Maqaallo

Xildhibaan Codkaaga ha Noqdo Mid wax Dhisa !!

0 Visits: 925 | Friday January 20, 2017 - 20:46:59
Jan 19, 2017 - Baarlamaanka Tobanaad oo dalka ka shaqo bilaabay bilowgii sanadkaan ilaa hadana yeeshayna fadhiyadiisii caadiga ahaa, sameeyayna doodo iyo go'aano muhiim ah ilaa hadda. Waxaana u suuragalay doorashooyinkii Gudoomiyaha iyo ku xigeenadiisa ee golaha baarlamaanka dhacdayna January 11-12…

Read More »

MURASHAXIINTA M/WEYNE IYO MASAARIIFTA

0 Visits: 975 | Wednesday January 18, 2017 - 21:46:11
MURASHAXIINTA M/WEYNE IYO MASAARIIFTA Ayaamahan waxaa xowli aad u dheereeya ku socda kulamada ay qabanayaan murashixiinta Madaxweyne oo sameynaya martiqaadyo aad u waaweyn ee loo qabanaayo xildhibaanada laga doonayo inay codkooda la helo…kulanki ugu dambeeyay waxaa qabtay murashax martiqaad u fidiyay…

Read More »

Gefka Hablaha: Geeridii dhaqanka soomaaliyeed

0 Visits: 1542 | Monday January 16, 2017 - 23:31:24
"Ummaddeennu jidkii Kii islaamnimadii Ahabtii faralkii Asalkii dhaqankii Isirkeedu lahaa Way ka soo ambatoo Aarankay dubatoo Hablihii Ololaa ku socda"– Hadraawi

Read More »

Faarax Shiikh Cabduqaadir lagama Guuleysan ee waa uu Guuleystey!!

0 Visits: 916 | Saturday January 14, 2017 - 00:35:04
Odey saaxiibkey ah ayaa marki uu saakey waagu baryey igu qabtey Jidka Mak Al-Mukarama markaasuu I weydiiyey Su'aal igu adkaatey Jawaabteeda bal se aan ka fusan waayey in aan uga jawaabo , waxaa uu I weydiiyey Labada Xildhibaan ee isugu soo harey Doorashada Xilka Gudoomiye ku xigeenka Koowaad reeraha…

Read More »

Faallo: Maxay ka dhigan tahay Doorashada C/wali Muudey iyo Mahad Cawad

0 Visits: 917 | Friday January 13, 2017 - 19:59:33
Maqaalkan waxaan ku falanqeynayaa aragtideyda ku aadan doorashada Guddoomiye Ku-xigeenada Baarlamaanka waxa ay ka dhigantahay, sababaha Mudey iyo Mahad u sahashay inay guuleystaan iyo siyaasadaha ku xeeran tartanka doorashada Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

FAALLO: Ma laga yaabaa inay Doorashadda Guddoonka Barlamaanka saamayn ku yeelato Doorashadda Madaxtinimadda ?

0 Visits: 837 | Monday January 09, 2017 - 18:51:31
Ololihii ugu dambeeyey ayey ku jiraan Murashixiinta u taagan Guddoomiyayaasha Labada Aqal ee Barlamaanka cusub iyo Ku-xigeenadooda, iyadoo ay Xilalkaasi ku loolami doonaan 22-Murashax.

Read More »

Ma OGTAHAY…..( ma iga hubtaa?)

0 Visits: 2241 | Friday December 30, 2016 - 16:05:09
A—Ma ogtahay in xuduuda somalia iyo itobiya,dadka badankiisu ku muujiyaan xariiq toosan, laakin ay khalad tahay,oo lagu muujiyo xariiq kala go'go'an.(-.-.-.-.-.-.-) sabata oo ah madaxweeynihii hore Adan Cabdulle Cuman Daar, waa diiday in uu saxiixo heshiiskii xuduudaha Afrika ee OAU soo jeedisay.

Read More »

NASASHADA JIMCAHA---Q. 24 aad

0 Visits: 1506 | Friday December 30, 2016 - 15:27:32
1-Macalimiin jaamacad ayaa koray dayaarad, markii irida la xiray intii ayna dayaaradu duulin ayaa loogu bishaareeyay in dayaaradanuu sameeyay mid ka mid ah ardayda jaamacada. Dhamaan waxa ay isku wada maqiiqeen iridii si ay uga degaan,hal macalin ayaa ku haray oo si walwal la'aan ah isaga fadhiyay.…

Read More »

SOOMAALIYA OO DOORANEYSA MADAXWEYNE, IMISE MUSHARRAX AYAA U HANQAL TAAGEYSA (WARBIXIN )

0 Visits: 864 | Wednesday December 28, 2016 - 11:07:14
Doorashooyinka Guddoomiyeyaasha iyo Kuxigeennaada Aqalka Sare iyo Aqalka hoose oo marar badan dib u dhacday ayaa waxa laga yaabaa inay qabsoonto bilowga bisha January, sanadka 2017, halka doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda ay qabsoomi karto January 17 ama January 27 sida saadaasha ay ku bixiyeen…

Read More »

Warbixin:- Ma jiri Karo Xildhibaan Qooto Qooto

0 Visits: 997 | Monday December 26, 2016 - 11:46:57
Waxay ahayd sannadkii 2004 magaalada Nairobi markii Maxamed Cumar Xabeeb, oo ay dadku ugu yeeri jireen Maxamed-Dheere, uu bil gudaheed isaga casilay kursigii Baarlamaanka ee uu ku guuleystay.

