Wararka

Qaar ka mid ah saxiixayaasha Mooshinka laga gudbiyay Madaxweynaha oo sheegay in laga been abuuray

0 Visits: 1693 | Tuesday August 18, 2015 - 07:54:23
Qaar ka mid ah xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxa ay ku sheegeen in laga been abuurtay saxiixooda mooshinka la gudbiyayna uu ahaa mid sanad kahor ay saxiixeen.

Read More »

Warar sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu hortagi doono Baarlamaanka

0 Visits: 1773 | Tuesday August 18, 2015 - 07:50:28
Warar soo baxay saacadihii la soo dhaafay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud lagu wado inuu hortago Baarlamaanka.

Read More »

Booliska oo howl gal gaar ah ay ka fuliyeen guri ku yaalla Yaaqshiid ku qabtay walxaha qarxa

0 Visits: 1671 | Tuesday August 18, 2015 - 07:49:27
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa howl gal gaar ah oo ay ka fuliyeen guri ku yaalla degmada Yaaqshiid ku qabtay waxyaabaha qarxa iyo raggii diyaarinayay, iyadoo howl galkan uu dhacay xalay saqdii dhexe.

Read More »

Wasiirka Haweenka oo sheegtay in la meel marinayo sharciga Gudniinka fircooniga

0 Visits: 1792 | Tuesday August 18, 2015 - 07:47:45
Wasiiradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa maanta furtay kulan ku saabsanaa la tashiga Hay'ada Culumaa'udiinka Soomaaliya ee arimaha Gudniinka fircooniga, waxaana ka soo qeybgalay Wasiirada Diinta iyo Awqaafta, Wasiirka Caafimaadka, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qarabka…

Read More »

Guddoomiye Jawaari iyo mas'uuliyiin kale oo la kulmay guddiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka

0 Visits: 15846 | Tuesday August 18, 2015 - 07:34:59
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Ra'iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke iyo mas'uuliyiin kale ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kulan kula yeeshay guddiga madaxa banaaan ee dib u eegista dastuurka KMG ah ee dalka,…

Read More »

Ugaas Maxamed Cabdulle Maxamuud oo la caleemo saaray "SAWIRRO"

0 Visits: 14184 | Tuesday August 18, 2015 - 07:33:47
Caleemo saarka Ugaas Maxamed Cabdulle Maxamuud ayaa waxaa ka qeybgalay mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda, Odayaal dhaqameed, iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xaflada oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

Read More »

Siminaar ku saabsan dhiiri gelinta waxbarashada oo lagu qabtay Muqdisho

0 Visits: 14304 | Tuesday August 18, 2015 - 07:32:17
Siminaarka oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardeyda wax ka barata dalka Kuwait oo fasax waxbarasho dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxa loo qabtay qaar ka mid ah ardeyda Jaamacadaha gudaha dalka waxka barta, waxaana kaso qeyb galey xafladii lagusoo gunanadayey mas'uuliyiin ka socday Wasaraadda arrimaha…

Read More »

Wafdiga guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu soo dhaweyey magaalada Genève "SAWIRRO"

0 Visits: 14564 | Tuesday August 18, 2015 - 07:30:31
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhoweynayay Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahne duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa lagu qabtay magaalada Genève.

Read More »

Howlgallo amni xaqiijin ah oo ciidanka gorgor ay ka sameen Muqdisho

0 Visits: 15076 | Tuesday August 18, 2015 - 07:29:36
Ciidamada Hey'adda NISA gaar ahaan ciidanka gurmadka gorgor ayaa howlgallo amniga la xiriira ka sameeyey qaar ka mid ah waddooyinka waa weyn ee caasimadda iyo kuwa soo gala magaalada.

Read More »

Siminaar ku saabsan xoojinta amniga oo lagu qabtay Wadajir

0 Visits: 13254 | Tuesday August 18, 2015 - 07:28:55
Tababar ku aadan xoojinta amniga ayaa maanta xarunta degmada Wadajir looga furay guddiga nabad gelyada degmadaasi, ayadoo ay ka qeyb galeen mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir.

