Wararka

Madaxweynaha Itoobiya oo ballanqaaday doorasho xor iyo xalaal ah

0 Visits: 1002 |
Madaxweynaha Itoobiya Sahle-Work Zewde ayaa ballan qaadday in doorashada soo socota ee dalkaasi ka dhici doonta ay noqon doonto mid xor ah oo si caddaalad ah loo qabto. Itoobiya ayaa qaban doonta doorashooyinka kahor bisha September ee sanadka soo socda.

Read More »

Sharciyan Xukuumadda illaa intee ayay kusime ahaan kartaa?

0 Visits: 999 |
Ka dib markii Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka raagay/daahay inuu soo magacaabo Ra'iisal Wasaaraha xigga ayay su'aalo ka dhasheen xalaaltinimada shaqooyinka Xukuumadda KMG ee hawlaha Qaranka sii wadda. Tan iyo markii Xildhibaanada Golaha Shacabka ay kalsoonida kala noqdeen…

Read More »