xamdu Al shukru: Gabar guurku ka daahay ayaa la soo doontay iyadoo 40 jir ah, deriskii ayaa ku yiri: manta waa lagu soo doontay oo odayaalaa yimid wiilkooda ayeeyna kula rabaan ee Alxamdu- al shukru dheh. gabadhii ayaa ugu jawaabtay: Alxamdu waan leeyahay, laakiin Al shukru ku darimaa oo weli leeyma…

Read More »

Federaalkii loo dhaartay 4-sano kahor maanta maxay Soomaalidu ka macaashtay?!! + Video

0 Visits: 1392 | Tuesday April 05, 2016 - 11:31:07
275-Xildhibaan ee saxiixay in dalka lagu maamulo nidaamka Federaalka ah ee aan laga fiirsan oo beesha caalamka ee mashruuca ka wata Soomaaliyana ogolaadeen afar sano kaddib maanta waxay la tacaalayaan sidii maamul goboleedyada looga dhaadhicin lahaa ismaamulka Federaaliga ah.

Read More »

RA'YI: Muqdisho waa mininkii Muddulood, maamulkeedana iyagaa ka mas'uul ah

0 Visits: 1507 | Saturday April 02, 2016 - 09:35:54
Muqdisho waa la wada leeyahay, ummadda Soomaliyeed ayaa si isla eg u maal-gashatay, cidna kama oodna cidna uma oodna, Maamulka Muqdisho waa in laga wada qeyb galaa iyo mala-awaal kale oo been abuur ah ayay dadka qaarkiis ku waasheen, dhedo roob noqon weydey, lex jeclo awgeed waa nasiib daro inaad sheegato…

Read More »

SAAMEEYTA FEDERAALKA EE MUQDISHO .

0 Visits: 1347 | Thursday March 31, 2016 - 22:55:21
Dowlada Jamhuuriyada Dimoqoraadiga ee jiri jirtay waxaa lagu bedelay dowlada Federaalka ee Somalia,waxaa is-weeydiin mudan caasimadii Jamhuuriyada Dimoqoraadiga Somaliya miyeey iyadana mudan tahay in aay is bedesho ? ?? Dabcan waa in eey

Read More »