Wararka

Khilaaf adag oo soo dhexgalay Xisbiga UCID iyo Hogaankiisa oo dhaliilo isku mariyay Saxaafada

0 Visits: 946 | Thursday November 26, 2015 - 19:02:07
Musharax madaxwayne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay khilaafka xisbigooda ka dhex-jira, isla markaana ku eedeeyey gudoomiyaha xisbiga inuu sabab u yahay khilaafkaasi.

Read More »

David Cameron "Turkigu waa ku saxan yahay in hawadiisa uu difaacdo"

0 Visits: 889 | Thursday November 26, 2015 - 18:57:17
Ra'iisal Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa sheegay in Turkigu uu ku saxan yahay tallaabada uu ku soo riday Talaadadii, diyaaraddii dagaalka ee dalka Ruushka laga lahaa, haddii ay ku soo xad-gudubtay hawadiisa.

Read More »

Culimada Galmudug & Puntland oo maanta kulan adag ka yeeshay xiisadda ka taagan Gaalkacyo

0 Visits: 950 | Thursday November 26, 2015 - 18:46:55
Culima'udiinka ka soo kala jeeda Puntland & Galmudug, ayaa waxay maanta kulan ku yeesheen Magaalada Gaalkacyo, waxayna ka wada hadleen xiisadda toddobaadkan ku soo korortay Magaaladaasi.

Read More »

Hal milyan oo Kenyan ah oo la kulmi doonto Pope Francis (SAWIRRO)

0 Visits: 1005 | Thursday November 26, 2015 - 18:27:38
Baadariga Mad-habta Catholic-gada ee Diinta Masiixiga oo maalintii labaad booqasho ku joogga Caasimadda Kenya, ayaa waxaa lagu wadaa in dad ku dhow hal milyan oo qof uu kula hadlo Jaamacadda Nairobi.

Read More »

Ciidamada Dowladda oo 30 ruux ku xiray Degmada Marka

0 Visits: 904 | Thursday November 26, 2015 - 18:21:03
Ciidamada Dowladda Federalka Somaliya ayaa Degmada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha hoose, waxa ay ku xireen dad gaaraya 30 ruux, kuwaasi oo lagu soo qabtay howlgal ciidamada ay ka sameeyeen Magaaladaasi.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo Gaalkacyo u tagaya xalinta xiisada Puntland iyo Galmudug

0 Visits: 909 | Thursday November 26, 2015 - 18:17:59
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inuu gaaro magaalada Gaalkacyo, halkaasoo maalmihii u dambeeyay ay ka taagneyd xiisad u dhaxeysay Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Read More »

Dowladda Jarmalka oo 650 askari u direysa dalka Mali

0 Visits: 988 | Thursday November 26, 2015 - 18:15:52
Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in 650 askari u diri doonto dalka Mali, si ay u taageeraan Faransiiska oo dagaal kula jira Islaamiyiin mayal adag oo xiriir la leh Ururka Al-Qaacida.

Read More »

Warmurtiyeedka shirka Wasiirada Warfaafinta ee Dawladda Federaalka, Dawlad goboleedyada Federaalka iyo Madaxda Warbaahinta gaarka loo leeyahay ee Dalka

0 Visits: 1043 | Thursday November 26, 2015 - 18:10:36
Wasiirrada Wasaaradaha Warfaafinta ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay la jiraan inta badan ururadda ay ku mideysan yihiin weriyayaasha iyo warbaahinta gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay Hoteel City…

Read More »

Ruushka oo gantaalada lidka diyaaradaha geeyay xuduuda Suuriya iyo Turkiga (Sawirro)

0 Visits: 1038 | Thursday November 26, 2015 - 18:07:20
Dowladda Ruushka ayaa gantaalada lidka diyaaradaha geysay xuduuda Suuriya uu la wadaago Turkiga, si ay uga jawaabto soo ridistii Turkiga soo riday Diyaaradooda dagaal.

Read More »

Xukuumadda oo sheegtay Suxufi aysan maxkamadi xukumin inaan xabsi lagu hayn karin

0 Visits: 905 | Thursday November 26, 2015 - 17:53:08
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Somaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareye) ayaa sheegay inaysan marnaba ogolaaneyn Suxufi aysan maxkamad xukumin in xabsiga lagu haayo.

Read More »

Xoogaga Shabaab oo weerar madaafiic ku biloowday xalay ku qaaday ciidanka Puntland ee Galgala

0 Visits: 981 | Thursday November 26, 2015 - 17:52:00
Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay madaafiic ku garaaceen fariisimo ciidamada Maamulka Puntland ay ku leeyihiin Buuraha Galgala ee Gobolka Bari, iyadoo madaafiicda kadib uu xigay dagaal toos ah oo Shabaabka ay ku qaadeen ciidamadaasi.

