Maqaallo

NASASHASA JIMCAHA – Arday walaalo ah

0 Visits: 1019 | Friday August 19, 2016 - 19:00:10
1-Laba arday Cali iyo Axmad ayaa imtixaan wada galay, markii ay soo baxeen ayaa Cali weeydiiyay Axmad: Ka waran imtixaankii maanta?, Axmad ayaa ku yiri: aad ayuu u adkaa,markii aan ka jawaabi waayay ayaan warqada ka buuxiyay aflagaado iyo Caay macalinka ku saabsan.

Read More »

Burcadda Internet-ka iyo dhibaatooyinka mucjisada ah oo ay ku hayaan caalamka (Dhageyso)

0 Visits: 910 | Monday August 15, 2016 - 22:09:16
Tobankii sano ee ugu dambeysay waxaa marba marka ka dambeysa sii kordheysay halista kooxaha burcadda ee jabsada Computerada caalamka iyagoo adeegsanaya aalado kala duwan isla markaana la baxaya macluumaadyada ku jira.

Read More »

Guushama riyaa lagu gaaraa?

0 Visits: 1018 | Monday August 15, 2016 - 21:15:34
Dad baa dhahaya maxay tahay sababta mar walba ay ula kulmaan guuldarada Ciyaaryahanada Soomaaliyeed, laakiin, Dadkaasi isma weydiiyaan in ciyaartoydeena ay ka hortagaan mar walba Ciyaaryahano dhan walba ka dhisan sida dhaqaalo ahaan iyo Niyad ahaanba, Qaran burburkii Soomaaliya ku habsaday wuxuu sababay…

Read More »

DHINACEEN U SOCONAA?!!.

0 Visits: 1101 | Monday August 15, 2016 - 20:59:42
Dikshenerka siyaasada Gudaha. Siyaasi ma ihi, waana igu adagtahay in aan odoroso siyaasada . maanta ayaa iigu horeeysay oo aan arkay qoraalkii ka soo baxay madasha wada tashiga ee Bishan agoosto 2016.

Read More »

MAQAAL: TEESARE U GAARA BANAADIR

0 Visits: 949 | Sunday August 14, 2016 - 16:17:21
(Banaadir Nobody's land) Waa khasab in Teesare ama warqadda aqoonsiga in la qaato waaxaana waajib ka dhigay si loo aqoonsado dadka ku nool dalka oo dhan. Waana waajib kale in la fuliyo, waxaase ku hoos qarsan dibindaabyo dano qarsan ay ka dambeeyaan…waayoo waxa aan la aqbali karin waa lacagta…

Read More »

GUUXA DADWEYNAHA: "Jawaari iyo Xasan yaa weyn?"

0 Visits: 980 | Tuesday August 09, 2016 - 09:36:16
Shacabka Soomaaliyeed ayaa maalmahaan walaac xoogan waxay ka muujiyeen xaaladda doorashooyinka dalka ka dhacaya, shirka hoggaamiyeyaasha madasha Qaranka ee dabada dheeraaday, doodaha ka dhashay sharciyadda ay ku shaqeynayaan madaxda Dowladda Federaalka ee xilligeedu dhamaaday iyo arrimo kale.

Read More »

Sheeko: Gaso, Ganuun, Gasiin W/Q Cali Jimcaale Axmed

0 Visits: 1113 | Tuesday August 09, 2016 - 00:31:04
Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! "Gacan aan la aqoon kula tagtay! Maya, mid aan loo jeedin kula boodday. Maya, tuf iyo dabeyla xagaa ku bax!" Dadki hadalka maqlaayay kuwa ka midihi ayaan wax weyn u qaadan waxa u ekaa in ay aheyd inkaar aan guri lahayn. Qaar kale oo goobta fadhiyay ayaa ka muujiyay…

Read More »

Saameeyntii Dagaalkii Lafoole (Qeybta 2aad)

0 Visits: 1555 | Saturday August 06, 2016 - 10:13:34
Talyaanigu waxa uu waday qorshahiisii ahaa aar gudsiga, Jeneral: Baldissera wuxuu soo jeediyay in wacdaanka iyo Biyamaalka xoog lagu maquuniyo laakin Sir. Tittoni wuxuu qabay in farsama aan dagaal aheyn lagu dayo lana kala fur furo qabiilada is baheeysiga ah.

Read More »

SAAMEYNTA DAGAALKII LAFOOLE: (Gaalo madow iyo cadaan u haajirtay Sh/hoose)

0 Visits: 1086 | Saturday August 06, 2016 - 08:59:41
(Qeybta 1aad) Talyaanigu dagaalkii lafoole kadin waa xadiday faragalinta arrimaha Soomaalida, lamana dhihi Karin mustacmarad, dhowr ciidan ah oo carab u badnaa ayaa ku ilaalin jiray xeryaha shirkadiisii ganacsi ee Filonardi Company, ayana dhaqdhaqaaqeeda waa xadiday.

Read More »

Faallo: Shirkii Hoggaamiyaasha Madasha Wadatashiga Qaran oo u Qayb samay laba kooxood

0 Visits: 943 | Thursday August 04, 2016 - 23:09:28
Hoggaamiyaasha Madasha Wadatashiga Qaran oo u Qayb samay laba kooxood oo awooda wadanka isku haya. Madasha Wadatashiga Qaran ayaa la sheegaya in ay isku fahmi waayeen qodobo dhowr oo ay ka mid yihiin xildhibaanada Aqalka Sare iyo Aqalka hoose u matalaaya. Degaanka ay maamusho Dawlada somaliland arinkan…

Read More »

Doorasho, Muun, Koroow, orgi, digaag iyo Dollar.

