Maqaallo

NOLOL DADBAN AAA?

0 Visits: 999 | Wednesday December 07, 2016 - 12:06:17
Aniga saakay sinahaa i xanuunay saan qalqalooc iyo dadab ugu socday,Waa in somalida la baraa sidii nolol dadban ay ugu noolaan lahaayeen, dadab loo ximbaaryaye. Waaxa leeyna barayaa sidda Dadab loogu socdo, dadab loogu seexdo, dadab loogu shaqeeyo, waa duni caloosha laga rarayo.

Read More »

DAQARADA KA MUUQDA GURYAHA, KUWA DADKA KU YAALAA KA DARAN.!!=Faallo=

0 Visits: 987 | Tuesday December 06, 2016 - 10:32:38
Dalka Soomaaliya waxa uu ahaa Sanadihii dowladnimada dal Awood ahaan, dhisma ahaan iyo Bulsha ahaanba u soo korayay,marka loo fiiriyo dalalka asaageen ah, dadkuna waxa ay ahaayeen dad dhawaan gumeysi ka xoroobay oo si weyn u xasuusta Halgankii loo soo maray Xoriyadda iyo Gobanimada iyo weliba isku duubnidii…

Read More »

RA'YI: Guusha iyo Guuldarada Baarlamaanka

0 Visits: 908 | Saturday December 03, 2016 - 14:29:14
Guuldaradaada oo aad qirato waa geesinimo iyo isku kalsoonaan, Guuldarada oo aad ka dhuumato dafirto oo aad eedeeda cid kale saartaana waa fulaynio iyo Kalsooni xumo.

Read More »

Sheeko gaaban oo qalbiga Taabaneysa "Miyaadan ogeyn in wiilkeyga xaaladiisa qatar…?"

0 Visits: 1206 | Wednesday November 30, 2016 - 13:17:28
Dhakhtarkii wuxuu soo galay cisbitaalka isagoo degdegaya kadib markii ay u yeereen maamulka shaqaalaha si u sameeyo qalliin deg deg ah oo xilligaasi taagnaa. Wuxuu toos ugu gudbay qolkiisii wuxuu soo xirtay dharka loogu talagay qalliinka wuxuuna u sii gudubtay qeybta qaliinka.

Read More »

Kalasaarida qabiilka iyo qabyaalada{Maqaal Gaaban}

0 Visits: 1603 | Friday November 25, 2016 - 21:30:26
Qabiil waa qoys baaxad leh oo hal oday wadatirsada , looguna talagalay inleesku fahmo kaliya.

Read More »

Akhriso: Madaxda Mareykanka ee ka badbaadday falal khaarajin ah "Qeybta 2-aad"

0 Visits: 992 | Friday November 25, 2016 - 17:30:47
Tan iyo markii magaalada Philadelphia ee gobolka Pennsylvania laga soo saaray baayaan cad oo ka soo baxay mustacmiraddii Dalweynihii Ingiriiska (Gteat Britain) isla markaana lagu muujinaayey xoriyadda dadka Mareykanka ah July 4, 1776,waxaa dalkaasi soo aray maamul ku meel gaar ah oo shaqeeyay illaa…

Read More »

Madaxda Mareykanka ee geeriyootay iyagoo haya talada dalkaasi. Q/1-aad)

0 Visits: 2045 | Friday November 25, 2016 - 17:26:53
Taariikhda mareykanka inta la ogyahay, waxaaMadaxweynihii ugu horeeyay ee qabta talada dalka Mareykanka uu ahaa

Read More »

TAARIIKHDII DOORASHOOYINKA SOOMAALIYA.

0 Visits: 971 | Wednesday November 16, 2016 - 17:35:03
Waa Maxay Doorasho? Doorasho waa nidaam toos ah oo go'aan gaariseed kaasi oo dadweynaha ay ku dooranayaan shaqsi in uu qabto xafiis dadweyne. Doorashadu waxay ahayd hab wakiilnimo oo Dimoqraadiyada casriga ah uu soo shaqaynayay ilaa qarnigii 17aad.

Read More »

Wiil Yar Oo Isagoo Faqri Ah Abaal Gabar Yar Ay U Gashey U gudey Isagoo Dhaqtar Weyn Ah.

0 Visits: 1252 | Monday November 14, 2016 - 11:36:25
Wiil yar oo lagu magacaabi jirey Howard Kelly oo ku dhashey Gobolka New Jersey ee dalka Mareykanka Bishii February 20-kedii Sanadkii 1858-kii ayaa wuxuu wiilkaan ka dhashay cid faqiir ama sabool ah, wuxuuna subaxii ama aroortii dhigan jiray iskuul, galabtiina wuxuu wareejin jiray oo tuulada ay reerkoodu…

Read More »

Dilkii Madaxweyne C/rashiid Cali Sharma'arke. Qalinkii Prof. Yaxye Sheekh Caamir

0 Visits: 1933 | Monday November 14, 2016 - 10:57:52
Yaa Dilay ? Maxaa loo dilay? Leysma weydiin sababta loo dilay inkastoo dilkiisa lala xiriiriyo doorashadii. fiirimarqaati buuga Kashfu Suduul Can Taariikhi Soomaal ee uu qor Sheekh Axmad Cabdalla bogga 20aad. Qoraalada qaarkood waxaa lagu sheegayaa in Madaxweynaha loo dilay AANO QABIIL, Sabab kasta…

Read More »

Maxaa aabehay loo dilay 24-sano ka hor? By: Liiban

0 Visits: 903 | Monday November 14, 2016 - 10:04:04
Waa Xili danbe oo habeen ah Hurdo ayaa iga soo dhici la' waxaan is waydiiyaa Dhawr arimood: 24 sano ka hor maxaa aabahay loo dilay, dadkeen Qaladaadkii 100 sano kabadan dhacayay maxay wax oga baran la'yihin, Maxay hooyooyinka Culays aan qaadi karin ugu rarayaan iyo kuwa kale intaan ka badan.

