Maqaallo

MAQAAL: Waa Maxay Dagaal? Dagaal waa burbur iyo halaag

0 Visits: 2516 | Thursday October 27, 2016 - 21:15:13
Sidaad la socotaan Dagaal iyo Nabadba,waxay ka midyihiin , waxyaabaha la xiriira nolosha , Adduunkan aan ku nool nahay.Waxaad aragteen, inkastoo qofku uu u jeedo, dhibaatooyinka faraha badan oo lagala kulmayo curinta dagaalka,

Read More »

Guddiga Doorashooyinka oo Hor istaagey Bulshada Rayidka.

0 Visits: 932 | Saturday October 22, 2016 - 16:58:14
Waxaa loo madlan yahay iney Soomaaliya ka dhacaan Doorashooyin ka duwan kuwii dalka ka dhacay sanadkii 2012-kii, Aqalka Sare waxaa dooranaya Baarlamanka Maamul Goboleedka, Aqalka hoosena mid walba waxaa dooranaya 51 Qof halka ay Madaxwaynaha dooranayaan labada Aqal oo ka kooban 329 Mudane. waxaa iminka…

Read More »

HAL XIRAALE Iyo GOOGAALEYSI

1 Visits: 18550 | Saturday October 22, 2016 - 16:31:15
1-Googgaa Cigalle.Sheeg xayawaanka ugu Cimriga dheer xayawaanada iyo kan ugu dheer

Read More »

XAQA DERISKA { Qore:-Cabdiqadir Salaad Maxamad}

0 Visits: 5106 | Wednesday October 19, 2016 - 11:57:43
B} Deriskaagu waa kee? T) Waxa uu rasuulka Allah (SCW) ka yiri deriska. J) Noocyada deriska X) Dhibaatooyinka deriska loo geysto kh) Waxa wanaagsan in la sameeyo

Read More »

HEERARKA QORIDA FARTA SOOMAALIYGU AY SOO MARTAY. { Qore:-Cabdiqadir Salaad Maxamad}

0 Visits: 1399 | Monday October 17, 2016 - 19:39:19
Afsoomaaliga waa luqada loogu hadalka badanyaha geeska afrika (5ta Soomaaliya) haddana qoraal rasmi ah oo ay dadka Soomaaliyeed kuDhaqmaan wuxuu yeeshay 1972dii.iyadoo soomartay heerarkaan soosocda:-

Read More »

(FAALLO): Shan sanno kadib, Hawlgalka Ciiddanka Kenya ku soo galeen gudaha dalka Somalia ma Fashil mise Guul ?

0 Visits: 976 | Sunday October 16, 2016 - 12:44:46
Maanta oo kale, waxay ku beegan tahay 5-guuradii ka soo wareegtay markii ay Ciiddanka Kenya duullaanka kaga soo gudbeen Xuduudka Somalia bishii October 16-dii ee sannadkii 2011-kii.

Read More »

TAARIIKHDA CALANKA SOOMAALIYA IYO CALAMADII SOOMAALIDA EE JIRAY BOQOLAAL SANO KA HOR.

0 Visits: 1528 | Thursday October 13, 2016 - 11:14:53
Calanka Soomaaliya oo loo yaqaan KULMIYE, waxaa loo aqoonsaday astaan calan qaran 12/10/1954.

Read More »

Hannaanka Xukuumadda Elektoroonigga iyo sida looga hirgelinkaro Soomaaliya

0 Visits: 1050 | Tuesday October 11, 2016 - 22:51:12
Hordhac: Waxa loo yaqaano xukuumadda electaronigga ama (E-government) waxa uu ka soo if baxay dowladaha soo koraaya iyo kuwa horumarayba ayagoo uga gol lahaa markaas hormarinta adeegga dowladuhu ay shacabka u qabtaan, taas looga gudbayo adeegsiga warqado la is waydaarsado si adeeg hufan loogu siiyo…

Read More »

1400 oo sano ka hor, yaa Diinta Islaamku siisay gabdhaha Muslimiinta xaqooda bulsho.

0 Visits: 1318 | Monday October 10, 2016 - 19:51:21
Nin walba oo weyn waxaa dhinicisa joogta haweenay qiimo weyn leh. (Beside every great man there's a great woman. She is beside him. She is with him. Not behind him.) يَـٰٓأَيُّہَا ٱلنَّاسُ إِنَّا خَلَقۡنَـٰكُم مِّن ذَكَرٍ۬ وَأُنثَىٰ وَجَعَلۡنَـٰكُمۡ…

Read More »

Amiin Yuusuf Khasaaro Waxa uu Mudan Yahay in la Abaal Mariyo (Faalo Gaaban).

0 Visits: 982 | Monday October 10, 2016 - 18:49:45
Waxaa wax lagu farxo ah in uu gebagebo marayo Shirka Maamul u samaynta labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeelladda Dhexe si ay ula jaanqaadan Maamuladda Dhiggooda ah, Shirkaasu waxa uu soo maray maraaxil kala duwan waxaana hareeyey dib u dhacyo badan oo ragaadiyey in shirkaasi hore u socdo, arinta eedeeda…

Read More »

Waa Maxay Furaha Nolol Farxad iyo Caafimaad Leh?

