Maqaallo

Maxkamadda super Market (La soco sida ay u shaqeyso) by Prof. Yaxye

0 Visits: 1124 | Sunday July 10, 2016 - 19:31:59
Super market waa dukaan suuq weeyne ah oo aad ka heli karto badeeca badan laakin sadaqo ma ahan super market badeecada taal waxa ay ku xirantahay jeebkaaga.

Read More »

Martino iyo Anzilotti 'Talyaanigii xukumi jiray Muqdisho'

0 Visits: 1228 | Saturday July 09, 2016 - 11:06:00
Gabar ku nool Mogadishu oo reer magaal iska dhigee ayaa laga yaabaa in mid miyiga ka timid ay ugu faanto.Anigu waxaa ku dhashay Isbitaalka Martiini, waxaana deganahay xaafada Ansalooti, laakin adigu baadiyaad ku dhalatay waxaadna degantahay Huriwaay.waxaa laga yaabaa in tan ku faanee iyo tan loogu faanayo…

Read More »

Haloo Meel Dayo Hadalka Iyo Cidda Lala Hadlaayo

0 Visits: 1147 | Thursday June 30, 2016 - 23:20:29
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا إِنْ جَاءَكُمْ فَاسِقٌ بِنَبَأٍ فَتَبَيَّنُوا أَنْ تُصِيبُوا قَوْمًا بِجَهَالَةٍ فَتُصْبِحُوا عَلَى مَا فَعَلْتُمْ نَادِمِينَ As-Salaamu…

Read More »

Taariikhdii Hagame Xalane wixii laga qoray iyo wixii goobjoogayaal iiga sheegeen.

0 Visits: 1623 | Thursday June 30, 2016 - 23:08:42
Waxaa la isku raacsanyahya xaqiiqna ah in Halgame maxamed Cabdulle Xalane uu ahaa geesi naftiisa u huray calanka,waxaa laga yaabaa in jiilka cusub marka ay maqlaan magaca xalane ay u fahmaan xarunta ajaanibtu xamar ka dagan tahay ee ku taal degmada wadajir, laga yaabee in qaar u qaataan magac yugandees…

Read More »

Sanad Guuraddii 56kii Xornimada iyo Mideynta Soomaaliyeed

0 Visits: 1287 | Thursday June 30, 2016 - 22:25:31
June 30, 2016:-Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, Sida la wada ogsoon yahay maanta oo ah 56 guuraddii qaranimadda soomaaliyeed, June 26, 1960kii xorriyadda gobolada waqooyi iyo maalinta July…

Read More »

q/3aad ANIGA IYO GODKA JILICOOW (Xaqa haduu qaraar yahay soow qotomi maaha?!)

0 Visits: 1148 | Thursday June 30, 2016 - 22:06:30
(Qeeybtii 3aad) Dhinac kasta oo aan wax ka eegey waxaa i horyaalay in soomaliya maanta u baahan tahay gacan dib loogu soo kiciyo qaranimadeedii si aay cagaheeda ugu istaagto,waxaan ahaa qof kaliya oo jecel wadankiisa isla markaana u fakaraya sidii ummad,

Read More »

MUXUU YAHAY XALKA XIISADDA KA DHALATAY QABYA QORAALKA JINSIGA.

0 Visits: 1078 | Thursday June 30, 2016 - 13:56:25
Arinta Qoraalka Wasaaradda Haweenka. Ee Golaha Wasiiradu Ansixiyeen. Dabadeed Culumada iyo Odayaashu ka qeyliyeen. Ee uu hadana Maanta Wasiir Maareeye ku beeniyay dhaliisha loo soo jeediyay. Kana codsaday in Culumadu biri Shirka Kgamiista kala qeyb galaan Golaha Wasiirada.

Read More »

WAAN RIYOODAY waxaan kuriyooday :

1 Visits: 1299 | Monday June 27, 2016 - 17:43:25
1-shantii Soomaaliya aa midowday, meel kasta hal calan oo hal xiddig leh ayaa ka taagan.

Read More »

Maqaal: Midowga Yurub (EU): Aqoon Guud

0 Visits: 1175 | Sunday June 26, 2016 - 13:52:53
David Cameron waxa uu u muuqdaa raysal wasaare dhaxalkiisu ku suntanaan doono burburinta laba midow oo is barkanaa: Midowga Yurub iyo Boqortooyada midowdey ee UK.

Read More »

Sheekadii Xiisaha Badneyd Jaamac Vs Jimcaale (hayeey hoobiyaha).

0 Visits: 1061 | Saturday June 25, 2016 - 12:56:04
JAAMAC:-Jimcaaloow hayeey hoobiyaha. JIMCAALE:-maxaad maqashay anigu waa nabad qabaaye. JAAMAC:-mamaqal miyaa wixii xalay laysku hurgufaayay?.