Read More »

Nicholas Kay oo sheegay Qatartii Burcad badeeda inay dib u soo laabatay

0 Visits: 883 | Thursday November 26, 2015 - 17:37:57
Burcad badeeda oo Axadii Xeebaha Puntland ka qafaashay dooni kalluumeysi oo laga lee yahay Iran, ayaa waxay Isniintii ku weerareen markabka watay Calanka Iran. Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha dalka Somaliya Nicholas Kay, dhawaana shaqada baneynaya ayaa ka hadlay…

Read More »

Diyaarad uu leeyahay Ruushka oo maanta dhacday iyo dad badan oo ku dhintay

0 Visits: 860 | Thursday November 26, 2015 - 17:31:36
Ugu yaraan 15 qof, ayaa dhimatay, halka 10 kalana ay dhaawacantay, markii diyaarad Helicopter ahayd oo dalka Ruushka laga leeyahay, ay burburtay. Diyaaradan, ayaa ku burburtay Magaalada Krasnoyarsk Ee Wadanka Ruushka, wax yar uun ka dib markii ay ka amba baxday Garoonka Igarka, iyadoona ku dhacday meel…

Read More »

Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaarahii hore ee Norway oo ka wadahadley taageerada barnaamijka hirgelinta federaalka iyo asxaabta siyaasadeed

0 Visits: 825 | Thursday November 26, 2015 - 17:13:20
Muqdisho, 26 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Norway, Mr Kjell Magne Bondevik, oo haatan ah madaxa hay'adda loo yaqaano Oslo Centre for Peace and Human Rights.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 26-KA NOVEMBAR 2015=KA

0 Visits: 1132 | Thursday November 26, 2015 - 12:30:10
MADAXWEYNAHA "CIIDAMADA MIINA BAARISTA BOOLISKA WAXAY QEYB WEYN KA QAATAAN SUGIDA AMNIGA DALKA" Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa shalay ka qeybgaley munaasabad lagu soo bandhigayey waxqabadka ciidammada gaarka ah ee booliska ugu qaabilsan miino barista (Miino Baarka Booliska…

Read More »

Weerar ka dhacay Magaalada Roubaix ee Waqooyiga Faransiiska (Daawo Sawirada)

0 Visits: 1036 | Wednesday November 25, 2015 - 08:29:09
Weerar caawa ka dhacay Magaalada Roubaix Ee Waqooyiga Wadanka Faransiiska, ayaa waxaa la soo sheegayaa in dhawr qof lagu qafaashay. Roubaix waxay ku dhow-dahay xadka kala qaybiya Wadamada Faransiiska & Belgium-ka, oo maalmahaanba ku jiray xaalad feejignaan ah, oo ka dhan ah Ururka Daacish.

Read More »

Burcad badeeda Somalida oo si layaab leh ku qabsaday markab watay Calanka Iran

0 Visits: 966 | Wednesday November 25, 2015 - 08:26:04
Kooxaha burcad badeeda Somalida, ayaa waxay gacanta ku dhigeen markab watay Calanka Wadanka Iran, ka dib markii ay ku weerareen badaha caalamiga ah. Markabkan waxaa laga soo qafaashay meelo ka fog Xeebaha Somaliya.

Read More »

Madaxweynaha Turkiga oo sheegay in si sharci ah lagu soo riday diyaaraddii Ruushka

0 Visits: 1015 | Wednesday November 25, 2015 - 08:22:21
Madaxweynaha Wadanka Turkiga, ayaa si weyn u taageeray tallaabada Talaadadii lagu soo riday diyaaraddii dagaalka, ee laga lahaa dalka Ruushka, ka dib markii uu sheegay in hawada Turkiga ay ku soo xadgudubtay.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 25KA NOVEMBAR 2015KA

0 Visits: 1165 | Wednesday November 25, 2015 - 08:08:08
SHIRWEYNE LOOGA HADLAYO HORUMARINTA WARBAAHINTA OO SHALAY KA FURMAY MUQDISHO Waxaa shalay si rasmi ah uga furmay shirweynaha qaran ee horumarinta saxaafadda Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galayaan wasiirrada warfaafinta dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Read More »

Michael Keating oo loo magacaabay Wakiilka Qaramada Midoobe ee Somaliya

0 Visits: 961 | Tuesday November 24, 2015 - 18:32:14
Michael Keating oo ah diblomaasi u dhashay dalka Britain, ayaa waxaa loo magacaabay Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobe ee u qaabilsan arrimaha Somaliya.

Read More »