Maqaallo

Soomaaliya ma waxaa la gudboon inay xiriirka u jarto Qatar, mise in Saudi Arabia ay dhagaha ka fureysato ?

0 Visits: 966 | Tuesday June 06, 2017 - 20:22:16
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah Dowlad curdun oo Kaliya Muddo Boqol Maalmood iyo Wax Yar Shaqeyneysa Waxaan Oran Karaa waa ay Ku Guuleysatay in ay Xoojiso Xiriirka Caalamka Inagala Dhexeeya,

Read More »

Hub Ka Dhigid , Hub iska Dhigid iyo Run Xaraar.

0 Visits: 1167 | Monday June 05, 2017 - 23:46:09
ANIGU. Ma ihi muxaafid jadbeeysan, mana ihi mucaarad ma cangag ah. Waxaan ahay muwaadin xaq u leh in uu aragtiisa ka dhax dhiibto labadaa cirif jir. Hub ma heeysto oo la iga qaadi mayo, waana rabaa in hubka la ururiyo,laakin,???? Hubku waa hanti,qofba si ayuu u heeystaa,mid xaliimadiisa ku tahriibiya,…

Read More »

Saameynta ka dhalan karta Xiriirkii loo jaray dowladda Qatar (Warbixin)

0 Visits: 1005 | Monday June 05, 2017 - 21:18:21
DalkaQatar ayaa mar ahaa wadanka ugu faqrisan wadamada Khaliijka, balse maanta wuxuu ugu horeeyaa kugu taajirsan gobolka, walina wuxuu wadaa kobcintiisa dhanka dhaqaalaha.

Read More »

Biloowgii Shiicada qeybtii seddexaad Kala go'ii shiicada

0 Visits: 967 | Monday June 05, 2017 - 10:55:12
Kala go'ii shiicadaIntii ay taariikhda soo jirtay shiicada waa ay kala go'go' day, waxayna u kala baxday qaybo badan,qaybta shiicada ugu weyn waxaa la yiraahdaa 12ka imaamley, waxaa kuwaas ku xiga Ismaaciiliyada oo la yiraahdo 7da ley, ka dibna Zaydi oo la yiraahdo 5 ley, kuwa la yiraahdo…

Read More »

Bilowgii shiicada: Qeybtii labaad

0 Visits: 1148 | Sunday June 04, 2017 - 22:15:05
Bilowgii shiicada: Qeybtii labaadMacaawiye in uu maqli waayo warka Cali wuxuu sabab uga dhigay in marka hore la soo qabto raggii dilay Cismaan, hooyadeen Caaisha Ilaahay raali ha ka noqdee iyana waxay ku raacsanayd warka Macaawiye oo ahaa in la soo qabto raggii gaystay dilka, waxayna xoogga saartay…

Read More »

Maxoow qabtay 100 maalin uu madaxweynaha ahaa Farmaajo

0 Visits: 991 | Sunday June 04, 2017 - 13:26:51
Boqolkii maalmood ee ugu horreysay ee uu talada dalka hayay, Madaxweyne Farmaajo wuxuu galay 10 safar, isagoo booqday 9 dal, wuxuuna dalka ka maqnaa 26 maalmood, taas oo celclis ahaan ka badan madaxweynayaashii ka horreeyay.

Read More »

Bilowgii shiicada!.Waxaa shiicada udubada u taagay nin yahuud ah oo la oran jiray Cabdillaahi ibnu Sabca oo Yaman ka yimid Jun 1, 2017 -

0 Visits: 996 | Saturday June 03, 2017 - 12:01:02
Bilowgii shiicada!.Waxaa shiicada udubada u taagay nin yahuud ah oo la oran jiray Cabdillaahi ibnu Sabca oo Yaman ka yimid Bilowgii shiicada: Hordhac!

Read More »

Nin sigtay ma noola: Xaalka dacwada badda Soomaaliya{W/D:-Dr. Abukar Y. Warsame}

0 Visits: 987 | Friday June 02, 2017 - 22:58:06
Akhristow cinwaanka qoraalkeygu "Nin sigtay ma noola" nuxurkiisu wuxuu xambaarsan yahay sida ay dawladda Kenya qarka ugu saarneyd iney ku guuleysato diidmadeeda ah in maxakamaddu aysan xaq u lahayn qaadidda dacwadaan maadaama heshiiska is-af-garadka ah (MoU) ee dhexmaray Soomaaliya iyo Kenya…

Read More »

Madaxweyne Farmaajow Muqdisho muran uma roona

0 Visits: 884 | Friday June 02, 2017 - 16:38:35
Qormadaydan kooban ayaan ugu tala galay tala wadaag furan Madaxweyne Farmaajo taasoo kusaabsan xog'ogaal nimadayda Xaalka Muqdisho in ay madaxdu ila wadaagto.

Read More »

Dhallinyarooy Siyaasi kasta ha Aaminina. NASASHADA JIMCAHA.Q-46aad.

0 Visits: 819 | Friday June 02, 2017 - 16:17:35
1- Nabaddoon ayaa waxa uu ku yiri: wiil ka mid ah dhalinyarada tolkiisa: Maxaad uga qeyb gali weeyday Dagaalkii maanta ?. wiilkii ayaa ku jawaabay : Markaan dhinto ayeey heshiinayaan.

