Maqaallo

MIRAHA QARAHA OO LA'OGAADAY IN AY XAMBAARSAN YIHIIN NAFAQOOYIN MUHIIM U AH FAYO QABKA J( CAAFIMAADKA )JIRKEENA.

0 Visits: 1466 | Wednesday September 28, 2016 - 10:22:55
Weynu jecel nahay cunista Qaraha laakiin nasiib daro mirihiisa waanu daadinaa, marka aad akhriso qoraalkan weligaa dib uma daadin doontid ama qashinka kuma dari doontid miraha qaraha.

Read More »

Wasiirkii hore ee A. Dibadda oo lagu ammaanay gudbinta Gal-dacwadeedkii Badda ee Maxkamadda ICJ

0 Visits: 949 | Wednesday September 28, 2016 - 09:57:00
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumada Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa lagu ammaanay sida xil kastnimada iyo wadani-nimadu ku dheehneyd ee uu u waajahay arrinta muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya, isaga oo ahaa Wasiirkii u gudbiyay Maxkamadda Caalamiga…

Read More »

Sheeka Gaaban: Dhiig haw daadin waxaad nabad iyo nidaam ku heli karto.

0 Visits: 981 | Tuesday September 27, 2016 - 20:16:38
Goor ku aadan 1952di,nidaamka koofurta dalka Soomaliyana uu gacanta ku haayay isticmaarki Talyaaniga, ayaa dhul Baadiyaha Waqooyi Bari kaga aadan Degmada Jowhar waxaa ka dhacay, Sheeko in badan darsi u noqon karto,dadkana ka baran karo in mar mar loo baahan yahay kaashiga Caqliga Ilaahey nagu manneystay…

Read More »

QABIILKA, QABYAALADA IYO XALka QABIILKA:

0 Visits: 3541 | Tuesday September 27, 2016 - 10:13:37
Qabiil hadduu magaala deganyahay waxa la yiraa wuxuu leeyahay shiid iyo shaambaay. Haddii qabiilku miyiga degen yahay waxa uu leeyahay deegaan lagu yaqaan iyo soohdin , Tub iyo Ceel, sumad xoolaaha lagu dhigu, sumadaa waxaa kale oo lagu dhigaa kaxda ceel, dhagxaha, geedaha iyo dudumaha , xiriirka dibada…

Read More »

RA'YI Geela carab laga qaaday yaa u tol ah?

0 Visits: 1043 | Friday September 23, 2016 - 21:00:50
Asxaabta faallaysay qormadii ahayd " Geelii dawladaha khaliijka carbeed waa dhacanyahay ee ma la soo dhicin karaa?" waad wada mahadsantihiin nin gurmad iyo hiil ku baaqay iyo nin hoojin iyo garab ka bax ku dhawaaqayba.

Read More »

Jawaabtii Qareenada Soomaaliya ka jeediyeen Maxkamadda Hague

0 Visits: 942 | Wednesday September 21, 2016 - 09:21:38
Afar qareen oo caalami ah ayaa shalay bixiyeen Jawaabta Soomaaliye ee ku wajahan diidmada Kenya ay dooneyso in ay isku hortaagto in Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladdu ay gasho kiiska muranka soohdinta badeed ee Soomaaliya iyo Kenya.

Read More »

Badada Buluuga ah oo Guduudan doonta!!!

0 Visits: 1008 | Tuesday September 20, 2016 - 11:47:06
Prof. Yaxye Shiikh Caamir oo ka mid ah Aqoonyanada Soomaaliyeed ayaa mar uu u waramayey Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegey in Dowladda Norway uu kala Hadley arrimaha Badda Soomaaliya oo ku aadan Muran Dowladii tan ka Horeysey gelisey ka dib markii heshiis Isfaham la gashay…

Read More »

Maqaamka Magaalada Muqdisho (Qaybtii 1aad) (1960-2016)

0 Visits: 1575 | Monday September 19, 2016 - 23:01:07
Maqaamka Magaalada Muqdisho (Qaybtii 1aad) (1960 – 1969) – (1969-1991) – (1991-2016) Muqdisho waa caasimadda Dawlada Federalka Soomaaliya, waana magaalada ugu weyn dalka waxaa ku nool dad lagu qiyasay in ka badan sadax milyan, waxay xarun dhexe u tahay siyaasadda iyo ganacsiga dalka, waxaa ku…

Read More »

Maxan ka baranay shir Madaxeedkii IGAD ee Muqdisho lagu Qabtay ? ' Maqaal'

0 Visits: 1021 | Saturday September 17, 2016 - 15:40:49
Waxaa 13-kii bishan maalin salaado ah, magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ay marti-gelisay Shir Madaxeedkii Urur gobaleedka IGAD oo isagu markii ugu horeysay lagu qabto gudaha Soomaaliya tan intii la dhisay 1986.

Read More »

Gen. GENERAL OLUSEGUN OBASANJO ayaa I baqdin galiyey.

0 Visits: 1079 | Saturday September 17, 2016 - 13:51:16
A–waxaa Nigeria igu casuumay ururka Africa O2. waa Urur ka fikira sidii Afrika u yeelan laheyd mustaqbalka hogaamiyeyaal wadaniyiin ah, waxaan ka mid ahaa dhowr qof oo si shakhsi ah loo casuumay oo aanan ka socon Dowlad, Urur, ama Jaamacad.

