Maqaallo

WARBIXIN:-Habka cusub ee Booliska Soomaaliya u shaqeyn doono

0 Visits: 743 | Wednesday December 20, 2017 - 19:55:23
Hiigsiga Dowladda Soomaaliya ay ka leedahay Ciidamadeeda Booliska waa inla abuuro adeeg Booliis oo awood leh islamarkaasna heybad iyo sharaf leh, kuwaasi oo hubin doona dhowrista ammaanka Dadka iyo Bulshada, sidaasi daraadeed Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah ee Jubbaland, Putland,Galmudug,Koonfur…

Read More »

Sharciga Shaankuulada Ha laga Dhaafo.=Faallo=

0 Visits: 874 | Tuesday December 19, 2017 - 10:58:09
Ma difaacayo ruux eedeeysane ah ama dambiile ah,Laakiin haddii uu yahay labadaa midkood isaga laftiisu wuxuu u leeyahay xaqa sharcigu siinayo ayna tahay in lagula dhaqmo.

Read More »

Falanqeyn Maanta: Madaxweyne Farmaajo wuxuu eeday lacagtii Qatar iyo lacagtii imaaraadka

0 Visits: 761 | Monday December 18, 2017 - 11:45:28
Waxaan xasuustaa in madaxweyne Farmaajo horey u yiri waxaan noqon doonaa nabadoon Soomaaliyeed, laakiin balanku ma aheyn in Rag Yar oo koox ah ay awoodii wadanka qaataan.

Read More »

XILDHIBAANADII UGU MUDNEYD OO LOO DOORTEY HOGAANKA HAWEENKA BAARLAMAANKA

0 Visits: 871 | Sunday December 17, 2017 - 19:56:09
Doorasho aan waxba la isula harin ayaa dhawr cisho ka hor ka dhacday Magaalada Muqdisho, xiiso gaar ah ayay laheyd, ololaha doorashadaasi ayaa in muddo ah laga dareemayay G/Banaadir, orod, soo jeed iyo shirar aan kala kac laheyn ayaa soconayay, halgan lagu kala jiidanayay Xildhibaanada xaqa u leh inay…

Read More »

Soomaaliyey aan iska hubsano waxa Carabtu isku heeysato, intaan dekadaheena gantaal lagu hubsan NASASHADA JIMCAHA. Q- 74-aad.

0 Visits: 934 | Friday December 15, 2017 - 12:03:04
"Wax Akhristayaasha loogu maahmaahana ma lehe" 1-Wiil yar ayaa la weeydiiyay, gurigiina yaa ugu yar?. Markaa ayuu ku jawaabay : Aabe. Waxaa la yiri: Sabab? waxa uu yiri: Dee, weli hooyo ayuu la jiiftaa. ( Siyaasiyiinta yaa ugu yar? Waa hebel… ileyn weli lama qabsan bulshada oo Hotel ayuu jiiftaa).

Read More »

RAJADA LAGA QABO IN DOWLADDA LAGA CAFIYO DEYMAHA INTEE AYAY LA EGTAHAY !?

0 Visits: 847 | Thursday December 14, 2017 - 22:05:01
"Waxaa Sharaf ii ah inaan si guul ah u soo Gabagabayno Barnaamijka SMP ee Hay'adda Lacagta Adduunka (IMF) oo nagu toosinaya jidkii deymaha na looga cafin lahaa.Waan sii xoojinaynaa dadaalkeena si aan dalka iyo dadka u horumarino" ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Beyle oo sheegay in…

Read More »

WARBIXIN:- Socdaalka Tahriibka oo qatar geliya dhalinyaro Soomaaliyeed

0 Visits: 982 | Thursday December 14, 2017 - 20:33:21
Socdaalka iyo in qofku uu ka tago wadankiisa una safro wadan kale oo aan kiisa aheyn ma ahan waxa haatan la bilaabay, waxaana ay soo jirtay qarniyo badan oo lasoo dhaafay, waana qeyb kamid ah dhaqanada bani'aadamka inay isu socdaalaan oo wadanba midka kale dadkiisa ay isu safraan.

Read More »

Somalia wax badan ayaa la isku hormarinayaa!!!? NASASHADA JIMCAHA.Q -73-aad

0 Visits: 1008 | Friday December 08, 2017 - 23:12:48
1-Wadaad ayaa Jimca kasta cid Qur'aan u aqri jiray, wadaadkii muddo looma yeerin, wiil ka mid ah qoyskii uu qur'aanka u aqrin jiray ayuu weeydiiyay, beryahaan qur'aankii aan aqri jiray la iiguma yeerin ee maxaa dhacay?. Wiilkii ayaa ku yiri: shiikhoow raali ahow wadaad tolka ah ayaan helnay.…

Read More »

AKHRISO: Taariikh-da fog ee magaalada Barakeysan Qudus

0 Visits: 828 | Friday December 08, 2017 - 21:54:42
Qudus waxay kamid tahay Magaalooyinka ugu qadiimsan Caalamka. Wuxuu Cumrigeeda ku dhowayahay 5-Kun oo Sano waxayna Saldhig usoo noqotay Diimaha Islaamka, Kirishtanka iyo Yuhuudda.

Read More »

Fahad Yaasiin: Barashaa Kuugu Dhiman !!