0 Visits: 1758 | Monday October 10, 2016 - 10:59:31
annadkii 1938 ayay Jaamacadda Harvard billowday daraasad loo bixiyay 'The Grant Study' oo qeyb ka ah tu kale oo la yiraahdo 'the Study of Adult Development.' Daraasaddu waxay socotay muddo 75 sano ah waxaana lagu baarayay oo intaa dabaggal lagu hayay nolosha caafimaad ee jir iyo maskax…

Read More »

Faallo: Xarunta Dagaalka sokeeye ee Soomaaliya ( Magaalada Gaalkacyo)

0 Visits: 1000 | Monday October 10, 2016 - 10:19:02
Maxay tahay waxyaabaha shacabka wadadegan magaalada Gaalkacyo ka hor taagan horumarka inay Nabad ku wada noolaadaan.

Read More »

DAMEERAA IGA DHUMAY, ADNA WAA KAA DHUMAY!!

0 Visits: 2601 | Thursday October 06, 2016 - 18:53:09
A-Noocyada Dameeraha ee Somalia ku noolaa waxaa u caansanaa sadax. 1). Dameer Farawga ( Zebra).kaa oo ku noolaa gobalada dalka oo dhan laakin markii dambe ku haray Jubada Hoose,

Read More »

Sheeko, sheeko Q. 9aad: Gaso, ganuun, Gasiin W/Q Prof. Cali Jimcaale Axmed

0 Visits: 1236 | Wednesday October 05, 2016 - 18:58:51
Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Dheelmadku kala dhib badan! Reer Jabaq ayaa hiraabti dambe ku soo dhowaadey meel aan ka fogayn War Awliyo. Meeshi ayay ka goobaabteen wax leh hindise waab. Dhib aan yareyn ayay soo mareen. Odayga waxaa marna tunka u saarnaa ri'di, markalena, cunuggi markaa daalku soo…

Read More »

Cadaan Mareykan ah oo ku heesaya Astaanta Calanka Somalia VIDEO

0 Visits: 980 | Wednesday October 05, 2016 - 10:11:08
Magaalada Miniapolis ee gobolka Minesota waxaa ka dhacay fantasiyihii ugu weynaa oo lagu xusayo sanadguuradii sadexaad ee ka soo wareegatay asaaska Miyuusimka Soomaalida, waxaana ka soo qeyb galay fannaaniin, aqoonyahano iyo Soomaalida Mareykanka.

Read More »

Aqalka Sare iyo Puntland "Waryaa harageeda mar nooga celiya"

0 Visits: 1210 | Tuesday October 04, 2016 - 11:15:07
Hada ka hor ayaa nin ceesaan Riyood soo iib geeyey, markaas ayaa laga gadan waayey, kadib markii uu soo cel celiyey sagaal maalmood ayaa nin oday ah kula taliyey inuu qalo Rida oo hilibkeeda iibiyo, subaxii danbe ayuu qalay, markii galabtii la gaaray oo cadna laga gadan waayey ayuu yir "war yaa…

Read More »

Khiyaanada ku qarsoon dacwadda muranka Badda Somaliya iyo Kenya =Daawo=

0 Visits: 1040 | Tuesday October 04, 2016 - 09:48:32
Waxaan idiin soo gudbinaynaa Waraysi ku saabsan dacwadda badda Somalia iyo Kenya ee ka socota Maxakamadda Cadaaladda ee aduunka (ICC).

Read More »

DIASPORA: MAXAA IS BEDELAY( 2012–2016)

0 Visits: 969 | Monday October 03, 2016 - 11:42:55
D–Baro: Dadka qaar ayaa beryahaan yiraa danyuus baro, marka ey ka hadlayaan qurba joogta Soomaalida, mafiicna, haddii aad walaalkaa tiraa danyuus, adna waxaad tahay danyuus walaalkii, ha isku wada qaadin dadku isku wada mid ma ahan waxeeyna u kala qeyb sanyihiin Diasporadu sidan:

Read More »

Warbixin Lagu Falanqeeyay Marxaladihii Adkaa Ee Soo Maray Shacabka Muqdisho Iyo Xaalada Maanta *Daawo*

0 Visits: 933 | Sunday October 02, 2016 - 10:30:19
Warbixin Lagu Falanqeeyay Marxaladihii Adkaa Ee Soo Maray Shacabka Muqdisho Iyo Xaalada Maanta *Daawo* xaalka_xamartii_hore_iyo_maanta_1

Read More »

CAAFIMAADKA KILYAHA: La soco talooyin muhiim ah

0 Visits: 1280 | Thursday September 29, 2016 - 21:03:28
Caafimaadka Kilyaha bani'aadamka oo muhiim u ah nolosha qofka ayaa Soomaali badan waxay la kulmaan in cudurro kala duwan iyo xanuuno fara badan soo ritaan, kuwaasi oo u badan dhinaca Kilyaha.

Read More »