Wararka

Fiqi oo ka digay ciidamo Ajaanib ah in la geeyo Magaalada Gaalkacyo

0 Visits: 1051 | Wednesday December 02, 2015 - 10:59:46
Agaasimihii hore ee Hay'adda Nabad Suggida Somaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa ka digay ciidamo Shisheeye in la geeyo Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo ay ku wada dagaalameen ciidamada maamulada Galmudug iyo Puntland.

Read More »

Madaxweynaha Shiinaha oo booqasho taariikhi ah ku joogga dalka Zimbabwe (Daawo Sawirada)

0 Visits: 972 | Wednesday December 02, 2015 - 10:54:19
Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, ayaa waxaa uu shalay booqasho rasmi ah uu ku tagey Magaalada Harare Ee Xarunta Zimbabwe, iyadoona uu si diiran ugu soo dhaweeyay dhigiisa dalkaasi.

Read More »

Haween Iibinaayay Dhar loo ekeysiiyay Calanka Galmudug oo Dhuusamareeb lagu xiray

0 Visits: 986 | Wednesday December 02, 2015 - 10:45:57
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud maamulka Ahlu Sunna ee Magaaladaasi ka arimiya ayaa xiray 10 haween ah oo la sheegay inay ka ganacsanayeen Iibinta dharka Dumarka.

Read More »

Madaxweyne Assad oo sheegay in hawlgalka Ruushka uu wax ka bedelay dagaalka furinta ee dalka Suuriya

0 Visits: 833 | Wednesday December 02, 2015 - 10:35:37
Madaxweynaha Suuriya, Bashar al-Assad, ayaa wuxuu si weyn uu u ammaanay fara-gelinta uu Ruushka ku soo sameeyay dalkiisa, wuxuuna muujiyay in wax weyn uu ka bedelay awoodda kooxaha hubeysan, ee la dagaalanka kula jira Dowladdiisa.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka digay in la siyaasadeeyo dagaalka Gaalkacyo

0 Visits: 927 | Wednesday December 02, 2015 - 10:20:23
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in la siyaasadeeyo dagaalka Gaalkacyo, isagoo cadeeyay in dowladda Federaalka ay dadaal ugu jirto sidii loo xalin lahaa iyo sidii nabad loo gaari lahaa.

Read More »

Wada hadalo fool ka fool ah oo maanta la isugu keenayo Madaxda Puntland iyo Galmudug

0 Visits: 858 | Wednesday December 02, 2015 - 10:16:51
Wada hadalo la doonayo in si fool ka fool ah la isugu hor-keeno Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inuu ka dhaco magaalada Gaalkacyo, iyadoo la filayo in wada hadaladaas laga soo saaro war murtiyeed lagu soo afjarayo colaada Gaalkacyo.

Read More »

Booliska sida gaarka ah u tababaran oo howl gallo ka sameeyay degmada Huriwaa (Sawirro)

0 Visits: 943 | Wednesday December 02, 2015 - 10:14:00
Ciidamada Booliska sida gaarka ah u tababaran iyo Ciidamada Booliska qeybta gobolka Banaadir ayaa xalay howl gal ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Huriwaa, iyadoo ciidamada ay mid mid u baarayeen guryaha.

Read More »

Somaliland oo xabsiga dhigtay Labo saxafi..

0 Visits: 894 | Wednesday December 02, 2015 - 09:58:56
Magaalda Hargeysa waxaa maalintii labaad ku xidhan laba wariye oo ka tirsan warbaahinta Somaliland kuwaasi oo shalay xabsiga loo taxaabay kadib markii ay billaabeen soo saarista wargays cusub oo loo yaqaan Hubsad.

Read More »

Carruur Mataano oo Xabadka isaga dhegnaa oo la kala fujiyay..FIIRSO Sawiro"

0 Visits: 919 | Wednesday December 02, 2015 - 09:51:44
Dhakhaatiir u dhalatay dalka India ayaa ku guuleystay Qaliin Mar-la-arag ah oo ay ku sameeyeen labo ilmo oo mataano ah, kuwaasi oo isaga dheganaa Laabta, isla markaana uu ka dhexeeyo Hal beer.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 2-DA DICEMBAR 2015-KA