Read More »

Maqaal: Xayaakallah! Xumaanta Jooji! Xoosh Jibriil. Qormadii Mocalimu

0 Visits: 979 | Friday June 02, 2017 - 15:29:09
Waa ka xumahay in uu waqti iga galo inaan ka jawaabo dacaayad raqiis ah oo uu baraha bulshada la dhex wareegayo Wasiir jahawareersan Abdi Xoosh Jibriil oo inta uu shaqadii loo igmaday dayacay shaqo ka dhigtay Wariyayaasha dhexdeeda waqti baddanna ku bixiya ,sidan oo kale Soomaali ayuunbaa lagu arkaa.

Read More »

WAREYSI: Madaxweyne Farmaajo 100 maalin oo uu Villa Soomaaliya joogay

0 Visits: 929 | Wednesday May 31, 2017 - 23:01:42
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu wareysigan uu kaga hadlayaa waxyaaba badan oo ay ka mid tahay, waxa u qabsoomay boqolka maalin ee uu xilka hayo, safaradii uu dibadda ugu baxay,

Read More »

Akhriso:-Daqiiqadihii Ugu Danbeeyay Nolashii Macmar Al Qadaafi

0 Visits: 1260 | Wednesday May 31, 2017 - 11:07:32
Sarkaalka lagu magacaabo Mansour Daoud oo xaga amaanka u qaabilsanaa Madaxweynahii hore ee dalka Liibiya Macmar Al Qadaafi ayaa mar sii horeysay lagu xirey magaalada Misurata ee dalka Liibiya halkaas oo uu maxkamadayn ku sugayo waxaana sarkaalkan oo wareysi siiyey TV laga leeyahay dalka Mareykanka ee…

Read More »

Akhriso:-Damacaaga oo Caqli Hoggaamin Waayaa Wax La'aan Buu Ku Badaa.

0 Visits: 804 | Tuesday May 30, 2017 - 10:28:52
Nin maalqabeen ahaa oo xikmad badnaa ayaa isaga oo doonaya in uu tijaabiyo damaca aadamaha waxa uu isugu yeeray beeraleydii deegaankiisa, kadib mid ka mid ah ayuu u sheegay in uu siin doono dhul aad u weyn oo uu beerto.

Read More »

Damaca Raga iyo Go'aanada ay gaaraan. NASASHADA JIMCAHA –Q. 45aad

0 Visits: 1117 | Saturday May 27, 2017 - 00:31:16
1-Nin iyo xaaskiisa ayaa is dagaalay, waxaa uu ku yiri: iga bax, dharkaaga soo ururso oo boorsadaada ku soo wada rido, deg deg. Intii ay dharka urursaneysay ayaa Aabaheed taleefoon ka soo wacay, codkana weey u furtay, Aabaheed ayaa ku yiri: Gabadheydiyey waxaan kuu soo diray 20,000 USD, si aad ugu xalisato…

Read More »

FAALLO: " Sida aan u kala muuq duwanahay ayaan u kala aragti duwanahay" Abdiweli Garyare.

0 Visits: 1004 | Saturday May 27, 2017 - 00:16:41
Fahamka siyaasadeed iyo hillinka lagu socdo ee ku aadan dib usoo celinta magacii dowladnimo, marka laga hadlayo ma ahan in cid gaar ah loo dan leeyahay, mana ahan in kuwa markaasi hoggaanka haya toosintooda loo qaato " Cadaawad". Halkii laga dhigan lahaa sahay lagu saxo wixii qaldan ee muuqda,…

Read More »

Faallo: Safarada Madaxweynaha ee dibadda (

0 Visits: 1183 | Friday May 26, 2017 - 22:02:16
Intii aan xilka Wasiirnimo hayay waxaan u dhoofay safarro shaqo oo dhowr ah. Marka laga reebo shir ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Afrika ay isugu yimaadeen oo aan uga qeyb galay magaalada Kigali ee dalka Rwanda, waxay safarradeydu ahaayeen qaar aan Madaxweynaha u raacay safarro shaqo iyo Booqasho…

Read More »

Akhriso:-Dadku Waxa Ay u Qaybsamaan Lix Qeybood, Qof kastana Lixdaas ayuu Meel kaga jiraa: Kumaa Tahay Adigu?

0 Visits: 1073 | Wednesday May 24, 2017 - 12:26:12
Waxaa jira waxyaalo lagu kala sooco Aadanaha iyo qaybo ay u qaybsamaan. waxaana lagu ogaadaa qaabka qof waliba u yagleelo mustaqbalkiisa nololeed iyo u hayaanka hiraalkiisa. waana tan keenta in qofna gaaro guulo waa weyn, qofna habaaska loogu jiido oo lagu dhaafo, isagoo aan ka yareyn awood iyo wax…

Read More »

AKHRISO:-Liiska Xabsiyada Ugu Xun Addunka

0 Visits: 1187 | Monday May 22, 2017 - 21:24:40
Marka laga eego dhanka caafimaadka, nadaafada, iyo cadaalada tiradaan xabsiyada ee hoos ku xusan waa xabsiyada ugu xun addunka, inkastoo dambiilayaasha ay tahay in ay maraan inqaabta ay muteesteen hadana mararka qaar waxaa dhacda in inka badan inqaabtii ay mudnaayeen la marsiiyo.

Read More »

Soomaaliya ma waxa ay u baahan tahay xal siyaasadeed mise xal caskari ah ?

0 Visits: 1345 | Monday May 22, 2017 - 12:02:06
Waxaan qormadan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi idmo mowduuc aad u mihiimsan,Kaasi oo loo baahan yahay in ay ka doodaan dadweynahaSoomaaliyeed ee iska leh dalkan baylahda ahsidaCulimada, Aqoonyahanada, Odayaasha Dhaqanka iyo waliba dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka kortay aragtida gaaban ee ku dhisan…

Read More »