Read More »

Degmada Waaberi oo lagu qabtay xoojinta Isdhexgalka bulshada iyo ciidanka booliska

0 Visits: 13541 | Tuesday August 18, 2015 - 07:27:58
Munaasabadaan oo ahayd isdhexgalka bulshada shacabka ku nool degmada Waaberi iyo ciidanka booliska ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska, xubno ka socday maamulka Gobolka Banaadir, qeybaha bulshada ee degmada, faniin iyo marti sharaf kale, kaasi oo lagu qabtay xarunta Degmada…

Read More »

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Talyaaniga oo codsaday in dib u dayactir lagu sameeyo safaaradda

0 Visits: 12435 | Tuesday August 18, 2015 - 07:25:02
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Dalka Talyaaniga Danjire Muuse Xasan Cabdulle oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in xarunta safaaradda ay u baahantahay dayactir xoogan.

Read More »

Adeegsiga badan ee Telefonada gacanta waxay ay keeni karaan kansarka maskaxda, DARAASAD.

0 Visits: 3796 | Tuesday August 18, 2015 - 07:19:57
Cilmi baaris cusub oo ey sameeyeen qubarro mareykan iyo yurub ah oo lagu daabacay wargeeska lagu magacaabo Electromagnetic Biology & Medicine oo ka hadla xiriirka elekterooniga iyo caafimaadka ayaa sheegeysa in adeegsiga telefanada gacanta ey saameyn aan wanaagsaneyn ku leedahay caafimaadka, iyadoo…

Read More »

Madaxweynaha Masar oo saxiixay sharci ka dhan ah la dagaalanka Argagixisada

0 Visits: 1634 | Monday August 17, 2015 - 07:46:27
Madaxweynaha Masar Abdel Fattah Al-Sissi, ayaa saxiixay sharci cusub oo ka dhan ah argagixisanimada, kaasi oo ogolaanaya dil toogasho iyo xabsi daa'in lagu mutesyto dambiyada qaar.

Read More »

Hab qeybsiga Guddiga farsamada Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu muransan yahay

0 Visits: 1719 | Monday August 17, 2015 - 07:43:44
Iyadoo maalmihii u dambeeyay shirar u socday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo saxiixayaasha Maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa soo baxaya muran ka taagan hab qeybsiga xubnaha Guddiga farsamada.

Read More »

Ciidamada Nabad sugidda oo soo qab qabtay Maandooriyaal

0 Visits: 1846 | Monday August 17, 2015 - 07:39:12
Ciidamada hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa 48saac ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho ka sameeyay Holwgallo lagu Uruurinayo waxyaabaha Maanka dooriya taas oo Qatar ku ah Nolosha dadka iyo Sugidda Amniga Caasimadda.

Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta loo Akhrindoono Warbixin la xiriirta Miisaaniyadda Dowladda Sannadkaan

0 Visits: 11826 | Monday August 17, 2015 - 07:36:26
Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda Xarunta Golaha shacabka waxa ay uga doodi doonaan dib u eegista Miisaaniyadda Dowladda ee sannadka 2015'ka.

Read More »

Al-Shabaab oo Qorshihii ugu yaabka badnaa ku fuliyey weerarkii Kismaayo

0 Visits: 1004 |
Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa deggan kadib weerarkii hotelka Cas-casey ay ku qaadeen maleeshiyo Alshabaab oo qasaare weyn dhaliyey. Xog laga helay dadkii ku sugnaa Hotelka ee ka badbaaday weerarka ayaa sheegay in si la yaab leh loo fuliyey weerarka, iyadoo afar askari ay qaraxa ka hor tageen hotelka…

Read More »

Farmaajo oo kulan la yeeshay guddiga Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland

0 Visits: 949 |
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wada tashi ah la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in howl gelinta Guddigan iyo shaqooyinka ay qabteen muddadii…

Read More »

Madaxweyne Trump oo isbitaal loola cararay

0 Visits: 832 |
Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump loo qaaday cisbitaalka si loo daweeyo, ka dib markii laga helay xanuunka COVID-19.

Read More »