0 Visits: 947 | Thursday December 07, 2017 - 11:34:19
Soomaalida waxay Tiraahdaa "Ruux aad Barashadiisa Rabtid Jabad la Xaaro, Jadiin la Cun ama Jid la mar" sida darteed murtidaan waxay Tilmaameysa sida baniaadamka lagu ogaan karo Dabeecadihiisa Xumaan iyo Samaan markaad la Daristo, Safar wada gashaan, ama Cunto Wadaagtaan sida darteed Maalin uun…

Read More »

Warbixin:- Haweenku waa udub dhexaadka bulshadeena

0 Visits: 927 | Tuesday December 05, 2017 - 22:50:02
Dal walba waxaa dhisa bulshadiisa, haweenkuna waa lafdhabarka bulshada, waana taa midda lagu gaaro horumar iyo baraare. Iyadoo ay sidaas tahay ayaa Haweenka Soomaaliyeed maadaama ay yihiin laf-dhabarta bulshada waxay kaalin muuqda oo aan la ilaawi karin ku leeyihiin bulshada dhexdeeda, inkastoo Haweenku…

Read More »

Wax ka baro Taariikhda dalka Yemen.

0 Visits: 2044 | Tuesday December 05, 2017 - 21:03:34
Dalka Yemen waxaa la yiraahdaa Jamhuuriyadda Yemen waxaana uu ku yaalaa Galbeedka Qaaradda Aasiya waxaana uu ka mid yahay wadamada la isku yiraahdo dunnida Carabta. Dalkaan oo juquraafi ahaan dhaca dhanka koofureed ee jaziiradda Carabta Wuxuu xaduud la leeyahay Sacuudiga, badda Cas, gacanka Cadan, badda…

Read More »

Qof noocee ah ayuu ahaa Cali Cabdalla Saalax?

0 Visits: 823 | Tuesday December 05, 2017 - 20:11:17
Cali Cabdalla Saalax ayaa saamayn wayn ku lahaa siyaasadda Yemen muddo tobannaan sano ah intii uu madaxweynaha ahaa iyo xitaa markii uu xilka ka dagayba.

Read More »

Soomaalida Cusub.????.

0 Visits: 956 | Monday December 04, 2017 - 21:00:22
Maanta oo dhan waxaan raad raadinayay somalida cusub, kadib markii xalay ilaa maanta aan Ku arkayay baraha bulshada.

Read More »

Dhalinyarooy maskax iyo muruq.

0 Visits: 1005 | Monday December 04, 2017 - 12:21:33
Dhalinyarooy waa iga talo, inta aynan murquhu kaa daalin ka hor, maskaxdu yeeyna kaa daalin. Horuumar ka feker.( fiiri sawirka 1aad)

Read More »

Federal ma aadan fahmin,Caasi Qaran NASASHADA JIMCAHA. Q-72aad.

0 Visits: 1010 | Friday December 01, 2017 - 20:07:20
1-Wiil, gabar shukaansanayay ayaa ku yiri: Macaanto, wallaahi hadda gaari ayaan wadaa ee i sug, kadibna wuxuu soo qaatay baabuur VIP ah oo Adeerkii lahaa, markii ay baabuurkii soo ag istaagtay ayuu ku yiri: Baabuurkan nuuciisa lagama helo magaalada xowligiisuna waa dheereeyaa,shil ayaan ka baqayaa,…

Read More »

Macno-tirka Mucaaradnimada by Guutaale

0 Visits: 904 | Thursday November 30, 2017 - 22:36:28
Mucaaradnimadu waxa ay macno leedahay marka ay xambaarsan tahay aragti horumarineed iyo higsiga ku wajahan meel ka fiican heerka ay taagan tahay cidda la mucaaradayo, ha ahaado xukun, Aragti ama go'aan saameyn ku leh nolosha iyo jiritaanka, kaas ka soo baxay dowlad ama nuuca maamul ee markaas talada…

Read More »

QISO QAMUUNYO LEH: Marnaba Ma Fahmi Kartid Macnaha Bini'aadannimadu Leedahay.

0 Visits: 890 | Thursday November 30, 2017 - 15:39:48
QISO QAMUUNYO LEH: Marnaba Ma Fahmi Kartid Macnaha Bini'aadannimadu Leedahay. Waxaan kula kulmay Sylvester Mumba magaalada Livingstone ee dalka Zambia sanadkii 2012kii halkaas oo aan fasax ku tagey.

Read More »

Qaaraanka ay Qadar Ku Deeqday, Qofba si u Qaaday "Faalo deeqda Qadar ay bixisay"

0 Visits: 789 | Wednesday November 29, 2017 - 09:55:55
Dowladnimada Soomaaliya wixii ka danbeeyey dowladii uu madaxweynah ka ahaa Eebe ha naxariistee Maxamed Siyaad Bare ma jirin heshiis rasmi ah oo lagu maalgalinayo dalka ama lagu siinayo dowladihii soo maray dalka dhaqaale wax ku ool ah oo dalka iyo dadka wax loogu qaban karo.

Read More »

Waxtar intee le'eg ayey midnimadu u leedahay dadka Soomaalida ee maanta nool ?

0 Visits: 953 | Sunday November 26, 2017 - 23:04:10
Waxaan qormadan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi idmo mowduuc aan isleeyahay ma jiro wax uga muhiimsan dadkaSoomaalida eemaanta nool, Gaar ahaan kuwa ku dhaqan dhulka Jamhuuriyadda ee ka kooban 18-ka gobol. Mowduucan, Ayaa ku saabsan midnimada iyo wadajirka dalka iyo dadka. Waxaanainta aanku guda jiro…

Read More »