Read More »

YAASIIN MAAXI: "Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata…." + Video

0 Visits: 898 | Sunday December 25, 2016 - 10:47:36
Yaasiin Maaxi Macallim oo ka mid ah musharaxiinta xilka Madaxwenaha cusub ayaa markii ugu horeysay ka hadlay taariikhdiisa waxbarasho, howlihii kala duwanaa ee uu ka qabtay dalka gudihiisa iyo dibadiisa, marxalada dalka uu marayo xilligaan iyo arrimo kale oo fara badan.

Read More »

Toban sanno kadib: Qisada qabashadii Saddaam Xuseen iyo sirdoonkii beenoobay ee lagu halaagmay Maqaallo, 21 Dec, 2016

0 Visits: 1341 | Friday December 23, 2016 - 20:13:53
Sarkaalkii ugu horreeyey ee waraystay markii la qabtay Saddaam Xuseen 13 December 2003-dii wuxu ahaa John Nixon oo ka tirsan sirdoonka Maraykanka ama hay'adda loo yaqaan CIA-da. Jariiradda caanka ah ee Daily Mail ayaa toddobaadkan waraysi ka qaaday John Nixon, wuxuna markii koowaad si xiiso leh…

Read More »

WIIL AY KA GO'AN TAHAY INUU ISKA BAREEJEEYO {BAR-BAREEYO} AABBIHIIS.{RA'YI}

0 Visits: 912 | Thursday December 15, 2016 - 14:49:54
Ruclo orod, dadaal iyo xusul duub aad u balaaran ayuu ku jiraa, ma nasto har iyo habeen shaqo ayuu hayaa, halgan aan kala go' lahayn ayuu wadaa, socdaalo uu isaga kala gooshayo Dalka gudahiisa iyo dibaddisa ayuu ku hawlan yahay, xod-xodasho, balan-qaad iyo dhaqaale ayuu u adeegsanayaa ololaha doorashadiisa,…

Read More »

MAXABUUS SI XEELADEYSAN HOWL MUHIIM AH ISAGOO XIRAY U SAMEEYEY AABBIHII {ARRIN CAJIIB AH

0 Visits: 869 | Wednesday December 14, 2016 - 20:31:23
Nin maxbuus ah ayaa fariin qoraaled Uga timid aabbihiis oo waayeelahaa oo beeraley ah wuxuuna wiilkiisa ku yiri "wiilkeygiyoow waxa la jooga xilligii abuurka,mana fali karo beerta waana ogahay haddii aad ila joogi laheyd inaad I caawini laheyd.

Read More »

XASUUQA AADANAHA, MISE XUQUUQDA AADANAHA!!?

0 Visits: 1020 | Tuesday December 13, 2016 - 11:42:48
Guud ahaan caalamka waxaa sanadkasta bisha 11-aad 25 keed laga muujiyaa xuska maalmaha loogu tallagalay yareeynta ama joojinta tacadiyada ka dhan ah bani'aadamka, siiba dumarka & cauurta, iyadoo 10 bisha Disembar loo sameeyo munaasabad weyn oo lagu soo gaba gabeeynayo maalmahaas loogu magac daray…

Read More »

Subxaanullaahi: Ilmo ay dhegihiisa ku asteysan yihiin magaca Allaah oo ku dhashay Imaaraadka Carabta.

0 Visits: 974 | Monday December 12, 2016 - 22:08:09
ولادة طفل مرسوم داخل أذنيه لفظ الجلالة بمستشفى في عجمان Isbitaalka Amiina oo ku yaalla magaalladda Cajmaan ee dalka Imaaraadka Carabta waxaa ku dhashay wiil yar, kaasi oo ay dhegihiisa ku asteysan yihiin magaca Ilaahay " الله

Read More »

(Warbixin): Somalia oo yeelan doonta Barlamaankii ugu kala duwanaanshaha badnaa ee Taariikhda.

0 Visits: 1063 | Friday December 09, 2016 - 14:51:34
Natiijadda Doorashadda Barlamaanka Somalia ee sannadka 2016-ka ee ka kala yimid Goballadda waxa ku jira Wejiyo cusub iyo kuwo aan ku cusbeyn Siyaasadda Somalia.

Read More »

NASASHADA JIMCAHA-Q. Sheeko xiiso leh 21 aad.Qore: Yahya Amir

0 Visits: 1637 | Friday December 09, 2016 - 13:03:56
1-Sarkaal tababarayay ciidanka dalladaha ku soo booda ayaa mid ka mid ah ciidankii uu tababarayay ku yiri: markii ay diyaaraddu hawada gasho,

Read More »

WAXAAN RAADINEYNAA NOLOL WANAAGSAN !!!

0 Visits: 2053 | Friday December 09, 2016 - 12:36:52
Shaqsi kasta oo dunida guudkeeda saaran waxa uu xusul duub ugu jira sidii uu ugu noolaaan lahaa Nolol Wanaagsan, ka soo qaad Soomaaalida Wiil, Gabar, Oday, Haween, Garab-rarato, Macalin, Proffisoor, Injineer, Kornayl, Dhakhtar, iyo Weriye ku jira halgan hadaad waydiiso halgankiisa waxa uu ku leeyahay…

Read More »

M. GHEDI: "Doorashooyinka dadban waxaa loo adeegsanayaa Dollar badan iyo is dirqis"

0 Visits: 936 | Friday December 09, 2016 - 12:31:33
Waxaan dhashay horaanta sanadkii 1950s, cimrigaa aan jiro iyo cirrada aan leeyahay doorashadaan kahor ma aanan arag, mana maqal doorashooyin aanan lahayn xeer loo wada hoggaansan yahay oo wax lagu kala hago iyo xishood darri gaarsiisan heerka ay mareyso doorashada Soomaaliya sanadkaan sii dhammaanaya…

Read More »