Read More »

Sheeko iyo Shaahid !{Faallo}

0 Visits: 1095 | Saturday September 10, 2016 - 21:05:06
Aduunyada Warkeedu waa Sheeko iyo Shaahid, waxaa laga yabaa in aanay dad badani fahmin gaar ahaan da'yarta Soomaalida, hadaan sii faaqido yacni hadal oo dhan ama sheeko oo dhan waa waxaad goobjoog u tahay (Shaahid) iyo wax laguu sheegay oo (Sheeko) ah.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo muddo xileedkiisii sharciga ah ay maanta dhammaatay (Warbixin)

0 Visits: 988 | Saturday September 10, 2016 - 10:21:14
Maanta oo kale afar (4) sanno ka hor ayey aheyd markii Madaxweynaha iminka waqtigiisu ka dhammaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud uu ku fadhiistay kursiga Madaxweyne-nimo ee Soomaaliya ( Villa Somalia) , xilligaasoo aheyd markii ugu horeysay ee uu ka soo dhex muuqday siyaasadda Soomaaliya si rasmi ah.

Read More »

NASASHADA JIMCAHA , Q-8

0 Visits: 993 | Friday September 09, 2016 - 10:12:19
A--Jilaaga caanka ah ee jila filimada Jungle-ka , loona yaqaan boqorkii duurjoogta Mr. Tarzan ayaa yimid Biya galeen yar oo ay ku sugnaayeen xayawaana badan oo ah kuwii ay keeynta ku wada noolaayeen, sida Maroodi, Shabeel, Coowl, Waraabe iyo nuucya badan oo Daanyeera ah.

Read More »

Faallo: Wajiyo Kala Duwan & Aragtiyo Isku Mid Ah !

0 Visits: 1071 | Thursday September 08, 2016 - 19:04:34
Billaabashada ole olaha doorashooyinka madaxtinimo waxa uu ka dhigan yahay soo if bixidda aragtiyo iyo hiraallo kala duwan oo cod bixiyayaasha shacabka sida dadban u matalaya siiya xulashooyin ay ku kala doortaan murshaxiinta u taagan xilka madaxwenaha Soomaaliya hogaamin doona Afarta sano ee soo socota.

Read More »

COD BIXINTA SIXIROOLAYAASHA IYO SOMALIA.!!!!

0 Visits: 1188 | Wednesday September 07, 2016 - 11:36:55
Xamar aaaaa!!!. Haddana sixir aaa!!!. ka subxaana laah, Jinni aaaa!!!!!. Jiirteena xaraar. A—Waxaa beryahan ku soo batay magaalada Mugadishu iyo gobalada qaar, erayga (Diaspora Magicians) ama sixiroolayaasha qurbaha, inkstoo aynan dad Somaliya aheeyn oo ajaanib ay yihiin oo aan diaspora la dhihi Karin,…

Read More »

MAQAAL: TARZAN GABRE SHALAY SAAXIIB AYUU KULA AHAA MAXAA CADOW KA DHIGAY MAANTA ?????

0 Visits: 1134 | Saturday September 03, 2016 - 09:49:12
Xilka ujeedka loo qabtaa waa maxaay?? Ma in aad xoolo ku hesho mise xurmo iyo sharaf??? Mise xildoon aan wax qabankarin oo kursiga isaga fadhiya???

Read More »

FAALLO Hashii nin gurrani dheelmay dhanna uma fayooba!

0 Visits: 949 | Friday September 02, 2016 - 21:28:09
War dhiillo iyo dhaqan xumo siyaasadeed xambaarsan ayaan a maqlayaa madaxa iyo maamullada dalka qaarkood, Waxa aan dhegeystay hadalka wasiirka ammaanka ee dowladda Federaalka ee Soomaaliya, kaas oo ku saabsan ganacsiga iyo dhaqaalaha dalka.

Read More »

NASASHADA JIMCAHA IYO MAANTA

0 Visits: 1276 | Friday August 26, 2016 - 11:41:49
A—Malaay weyn iyo mid yar ayaa badda ku wada dabaalanayay,kii yaraa ayaa wuxuu arkay hilib yar oo biyaha dhax sabeeynaya,waana ku leexday si uu u soo qabsado. Kii weeynaa ayaa ku yiri: ka joog ha cunin,hilibkan bir yar oo maqaalin la yiraa ayaa ku dhax jirta,haddii aad cunto dhuunta ayeey kuu galee,caawana…

Read More »

Alifka Aqalka Sare & Hoose Toosiya, Albaqaraha "Aayatiinka Dalka" Yaanan ku Dhibtooninee

0 Visits: 1039 | Wednesday August 24, 2016 - 10:54:09
Soomalida waxay dhahdaa "Dooni Laba Naakhuude leh way Jabtaa". Soomaaliya waxay mar dhow yeelanaysaa laba aqal oo mid sare iyo mid hoose ah. Taasoo laga cabsi qabo in Siyaasadda Soomaaliyeed ay noqoto "Jiid aan ku Jiidee waa Gacmo Daalis".

Read More »

Faallo: Sirculus: Siyaasada Maraykanka ee Soomaaliya waa in Dumarka soomaaliyeed helaan Boqolkii sodan Golayaasha sharcida dejinta

0 Visits: 908 | Saturday August 20, 2016 - 09:48:18
Xoghayaha arimaha dibadda Maraykanka John Kerry ayaa lagu wadaa in Todobaadkan uu booqasho gaaban ku yimaado magaalada Nairobi, si uu wada-hadalo ku saabsan Doorashooyinka iyo Amniga uu ula yeesho siyaasiyiinta Soomaaliyeed Golaha Madasha Qaran ama Madaxda Soomaalida. Siyaasada ay Dawlada maraykanku…

Read More »