0 Visits: 1091 | Tuesday August 02, 2016 - 09:54:24
Beryahan Magaalada waxaa laga maqlayaa shanqar aad u weyn, mana ahan qaraxyada oo kaliya, ee waxaa jira sawaxan ka yeeraya Hoteelada, guryaha,

Read More »

(FAALLO): Siyaasiyiinta kala shakisan oo u baahan Carbis Hoggaamineed !!!

0 Visits: 947 | Monday August 01, 2016 - 23:02:19
Tan iyo burburkii Dowladnimo ee Somalia, waxaa weli taagan Mashaqo Siyaasadeed iyo Khilaaf aan dhamaad lahayn, taasi oo sababtay inaan weli cagta la saarin Toobiyihii lagu yegleeli lahaa Dowlad Qaran.

Read More »

Faalo: Caasimada Muqdisho Federaaleynta Dalka Ma Ka Mid Tahay Mise Maya?

0 Visits: 1180 | Saturday July 30, 2016 - 08:25:43
Muqdisho oo ah caasimada Soomaaliya, sida ku qoran dastuurka kmg ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxay ka mid tahay magaalooyinka qadiimka ah ee dalka. Taariikhdeeda la hubo waa 1.200 ilaa 1.300 sannadood. Dhismooyinka taariikhiga ah ee aan aasmin waxaa lagu qiyaasaa in cimrigoodu kun…

Read More »

Baaritaan lagu ogaaday ragga iyo haweenka dunida ugu dhaadheer iyo kuwa ugu gaagaaban

0 Visits: 1142 | Wednesday July 27, 2016 - 19:25:07
Baaritaan la sameynayay muddo hal qarni ah ayaa lagu ogaaday in ragga dunida ugu dhaadheer ay yihiin dadka Dutchka halka haweenka ugu dhaadheer dunidana ay yihiin dumarka Latvia.

Read More »

Qaybtii 2aad….SABABIHII GALADIGA U FUDUDEEYAY QABSASHADA BAARDHEERE IYO SAAMEEYNTII KA DHALATAY DAGAALKA.

0 Visits: 1198 | Sunday July 24, 2016 - 13:14:50
Waa maxaay saameynta ey reebeen dagaaladli wadaadada Baardheere iyo suldaankii Galadiga? Mudadii 24-ka sano aheyd ee xukunka Jameecadu ka jiray Baardheere marna ma aheyn xukunkoodu mid dhaxaltooyo ah ee wuxuu ahaa mid ka kooban culumada shanta qabiil ee halkaasi degenaa, iyadoo hoggaamiyaha soo xulidiisu…

Read More »

QABSASHADII GALADIGA EE BAARDHEERE. MAQAAL QEYBTA 1AAD

0 Visits: 1591 | Sunday July 24, 2016 - 13:04:17
Si aan wax uga ogaano sababta keentay in markii ugu horeeysay ay culuma soomali ahi dhaxdooda isku jihaadaan iyo sababihii ha dhashay . siddii Boqortooyadii Galadugu ku qabsatay deegaanada Afgoye illaa baardheere,aan fiirino wixii laga qoray qaar ka mid ah .

Read More »

FAALLO HAL GALIIN KA XUMAADAY WEY GODOL XUMEYSA

0 Visits: 948 | Tuesday July 19, 2016 - 09:55:34
Micnaha ciwaanka qormadeeyda waa maahmaah soomaliyeed oo micna weyna xambaarsan. sababta waxey tahay soomaalida dhaqankeeda waxa lagu yaqiin khilaaf kastaa how dhexe yee hadii ay isu timaad duqowda iyo waxgaradkaba haddii ay kulmaan wada hadalka xaajada ink astaa ha gaartee wanaag bay ku dhamaan jirtay…

Read More »

Faallo: Cumar Shaam: Mooge Iyo Ma Hubsade Murankooda Muuq Beel

0 Visits: 1064 | Thursday July 14, 2016 - 19:39:22
Hadal kastaa sidiisaba, waa tiraab, macnuuse ku yimaadaa, waxaan taa ka wadaa Soomaalidda maanta joogtaa, 90% ama 95 % waa dad ku garaadsaday, bur-burkii Soonaaliya oo manta laga joogo sanado badan.

Read More »

ANIGA IYO GODKA JILICOOW ANIGA IYO GODKA JILICOOW (Xaqu haduu qaraar yahay soow qotomi maaha)

0 Visits: 1033 | Thursday July 14, 2016 - 12:31:37
Qeybtii 4aad:- Dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacey waxaan ka baranay in talada qaranka gacanta loo galiyo qabiilka, qabiilkuna uu soo xulo qofka aay u yaqaanaan (Nin karmeed) oo macanheedu yahay nin adeg oo qabiilka daacad u ah oo waxuu xaq u lahaa u soo dhiciya, waxa dad kalena u soo booba.

Read More »

FAALLO: Guddiyo doorasho oo ballan shaqo ku socon, Maxaa laga filan karaa? BY Abdiweli Garyare

0 Visits: 1035 | Tuesday July 12, 2016 - 11:12:24
Malaha markii aad aragtay ciwaanka qoraalkeyga, waxaa kugu soo dhacay isweydiimo badan. Waa sax isweydiimahaasi inay kugu soo dhaceen, waliba ay yihiin kuwa xaqiiqo kawaran ah, laakiin isku dhinac in aan ka joogno arrinta aan ka hadlayo iyo in aan kala dhinac ka joogno, waxay ku xiran tahay sida aad…

Read More »