Wararka

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH sabti 29-KA AGOOSTO 2015-KA

0 Visits: 1601 | Saturday August 29, 2015 - 09:01:59
Golaha Wasiirada oo Khamiistii ka doo day qodobada lagu xusay mooshinka Madaxweynaha

Read More »

Saddex wiil iyo gabar Soomaali ah oo ku dhintay Saxaraha u dhaxeeya Suudaan iyo Masar

0 Visits: 1826 | Thursday August 27, 2015 - 20:24:35
Dhalinyaradan, ayaa ka mid ahayd 24 qof oo ka amba baxay Magaalada Khartoum Ee Wadanka Suudaan, safarkooduna uu ku wajahnaa Xarunta Wadanka Masar Ee Magaalada Qaahira.

Read More »

Digniin laga soo saaray khatarta ka soo socota dalal ay Soomaaliya ka mid tahay

0 Visits: 1201 | Thursday August 27, 2015 - 20:10:35
War ka soo baxay dowladda Tel Aviv ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta Israa'iil u dhalatay looga digayo dalal ay ka mid tahay Soomaaliya, waxaana warkaasi looga hadlay isla markaana lagu faah faahiyay sababta digniintaan loo soo saaray.

Read More »

Musharax Faadumo Cali Madar oo u Tartameysa Kursiga Golaha Deegaanka Oslo ee Dalka Norway

0 Visits: 1295 | Thursday August 27, 2015 - 19:50:50
14 September 2015 waxa Dalka Norway ka dhacaysa doorashadii golaha Deegaan, waxa si aad ah uga dhex muuqda Faadumo Cali Madar oo Gabadha keli ah ee Soomaliyeed ee ka Sharaxan Xisbiga Shaqaalaha.

Read More »

Mahad Cabdalla Cawad "Majiraa hal ruux oo musuq maasuq loo soo xiray kumanaanka xabsiyada ku xiran"

0 Visits: 1314 | Thursday August 27, 2015 - 19:15:37
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Somalia Mahad Cabdalla Cawad, ayaa sheegay dadka ku xiran Xabsiyada ku yaallo magaalada Muqdisho inuusan ku jirin, hal ruux oo lagu soo eedeeyay musuq maasuq, isaga oo su'aal iska weydiiyay sababta keentay arintaasi.

Read More »

Labo Saxafi Mareykan ah oo la dilay, iyagoo si toos ah war u tabinaya

0 Visits: 1249 | Thursday August 27, 2015 - 19:11:48
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay shaqaalaha TV Mareykanka ku yaalla iyadoo si toos ah loogaga tabinayay barnaamij muuqaal ah, waxana rasaastaas ku dhintey labo saxafi.

Read More »

Bandhiga Caalamiga ee Buugaagta oo markii u horeysay Muqdisho ka furmay

0 Visits: 1502 | Thursday August 27, 2015 - 18:57:24
Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotelka City Palace Bandhiga caalamiga ee Buugaagta (Mogadishu International Book Fair), kaasoo socon doona muddo saddex cisho ah.

Read More »

Madaxweynaha "Guusha dowladdu waxay ku imaan kartaa iskaashi dhex mara dowladda iyo Maamul goboleedyada"

0 Visits: 1135 | Thursday August 27, 2015 - 18:53:34
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegay in iskaashi dhex mara dowladda, maamul goboleedyada iyo Shacabka ay keeni karto guul ay gaarto dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga oo la kulmay Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga oo Tababar uga socda Masar

0 Visits: 1454 | Thursday August 27, 2015 - 18:49:41
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini oo socdaal shaqo ku jooga dalka Masar ayaa booqday Saraakiil katirsan ciidamada xoogga dalka oo Tababar uga socda dalkaas.

Read More »

Madaxweynaha Koofurta Sudan oo saxiixay heshiiska Nabadeed ee lagu soo afjarayo colaada dalkaas

0 Visits: 1151 | Thursday August 27, 2015 - 18:42:08
Madaxweynaha Koofurta Sudan Salva Kiir ayaa shalay ku saxiixay Caasimada magaalada Jubba heshiis Nabadeed oo ay ka soo shaqeeyeen Dalalka Gobolka iyo Beesha Caalamka, iyadoo heshiiskan lagu soo afjarayo colaada mudada labada sano dalkaas ka jirtay.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 27-KA AGOOSTO 2015-KA

0 Visits: 1325 | Thursday August 27, 2015 - 10:20:49
KULANKA BAARLAMAANKA OO LAGA SHEEGAY IN AMISOM AY BIXINEYSO MAGDHOWGA DADKII AY KU DILEEN MARKA Kulanka Mudanaaysha Barlamanka Somaliya Maaanta ay yesheen Ayaa Waxa Warbixin loo ga Dhageysatay Gudiga Difaaca Barlmaanka.