Read More »

Qeybta 2aad Aniga iyo godka Jilicoow by Awil Dahir

0 Visits: 1136 | Thursday June 23, 2016 - 20:45:42
Ma rabo inaan niyada kaa xumeeyo oo dib kuu xasuusiyo soo jireenka taariiqda sababihii godka jilicoow loo sameeyay iyo waxii lagu qaban jirey xiliyadii barisamadkii ee dowladii milateriga aheeyd iyo waqtiyadii ka dambeeya Anoo ka marqaati kacaya xaruntaas in aay caburin iyo gabood falo ka dhaceen waqtiyadii…

Read More »

Xaqu wuu dilaacaa! Prof. Yaxye

0 Visits: 1117 | Wednesday June 22, 2016 - 16:36:40
Xaqu wuu dilaacaa hadduu kini daboolnaado,Abwaan hora yiri. Akhyaareey odaygii qawaarka ahaa ama agoonkii yaraa,yaxye manta waxa uu joogaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, waxaan halkan u imid in aan ka qeyb qaato difaaca dacwada loo heeysto dhibanaha soomaliyeed ee caanka ah Md. Xaashi Cumar Xassan…

Read More »

ANIGA IYO GODKA JILICOOW (Xaqa haduu qaraar yahay soow qotomi maaha?!)

0 Visits: 1179 | Friday June 17, 2016 - 15:18:49
(Qeeybtii 1aad) Mudo aad u badan waa dhigay qalinkii qoraalka aan caanka kuu ahaa dadka badankiis waxaa aay ii yaqaanan inaan ahey weriye ka shaqeeya telefishinka universal oo sii daaya barnaamijka siyaasda soomaliya looga dodo ee Doodwadaag ,kaas oo si toos ah u falanqeeeya hadba xaalada dalka uu ku…

Read More »

Maqaal: XASAN SHEIKH M/WEYNE AYAAN DARAN

0 Visits: 1129 | Monday June 13, 2016 - 14:25:31
MaxaaM/weyne Xasan Sheikhka dhigay qof ayaan daran? Ayaan darrada sideedaba waxaa lagu tilmaamaa inay tahay waxa loo yaqaan "relativity" oo micnuhu yahay qofba sidey la tahay ama wax u aragto. Qof wixi la fiican qofey la xun yihiin..wuxuu qof ku faano qof kalaa ka faanta. Waxaan nahay ummad…

Read More »

PHILIPPE LERUTH OO LOO DOORTAY MADAXWEYNHA CUSUB EE IFJ. Hogaanka Cusub ee NUSOJ oo soo Dhaweeyey.

0 Visits: 1080 | Sunday June 12, 2016 - 20:04:21
Wafuud ka kala socota Isutaga SuxfiyiintaAdduunka International Federation of Journalsits (IFJ) oo ku shirsanaamagaalada Angers ee Faransiiska ayaa shir weynoodii 29aad waxay ku doorteen Ruug Cadaaga Weriyaha lagu magacaabo Philippe Leruth, oo ka tirsanaa Ururka Suxufiyiintadalka Belgium oo magaciisa…

Read More »

Dagaaladii Hintire iyo Wacdaan ku qaadeen isticmaarkii Talyaaniga

0 Visits: 1602 | Friday June 10, 2016 - 22:38:59
ARAAR: Aqristoow,waxaan isku dayay in aan aad u soo kobo qormadaan,si aadan uga daalin aadna wax uga ogaato taariikhda iyo dagaaladii somalidii hore iyo gumeeystaha dhax martay oo laga yaabo in aad ka ogtahy in kabadan inta aan ka aqriyay.

Read More »

Maqaal:- Talo ku socota dhammaan ragga xaasaska leh

0 Visits: 1017 | Monday June 06, 2016 - 12:56:08
Maxay naagtaada u qeylisaa marka ay guriga joogto? baartitaan cilmi

Read More »

Maqaal: Walaal Jira Ordogaan!

0 Visits: 1026 | Saturday June 04, 2016 - 20:12:34
Dad agoon ah oo aan Adeer, Abti iyo Saaxiib lahayn ayaan nahay, hadaan Soomaali nahay! Adeer ma lihin oo Carabtu dan weyn nagama leh. Mar uun ayaan si kama' ah ugu biirnay, arima markaa jiray iyo dana jiray owgood. Laakin danqasha iyo dareen weyn noo haayaan, oo waxa aan la mid nahay: faryarta dheeraadka…

Read More »

QOLKII LAGU XASUUQAY SAAXIIBADAY!!

0 Visits: 962 | Friday June 03, 2016 - 19:15:36
Dilalka joogtada ah ee ka dhacaya Soomaaliya waxaa ay xanuun badan ku reebaan qof kasta oo leh damiiq-danqasho, sababtuna waxaa weeye in dilalka noocan oo kale ah ay yihiin wax ka baxsan dhaqan Islaam iyo mid bani'aadanimo intaba.

Read More »

Siyaasadda ah:kala qaybi,kaddibna xukun,Soomaaliya keliya kuma socote,xataa carabta ayay ku socotaa, yaa ka dambeeya?

0 Visits: 923 | Thursday June 02, 2016 - 12:18:57
Qaybtii hore waxaan kaga soo hadalnay sida loo jarjarayo carabta awooddooduna loo daciifinayo,sababtana ay tahay in carabta ay iska illoobaan ku mashquulidda Isra'el iyo qadiyadda Falastiin.

Read More »