Wararka

Golaha Ammaanka oo si aqlabiyad leh u meel mariyay in Dowladaha awooda leh Dagaal ay ku bur buriyaan Daacish

0 Visits: 864 | Saturday November 21, 2015 - 10:12:30
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay in la bur buriyo goobaha ay ganbaadka ka dhigtaan Ururka Daacish, kadib markii qaraar ka dhan ah Daacish Faransiiska uu u gudbiyay Golaha Ammaanka.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay xiisad ka dhex taagan Kenya iyo Ethiopia, kadib markii ciidanka Ethiopia ay dileen 3 Askari oo Kenyan ah

0 Visits: 789 | Saturday November 21, 2015 - 10:09:18
Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Ethiopia ayaa xuduuda Kenya iyo Ethiopia ay wadaagaan, waxa ay ku dileen saddex Askari oo Boolis ah, kuwaasi oo ka tirsan ciidamada Kenya, waxaana taasi ay dhalisay in Dowladda Kenya ciidamo badan ay u daabusho dhanka xuduuda.

Read More »

Tirada dadka ku dhintey weerar lagu qaaday hotel ku yaal dalka Mali oo gaartay 27 ruux (Sawiro)

0 Visits: 882 | Saturday November 21, 2015 - 09:33:56
Kooxo hubeysan oo gudaha u galay hotelka Radisson Blue magaalada Bomako dalka Mali ayaa la sheegay in ay dileen 27 ruux kadib markii ay afduubteen illaa iyo 170 ruux oo hotelka degenaa.

Read More »

Dheemantii ugu weyneyd caalamka muddo qarni ah oo laga helay dalka Botswana

0 Visits: 2260 | Saturday November 21, 2015 - 09:12:39
aad ee abid laga helo caalamka ahna tii ugu horeysay muddo hal qarni ah ayaa laga helay dalka Botswana sida ay sheegtay shirkada dheemanta ee Lucara. Dheemantan oo laga helay god laga qodo dheemanta oo ku taal meel u jirta 500km caasimada Gaborone ayaa culeyskeeda lagu sheegay inay gaareyso 1,111-carat

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 21-KA NOVEMBAR 2015-KA

0 Visits: 1797 | Saturday November 21, 2015 - 09:02:56
MADAXWEYNE XASAN OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay ka dib shir caalami ah oo ganacsiga looga hadlay oo uu kaga soo qeyb Wadanka Imaaraadka Carabta.

Read More »

Madaxweyne Xasan Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay {Daawo Sawirrada}:-

0 Visits: 916 | Friday November 20, 2015 - 22:15:53
Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib shir caalami ah oo ganacsiga looga hadlay oo uu kaga soo qeyb Wadanka Imaaraadka Carabta.

Read More »

WAR CUSUB: Puntland oo degaanadeeda ka ceyrisay madaxii diyaaradaha Q/Midoobay (Akhriso Wareegtada)

0 Visits: 810 | Friday November 20, 2015 - 18:53:20
Maamulka Puntland ayaa 48-saac u qabtay inuu degaanadiisa uga baxo madaxii diyaaradaha Q/Midoobay ee United Nations Humanitarian Air Service (UNHAS, kaddib markii lagu soo oogay eedo dhowr ah.

Read More »

Ciidamo ka tirsan booliiska Koonfur-galbeed oo Tababar loogu soo Xiray Baydhabo (SAWIRRO)

0 Visits: 1051 | Friday November 20, 2015 - 18:39:57
AMISOM ayaa laba maalmood ka hor tababbar ugu soo xirtay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ciidan booliis ah oo tiradoodu ahayd 200-askari, kuwaasoo ka tirsan ciidamada booliiska maamulka Koonfur-galbeed Somaliya oo uu muddo saddex bilood ah tababarku u socday.

Read More »

Cali Muuse: "Geerida Weriye Cawke dad ayaa u bedelay siyaasad"

0 Visits: 956 | Friday November 20, 2015 - 18:25:12
Waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan geerida Weriye Axmed Xasan Cawke, iyadoo la sheegayo in dad aan ka mid ahayn ehelka weriyaha geeriyooday ay siyaasadeynayaan sababihii uu u geeriyooday.

Read More »

Maxkamadda Dambiyada Dagaalka ee ICC oo Wajahaysa Caqabado Adag oo dhanka sharciga ah

0 Visits: 1001 | Friday November 20, 2015 - 18:16:07
Maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC ee uu fadhigeedu yahay magaalada Hague ee dalka Holland, ayaa maanta marxalad adag wajihi doonto; iyadoo dalalka xubnaha ka ah maxkamadan ay ka doodi doonan shuruuc muhiimka ah oo ay maxkamaddu ku howlgalayso.