0 Visits: 1761 | Wednesday December 02, 2015 - 09:23:06
MADAXWEYNAHA OO WARQADIHII AQOONSI GA KA GUDDOOMAY DANJIREYAASHA THAI LAND IYO FINDLAND, KALANA HADLEY XOOJIN TA XIRIIRKA DALALKOODA IYO SOOMAALIYA Madaxweynaha JFS,Md. Xasan Sh.Ma xamuud ayaa shalay warqadaha aqoons iga ka guddoomay danjireyaasha Boqort ooyada Thailan d iyo Jamhuriy adda Finl an d…

Read More »

Maalinta AIDS-ka Oo Muqdisho Laga Xusay "Sawirro"

0 Visits: 1066 | Wednesday December 02, 2015 - 00:55:30
Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka Adduunka oo 01-da December ku beegan ayaa waxaa lagu qabtay Muqdisho, iyadoo ay kasoo qayb-galeen masuuliyiin ka tirsan Labada gole ee Dowladda, Xubno ka mid ah heya'daha caalamiga ah ee ka howlgala dalka culummaa'udiin, dhallinyaro, haween,…

Read More »

Qaramada Midoobey oo sheegtay in 40-kun oo qof ku barakaceen dagaaladii Gaalkacyo

0 Visits: 888 | Tuesday December 01, 2015 - 20:22:57
Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in ilaa 40-kun oo qof ku barakaceen dagaaladii u dambeeyay ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 30-ruux.

Read More »

Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo gaaray Gaalkacyo

0 Visits: 876 | Tuesday December 01, 2015 - 20:18:14
Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone D'urso ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo, si uu uga qeyb qaato dadaalada nabadeed ee lagu xalinayo xiisada dagaal ee wali ka jirta magaalada.

Read More »

Madaxweynaha oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Thailand iyo Findland, kalana hadley xoojinta xiriirka dalalkooda iyo Soomaaliya

0 Visits: 8752 | Tuesday December 01, 2015 - 20:03:46
Muqdisho, 1 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Boqortooyada Thailand iyo Jamhuriyadda Finland wakiilka uga noqonaya Soomaaliya.

Read More »

Dhaqtarad u dhalatay dalka Talyaaniga oo Kenya lagu dilay & Booliiska oo saddex ruux u soo qabtay dilka

0 Visits: 888 | Tuesday December 01, 2015 - 19:50:52
Dhaqtarad u dhalatay dalka Talyaaniga oo lagu magacaabi jiray Rita Fossaceca, ayaa lagu dilay magaalada Watamu ee Degmada Kilifi ee dalka Kenya. Dilka Dhaqtaradan ayaa dhacay Todobaadkaan gudihiisa, waxaana lagu weeraray meel Hotel ah oo ay ka casheynaysay, iyadoo weerarkaasi lagu dhaawacay labo ruux…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay wada hadalada Gaalkacyo iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo ku biiray

0 Visits: 758 | Tuesday December 01, 2015 - 19:42:20
Wada hadalo aan loo kala kicin ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaasoo la doonayo in lagu soo afjaro dagaaladii dhowaan ka dhacay, iyadoo wada hadaladan nabadeed uu horkacayo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid.

Read More »

Rag hubaysan oo Gobolka Shabeellaha hoose ku dilay nin Darawal ahaa

0 Visits: 1010 | Tuesday December 01, 2015 - 19:34:20
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya deegaanka Jilib Marka oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose Kooxo hubaysan ayaa deegaankaasi waxa ay ku dileen nin darawal ahaa oo waday gaari Homy/caasi oo ku sii jeeday Magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Sawirada: Taliyaha Booliska Somaliya oo ku sugan Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka

0 Visits: 935 | Tuesday December 01, 2015 - 19:25:02
Taliyaha ciidamada Booliska Somaliyed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa booqasho ku jooga dalka Mareykanka, gaar ahaan Gobolka Minnesota.

Read More »

Dayactirka garoonka diyaaradaha Jowhar oo la soo gabagabeeyay (Sawiro).

0 Visits: 914 | Tuesday December 01, 2015 - 19:06:29
Dayactir lagu sameynayay garoonka diyaaradaha ee gobolka Sh/dhexe ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo si rasmi ah uu maamulka gobolka uu u sheegay in ay diyaaradaha ka soo degi karaan kana duuli karaan.

Read More »

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo ku sugan Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka

0 Visits: 828 | Tuesday December 01, 2015 - 11:25:45
Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ku sugan Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, halkaasoo uu kulamo kula qaadanayo Mas'uuliyiinta Booliska ee gobolkaas.

Read More »