Read More »

Hooyo Soomaali ah oo ku dul umushay markab iyadoo tahriib ah (Sawiro)

0 Visits: 1895 | Wednesday August 26, 2015 - 12:15:14
Haweeney Soomaali ah oo ka tahriibtay caasimada dalka ee Muqdisho ayaa ku dul umushay markab laga leeyahay dalka Jarmalka kaasoo ka mid ahaa maraakiib ka qeybgalaysay badbaadinta kumanaan tahriibayaal ah.

Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta warbixin ka dhageysanaya Guddiga Difaaca

0 Visits: 1271 | Wednesday August 26, 2015 - 12:12:42
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta warbixino ka dhageysanaya Guddiyada difaaca iyo Maaliyada, kaasoo ku aadan howlihii u dambeeyay ee ay qabteen.

Read More »

Ciidamada Ammaanka Gaarisa oo qabtay hub iyo dadkii watay (Sawirro)

0 Visits: 1209 | Wednesday August 26, 2015 - 12:09:22
Ciidamada Ammaanka magaalada Gaarisa ee gobolka waqooyi bari Kenya ayaa gacanta ku dhigay rag iyo haween lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, kuwaasoo lala soo qabtay hub.

Read More »

Kenya oo shaacisay magacyada Saraakiil Kenyan ah oo Shabaab ka tirsan oo Somalia ku soo tababartay

0 Visits: 1303 | Wednesday August 26, 2015 - 12:06:28
Booliska Magaalada Mombasa ee dalka Kenya, ayaa shaaciyay magacyada Saraakiil ka tirsan Ururka Al Shabaab, kuwaasi oo tababar ku qaatay gudaha Somalia, kadibna dib ugu laabtay dalka Kenya.

Read More »

Waxgaradka beelo ku dagaalamay degmada Warsheekh oo maalintii labaad wadahadallo uga socdo Magaalada Jowhar + Sawirro

0 Visits: 1426 | Wednesday August 26, 2015 - 11:49:18
Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe waxaa ka socota wadahadallo waxgaradka beelo dhowaan ku dagaalamay degaano ka tirsan degmada Warsheekh, waxaana maamulka gobolka oo marti geliyay kulankaan looga hadlayaa sidii loo soo afjari lahaa colaadda u dhaxeysa beelaha walaalaha ah.

Read More »

Madaxweynaha Koofurta Sudan oo ogolaatay inuu saxiixo heshiiska nabadeed

0 Visits: 1272 | Wednesday August 26, 2015 - 11:39:35
Madaxweynaha Koofurta Sudan Salva Kiir ayaa ogolaaday inuu saxiixo heshiiska nabadeed ee dhigayay in la soo afjaro colaada dalkaas ka jirta. Salva Kiir ayaa maanta xilli dambe saxiixi doona heshiiska, kadib markii uu bartamihii bishan uu diiday inuu saxiixo, balse codsaday in 15 maalmood oo dheeri ah…

Read More »

Cali Ameeriko "Sababtii la iigu diiday Beladweyne inaan galo halkaas ugama haraayo waan dacwoon doonaa"

0 Visits: 1380 | Wednesday August 26, 2015 - 11:36:23
Safiirkii hore ee Somalia Maxamed Cali Ameeriko, ayaa sheegay inuusan ka hari doonin, sababtii loogu diiday inuu galo Magaalada Beladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Read More »

Dhallinyarada Muqdisho oo yeeshay kulan ku saabsan kahor tegidda dhibaatooyin u gaar ah

0 Visits: 1392 | Wednesday August 26, 2015 - 11:31:35
Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan ay yeesheen dhallinyarada ka socotay 17-ka degmo ee gobolka Banaadir, kuwaasi oo dood ka yeeshay qaabka ugu wanaagsan ee ay ugu midoobi karaan sidii ay uga hortegi lahaayeen dhibaatooyin u gaar ah.

Read More »

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo soo gaaray Dubai, qorshihii ugu weynaana ka damacsan Soomaaliya

0 Visits: 1385 | Wednesday August 26, 2015 - 11:22:40
Madaxweynihii Dowladdii KMG ahayd Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa saacadaha soo socda ka degaya magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta Midowday.

Read More »