Read More »

Kooxihii ka dambeeyay weerarkii Paris oo ka faa'ideystay qul-qulka qaxootiga Yurub

0 Visits: 834 | Friday November 20, 2015 - 17:56:55
Ra'iisul Wasaaraha Faransiiska Manuel Valls ayaa sheegay in kooxihii ka dambeeyay weerarkii Paris lagu qaaday todobaadkii hore ay ka faa'ideysteen qaxootiga faraha badan ee ku soo qul qulaya wadamada Yurub.

Read More »

Guddoomiye Madaale "Waxaa joojinay inaan dhul cusub bixino, wareegto ayaana ka soo saarnay"

0 Visits: 850 | Friday November 20, 2015 - 17:51:00
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in maamulkiisa uu wareegto ka soo saaray dhul bixinta iyo arrimaha la xiriira dhulalka oo muddooyinkii u dambeeyay ahaa muranada ugu weyn ee ka jiray magaalada Muqdisho.

Read More »

Dugsiga tababarka ciidamada Jaziira oo loogu magac daray General Dhegabadan

0 Visits: 952 | Friday November 20, 2015 - 17:43:57
Taliyaha ciidanka XDS S/gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa maanta kulan la yeeshay saraakiisha kala duwan ciidamada qalabka sida isagoo kala hadlay arrimo quseeya ciidamada.

Read More »

Jaamacada Soomaaliya oo soo gabagabeysay imtixaanka Xilliga Dhexe (Sawiro)

0 Visits: 1027 | Friday November 20, 2015 - 17:39:47
Imtixaanka xilliga dhexe oo 10 maalin si xariir ah uga socday xarumaha kala duwan ee jaamacadda Soomaaliya (UNISO) ay ku leedahay magaalada Muqdisho ayaa si nabad ah kusoo gebageboobay maanta oo taariikhdu ku beegantahay 20/11/2015.

Read More »

Isbitaalka Indhaha Al-Nuur oo fuliyay mashruuc si bilaash ah indhaha loogu fiiqay kun ruux (Sawirro)

0 Visits: 1206 | Friday November 20, 2015 - 17:34:10
Mashruuc samafal ah oo isugu jiray, baaritaano, daweyn iyo indho-fiiqid bilaash ah oo loo sameeyey kumanaan qof oo ka mid ah dadka taagta daran ayaa saaka lagu soo gebagebeeyey Xarunta Isbitaalka Indhaha Al-Nuur ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Webiga Shabelle oo si xun ugu fatahay Degmada Qoryooley

0 Visits: 1768 | Friday November 20, 2015 - 17:23:30
Webiga Shabelle, ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay si weyn ugu fatahay Degmada Qoryooley Ee Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoona ay xaalad cakiran la soo deristay bulshada deegaanka.

Read More »

Madaxweynaha Mareykanka oo markale ka horyimid Madaxweynaha Suuriya, iyadoo Daacish laga baqanaayo

0 Visits: 948 | Friday November 20, 2015 - 17:14:17
Iyadoo Madaxweynaha Mareykanka uu shirka wadamada Pacific-ga uu kaga qaybgelaayo dalka Philippine, ayuu ka weeraray Madaxweynaha Suuriya, Bashar al-Assad.

Read More »

Madaxweyne Obama oo la kulmay Ra'iisal Wasaaraha cusub ee dalka Canada (Daawo Sawirada)

0 Visits: 1056 | Friday November 20, 2015 - 17:03:30
Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama, ayaa waxa uu la kulmay Ra'iisal Wasaaraha cusub ee dalka Canada, Justin Trudeau, markii ay isu arkayn shirka wadamada Pacific-ga, ee ka soconaaya dalka Philippine.

Read More »

Baarlamaanka Faransiiska oo meelmariyay in xaalad deg deg ah dalka lagu sii haayo (Daawo Sawirada)

0 Visits: 990 | Friday November 20, 2015 - 16:52:50
Baarlamaanka Faransiiska, ayaa cod aqlabiyad leh Khamiistii ku meelmariyay sharci xaalad deg deg ah lagu geliyay dalkaasi saddexda bilood ee soo socoto, si looga jawaabo weeraradii Magaalada Paris.

Read More »

Ragga ka soo laabta dalka Suuriya oo La sheegay in lagu xiri doono Belgium-ka (SAWIRRO)

0 Visits: 1049 | Friday November 20, 2015 - 16:43:09
Xukuumadda Brussels, ayaa waxay qaadi doontaa tallaabo macquul ah oo ay kaga gaashaamanayso weeraro kaga yimaada Ururka Daacish, ka dib weeraradii 13-kii bishaan ka dhacay Caasimadda Faransiiska sida ay sheegtay.

Read More »