Ka dib markii Ra'iisal Wasaaraha Somaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wefdi uu hogaaminaayo, ay Jimcihii gaareen Magaalada Garoowe, ayaa waxaa si wada jir ah Saxaafadda ula hadlay Ra'iisal Wasaaraha iyo Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas.
Read More »