Read More »

Dhaawaca Shilin Soomaaliga iyo Dhaliisheeda Cidda Qaadanaysa By C/laahi Abshir Muuse {FAALLO}

0 Visits: 862 | Monday November 14, 2016 - 09:53:14
Maqaalkan waxaa qoray aniga oo ah Arday Cabdullaahi Abshir Muuse(Sanco)ahna arday kamid ah ardayda dhigata kuuliyada cilmiga dhaqaalaha ee jaamacadda Puntland State University (PSU), qoraalkani wuxuu si hufan u iftiiminayaa Qeexitaan cilmiyeed ka lacag, Dhaawaca shillinkeena maxaa sababay, maxaa guud…

Read More »

MASHRUUCA WADO XIRISTA MUQDISHO.

0 Visits: 1106 | Sunday November 13, 2016 - 18:27:12
War Ninahow Wixii Hayadaha ahaa ee aan ka qaraaban jirney waa Naga Soo Xirmeen ee Maxaa Talo ah " kii kalaa inta soo boodey ayaa yiri Saaxiib anigaa kuu haya meel lacag laga helayo " inta kor u boodey ayuu yiri

Read More »

FAALLO:- Hadal-haynta Qabsoomidda Doorashadda Somalia iyo Hufnaantooda.

0 Visits: 822 | Sunday November 13, 2016 - 11:13:45
Tan iyo markii Dowladda Federalka ee haatan la doortay sannadkii 2012-kii, waxaa Ajendayaasha ugu muhiimsan ee hor yaallay ahaa in loo gogol-xaaro Doorashadda Somalia ee sannadka 2016-ka, laakiinse, taabagelinta arrintaasi ayaa mabda' ahaan lagu fashilmay.

Read More »

Maxaa hortaagan oofinta ballantii kaalmooyinka dhaqaale ee loo qorsheeyay Soomaaliya?

0 Visits: 873 | Monday November 07, 2016 - 11:14:34
Beesha caalamka oo ka duulaya burburkii dhinaca xukuumadda ee soo gaaray dalka Soomaaliya,waxa ay dhowr iyo labbaatankii sano ee u dambeeyay ay kaalin firfircoon ka geysteen soo nooleynta adeegyadii umadda ee lagama maarmaanka u ahaa jiritaanka dadka iyo dalka.

Read More »

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 "Qeybaha 2aad iyo 3aad",,,AKHRISO+Dhageyso

0 Visits: 1556 | Thursday November 03, 2016 - 22:22:14
Dhalashadii Dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Dhismihii Golihii Sharcidejinta Soomaaliya. Gobolladii Woqooyi Dalka Soomaaliyeed ee loo yiqiin "British Somaliland" oomadaxbannanidiisa helay 26-ka Juun 1960,wuxuu 1-dii Luuliyo 1960-kii la midoobay Gobolladii Koofurta Soomaaliya oo ku jiray…

Read More »

WAXAAN KU DHAX JIRNAA FUUSTO SHIDAAL AH OO HOLCEEYSO.

0 Visits: 1279 | Thursday November 03, 2016 - 12:54:17
Araar: Ha u qaadan in aan cid gaar ah u dan leeyahay,waa qoraalo aan soo xigtay si dhalin yarada somaaliyeed ee cumrigoodii lala qeeybsaday, mustaqbalkoodiina la dilay ,iyadoo meel kale farta loogu fiiqayo, ay u arkaan wixii ajaanibtu naga qortay madaxdeenuna naga qarisay.

Read More »

Is bar bar dhiga Turkiga iyo Imaaraadka Carabta, keebaa dan u ah shacabka Soomaaliyeed ?

0 Visits: 918 | Thursday November 03, 2016 - 11:09:01
Soomaaliya waa dal ku yaala bariga qaaradda Afrika, si gaar ah cirifka geeska qaaradda, waana dal uu Allah ku maneystay kheyraad kala duwan oo caalamka indhaha ay la raacayaan. Inkastoo Soomaaliya marxalado kala duwan ay soo martay , haddana xiligan wuxu joogaa marxalad ka duwan dhibaatooyinkii la soo…

Read More »

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959kii-2012 "Qeybta 1aad" …AKHRISO

0 Visits: 1151 | Friday October 28, 2016 - 21:29:07
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin bilaabi doonaa baahinta qoraalka Taxanaha Taariikhda doorashooyinka Soomaaliya laga soo bilaabo 1959kii – 2012 kaasi oo hada laga sii daayo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV) iyo Radio Muqdisho.

Read More »

Liiraha Rag baa Xamar u Tagay

0 Visits: 1049 | Friday October 28, 2016 - 19:01:35
Liiraha rag baa Xamar u tegay oo u xeeb maraye Niman baa dayuurado ku xidhan xiima samadaase Niman baa xijiga iibsadiyo xabag dhunkaaleede. Tuducyadani waxay qeyb ka yihiin gabaygii Xoogsi oo uu Gabyaagii weynaa ee Ismaaciil Mire kula dardaarmayay wiilkiisii Cali in uu xoogsado oo uu shaqaysto sida…

Read More »